|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Ayaa Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wakiilka Jimciyada Quruumaha Ka Dhaxaysa U Qaabilsan Xaga Horumarka iyo Binu-Aadanimada Ee Somaliland Iyo Somaliya Mr. Philippe Lazzarini.Daawo
October 31, 2013 - Written by Wariye:Hargaysa(Wajaale News)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa u qaabilsan Xaga Horumarka iyo Binu-Aadanimada ee Somaliland iyo Somaliya Mr. Philippe Lazzarini. Waxaana kulankaasi ka warbixyey Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. Maxamed Cadbilaahi Cumar. Wajaale News Related posts:“Guriga Iga Soo Horjeeda Ayuu Deganaa Kuna Dhintay, Yaa u Iman Jirey Hadraawi, Wataa Xaley Durbaana... DAAWO;-Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Arimo kale Oo Xasaasiya! Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Kulmay Ergayga Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|