|
|||||
WAJAALE NEWS
Kenya Oo Sii Deysay Nin Somali British Ah, Oo Weerarkii Westgate Lala Xiriiriyay
October 8, 2013 - Written by Wariye:
Maxaa yeelay wey xanuunsaneyd.” ayuu yiri Muwaadinka Soomaaliyeed ee heysto dhalashada dalka Britain. ?Xor ayaan ahay, mana ihi dambiile, waxaan ahay Muslim, aad ayayna iigu weyn tahay inaan Muslim ahaado. Laakiin ma?ahi argagixiso, mana doonayo inaan taageero argagixiso.” ayuu yiri Sharif Ahmed Abdirisak. Booliska Kenya, ayaa waxay shaki ka muujiyeen nabaro Shariif uga yaalay dhanka wejiga, taasoo keentay inay la xiiririyaan weerarkii Westgate. Hargeysa Office Wajaale News Related posts:Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Tiknolajiyada Somaliland Oo Ka Warbixiyay Nuxurka Heshiis Ay kala Saxeex... DAAWO;-Bandhiga Buuga Laga Qoray Abwaan Cabdi Iidan Oo Habeenkii Xalay Lagu Qabtay Magaalada Hargay... Siyaasi Cabdi Haybe oo Ku Baaqay In Gurmad Lala Gaadho Shacabka Gobalka Hawd oo Ay Biyo Yaraani Hays... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|