|
|||||
WAJAALE NEWS
Kenya Oo Sii Deysay Nin Somali British Ah, Oo Weerarkii Westgate Lala Xiriiriyay
October 8, 2013 - Written by Wariye:
Maxaa yeelay wey xanuunsaneyd.” ayuu yiri Muwaadinka Soomaaliyeed ee heysto dhalashada dalka Britain. ?Xor ayaan ahay, mana ihi dambiile, waxaan ahay Muslim, aad ayayna iigu weyn tahay inaan Muslim ahaado. Laakiin ma?ahi argagixiso, mana doonayo inaan taageero argagixiso.” ayuu yiri Sharif Ahmed Abdirisak. Booliska Kenya, ayaa waxay shaki ka muujiyeen nabaro Shariif uga yaalay dhanka wejiga, taasoo keentay inay la xiiririyaan weerarkii Westgate. Hargeysa Office Wajaale News Related posts:Daawo:Dalalka Dunida Oo Cabsi Wayn Ka Qaba In Uu Dhaco Dagaalkii Sadexaad Ee Dunidu Oo ay Sobobtiisa... Xildhibaan Mubaarik Xeel Dheere Oo Soo Bandhigay Sida Xilalkii Qaranku Madaxwayne Biixi Ugu Badiyay ... Xildhibaan Indho Indho Oo Dhaliilay Gudida Doorashooyinka, Fariina U Diray Madaxweynaha Somaliland COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|