|
|||||
WAJAALE NEWS
Kenya Oo Ku Amartay Qaxoontiga Soomaalidda Ah Ee Ku Nool Xeryaha Dhadhaab In Ay Dalkoodii Dib Ugu Noqdaan Iyo 15 Sarkaal Oo Kenyan Ah Oo Shaqaddii Laga Eryay.
October 25, 2013 - Written by Wariye:
Wasiirku waxa sheegay in xeryaha ay ku jiraan qaxootiga Soomaaliddu ee Dhadhaab ay gabbaad iyo xeryo tababaro lagu bixiyo ay u noqdeen waa sida uu hadalka u yidhiye kooxaha Islaamiyiinta xagjirka ah oo , waxaanu ku Dad Soomaali ah oo qaxoonti ah oo tiradoodu ay kor u dhaaftay Lix Boqol Oo Kun oo qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku nool yihiin xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee gobolka Waqooyi Bari, kuwaasoo ka soo qaxay dagaalladii ka dhacay Soomaaliya. Xukuumadda Kenya ayaa walaac ka muujisay dadka Soomaalidda ah ee dalkaa ku nool, kaddib weerarakii ay dadka badani ku dhinteen ee lagu qaaday xaruntii ganacsiga ee Westgate Mall, ee ku taalay badhtamaha magaaladda Nairobi. Dhinaca kale, xukuumadda wadanka Kenya ayaa shaqadda ka joojisay Shan iyo Toban sarkaal oo ka tirsan laanta socdaal-ka kuwaas oo lagu eedeeyay musuq-maasaq u sahalay in ay waraaqaha aqoonsiga ee Kenya ay u fududeeyaan kooxaha xagjirka ah.
Wajaale NewsHargaysa OfficeInfo:wajalenews@gmail.comRelated posts:Gudoomiyaha Komishanka Jsl Oo Shaaciyay In Lasoo Xidhay Goobihii Codbixinta Iyo Wakhtiga Lagu Dhawaa... Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Safar Ugu Baxay Wadamada Debada,Kana Fal Celiyey Ha... DAAWO; Qoys Danyar Ah Oo Waraabe Ka Cunay Wiil 10 Jir Ah Deegaanka Cabdi Geedi Iyo Xaalada Ay ku Su... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|