|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Iskaga Kala Gudbay Safaro Uu Ku Tagay Djabouti Iyo Ethiopia.
October 26, 2013 - Written by Wariye:
Ma cada ujeedada dhabta ah ee ka danbaysa safarka uu gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Sidoo kale gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani isla markaan ah gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ayaa safarka uu wadanka Djabouti ku tagay waxa uu uga sii gudbay wadanka Ethiopia halkaas oo uu maanta ku sugan yahay, isla markaana waxa la filayaa inuu xarunta wadanka Ethiopia ku qaadan doono kulamo gaar u ah. Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ayaa inta badan lagu tilmaamaa siyaasi qunyar socod ah ayaan dhaq dhaqaaqiisa siyaasadeed uu inta badan samaynayo aan si hawl yar loo ogaan. Wajaale NewsHargaysa OfficeInfo:wajalenews@gmail.com
Related posts:DAAWO; Wasiirul Dawlaha Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Lix Goobood Ee Uu Muranku ka Taagan Y... Daawo:Abwaan Hure Walanwal Oo Ka Hadlay Boobka Loo Gaystay Danta Guud Iyo Saamaynta Sixirbararka DAAWO;-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Cafimaadka Amaanay Maayarka Caasimada Madal Lagu Dhagax Dhigayay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|