|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Kulmiye Oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Dhex Qarxay Guddida Qaban Qaabada Shirweynaha
October 31, 2013 - Written by editorSidaan maqlay waxay 15 xubnood iska dhexdoorteen xilal, waa kooram lakiin….
Hargaysa (Wajaale-news)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga talada haya ee KULMIYE Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye) oo maanta la hadlay Tv-ga Qaranka Somaliland, ayaa waxa uu ka hadlay khilafka ka dhex qarxay Guddida Qaban qaabada Shirweynaha ee Xisbihgaasi, waxaanuu sheegay inaanuu wax khilaaf ahi ka dhex jirin, isla markaana wixii jira la dhamayn doono.
WAJAALE NEWS DESK CONTACT US : Wajalenews@gmail.com Related posts:Shaqaalaha Astaan Cable Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Siidayso Mulkiilaha Astaan Cable Oo Mudo Ku X... R-Wajaale: Sh Maxamed Cali-Gadhle Oo Darsigii 2aad Inoo Soo Jeedinaya Kaasoo Ku Saabsan Waxyaabaha L... Maareeyaha Hay"adda Wadooyinka oo Kormeray Dhismaha Birishka Isku Xidha Jaamacada Camuud iyo Boorama COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|