|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani Ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Muxuu Ka Yidhi Eedaha Xisbigiisa Loogu Soo Jeediyay Dhismaha Wadada Ceerigaabo
October 21, 2013 - Written by Wariye:Hargeysa (Wajaale News) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani, ahna guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in aanay waxba ka jirin wararka ay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo baahinaysay ee sheegayay in xisbiga Wadani uu ka soo horjeedo dhismaha wadooyinka. Sidaasna waxa uu ka sheegay madal qaadhaan loogu uruurinayay Dhismaha Maktabada Qaran ee Somaliland oo uu ku darsaday lacag gaadhaysa 3000 oo dollar. Hargaysa Office Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|