|
|||||
WAJAALE NEWS
Dhalinyarada Moobilada Boobta Oo Khatar Ku Haysa Nabadgelyada Xaafadaha Iyo Golaha Deegaanka Hargeysa Oo ka Arrinsanaya
October 25, 2013 - Written by Wariye:
Kuwaasoo ay ka wada hadli doonaan sidii loo xoojin lahaa amaanka Magaalada iyo xaafada kala duwan ee Hargeysa oo muddooyinkii u dambeeyay xaaladda ammaanka ay halis ku hayaan dhalliyarada xaafadaha oo moobilada ka qaada dadka. War-murtiyeedkaasina waxa uu u dhignaa sidan;-“ Gudida Nabad gelyada ee Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa waxa uu ogaysiinayaa dhamaan Guddiyada Nabad gelyada ee Degmooyinka Caasimada Hargeysa, iyo Ilaalada Xaafada Hargeysa in ay diyaar ku noqdaan Maalinta Sabtida ee bishu tahay 26/10/2013 degmooyinka xaafadaha ay ka tirsan yihiin, halkaasi oo ay ku soo mari doonaan gudida nabad gelyada Caasimada Hargeysa, oo uu weheliyo Maayarka Caasimada Hargeysa,
Wajaale NewsHargaysa OfficeInfo:wajalenews@gmail.comRelated posts:Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Iyo Dhiggiisa Dalka Taiwan Oo Farriimo Diblumaasiyadeed Oo Xiiso L... Aqoonyahano Iyo Wax-garad Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Dalka Warqad Furana Kula Dardaarmay Madaxweyn... “Haddaan Qof Uun Ku Hubo Muwaadinnimo, Toosnaan, Sharci Dhawris, Iyo Dal & Dad Jacayl, Waa Guuleed D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|