|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawladda Britain Oo Ka Digtay Halista Ka Dhalan Karta Awoodihii Iyo Waxyeelooyin-kii Budhcad Baddeeda Soomalidda Oo Mar Kale Dib U Soo Noqda
October 17, 2013 - Written by Wariye:Kampala-(Wajaale News)- Dawladda Britain, ayaa ka digtay suurta-gal-nimaddakhatarahakadhalankara dhibaatooyinkii iyo awoodihii budhcad baddeeda Soomaalidda oo mar kale dib u soo noolaada, kaddib markii Jimcihii hore ee aynnu soo dhaafnay biyahha badda ee bariga Afrika lagu weeraray Laba markab. Labadan markab ayaa lagu soo waramayaa in kooxo budhcad baddeed Soomali ahi ay rasaas oodda kaga qaadeen iyaga oo maraayay masaafo Laba Boqol Iyo Soddon Kiilomitir u jirta biyaha badda ee dalka Soomaliya, labadaa markab ayaa lagu soo waramay in ay ka badbaadeen weerakaa ay budhcad baddeedu ku damacsanayd in ay ku qafaashaan.. Dhibaatooyinkii budhcad baddeeda Soomalida ayaa muddooyinkii u danbeeyay aad hoos ugu dhacay, kaddib markii si xawli ah loo Si kastaba ha ahaatee, Digniintan ka soo baxday dawladda dalka Britain ayaa ku soo beegmay ayaa imaanaysa xilli ay ciidamadda amaanka ee dalka Belgium ay isnniintii dhawayd ku qabteen garoonka diyaaradaha ee caasimadda dalkaa ee Brussels Mahammed Abdi Hassan (Afweyne) oo la sheegay in uu ahaan jiray hoggaamiyahii ugu caansanaa ee madaxda u ahaa kooxihi budhcad baddeeda Soomaalida..
Wajaale News Hargaysa Office Info:wajalenews@gmail.com
Related posts:Xukuumada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Hadalkii Farmaajo Ee Uu Sheegay Inuu Daba Gal Ku Hayo Heshiiska... Daawo:Gudoomiye Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Waxa Ay Ku Heshiiyeen Xisbiga Kulmiye Iyo Prof.Axmed Ismaci... Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Xilka Qaadis,Magacaabis Iyo Badal Ku Sameeyay Maamulayaashii Kastamada Ber... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|