|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ganafka Ku Dhuftay Dalabkii Xisbiyadda Mucaaradka ahi Ay Ku Dalbadeen Mudaharaadka Salmiga ah
September 24, 2013 - Written by editorHargeysa (WJN) – Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa ganafka ku dhuftay dalab ay xisbiyadda Mucaaradka ah ee Wadani iyo UCID ku doonayeen in ay mudaharaad ka dhan ah xeerka horumarinta wadooyinka oo uu dhawaan Golaha Wakiiladda Somaliland soo hor dhigay. Qoraal dheer oo uu Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ku socodsiiyay labadda xisbi ayaa waxa uu ku sheegay in aanay suurtogal ahayn in ay wakhtigan dhigaan mudaharaad. Waxaana qoraalka Wasiirka oo ay shabakadda caalamiga ah ee Hadhwanaagnews nuqul ka mid ah heshay
uu u dhignaa sidan.
Related posts:Bahda Wajaalenews Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoyska Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Yuusuf Mo... Daawo:Dad Wayanaha Ku Dhaqan Maqaaxida Inanta Ee Magaalada Hargaysa Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Wa... DAAWO: Cali Khaliif Oo Qaadacay Warkii Xukumada Somaliland Ka Soo Saartay Shirkii Burco Ee Khaatumo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|