|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiiradda Arrimaha Dibadda iyo Macdanta Oo Adis Ababa Gaadhay, Xoojina Doona Wasiiraddii Wada Hadalka La Lahaa Ethiopian Airline
September 14, 2013 - Written by Wariye:
Dhinaca kale Wasiiradda Arrimaha Dibadda iyo macdanta iyo biyaha Maxamed Biixi Yoonis iyo Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa la sheegay in ay soo gaadheen Magaaladda Adis Ababa, kuwaas oo xoojin doona Waftigaasi hore u tagay Magaalada Adis Ababa. Sidaasna waxa Warbaahinta u xaqiijiyay Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibadda Somaliland Mawliid Maxamed Ibraahim oo u waramayay warbaahinta waxaanu yidhi ?Maantaba Waftigii uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland ayaa gaadhay Adis Ababa, waxaanay xoojin doonaan Wasiiradii hore u sii joogay? ayuu yidhi. Si kastaba ha ahaatee dhinacyadda ka kala socda Xukuumadda Somaliland iyo shirkadda Diyaarada Ethiopian Airline ayaa lagu wadaa in wada hadalkoodaas ay ka soo baxaan natiijooyin.
Wajaale News Hargeysa Office wajalenews@gmail.com Related posts:“Samaynta Mulkiyad Been Abuura Iyo Cadaalad Darada Maayar Soltelco Nagula kacay, Waxay Dhaawac Ku ... Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Xeerka Lagu Soo Dooranayo Golaha Guurtida Iy... Muj Cali Guray oo ka Hadlay Askari Amarka Gudoomiyaha Kulmiye Lagu Xidhay "Muuse Way ka Suuroobi k... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|