|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Tababar U furtay Qaar Ka Mida Xildhibaanada Iyo Shaqaalaha Deegaanka Gabilay
September 10, 2013 - Written by Wariye:Gabiley(Wajaale News)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa u furtay siminaar socon doona muddo shan maalmood ah 25 xubnood oo kala socday xildhibaanada golaha deegaanka degmada Gabiley iyo shaqaalaha dawlada hoose ee degmadaasi. Waxa kale oo ka mid ahaa xubnihii halkaasi ka hadlay Mr.Mahdi oo ka socday undp, waxaanu faah faahin ka bixiyey mashruuca JPLG iyo degmooyinka uu ka socdo. Waxaanu sheegay in Gabiley tahay degmadii toddobaad ee ku soo biirta mashruucan. Waxa iyaguna ka mid ahaa ka soo qayb galayaasha qaar ka mid ah isu-duwayaasha wasaaradaha iyo la taliyaha dawlada hoose ee degmada gabiley Mr.Maxamed Cabdi Xasan (Ilkacase).
Wajaale News Office Hargeysa/Somaliland Related posts:Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Arimaha Dibada Jsl Oo Madaar Cigaal Kusoo Dhawaysay Wafti Ka Socda Dalka... DAAWO; Maareeyaha Shirkada Somcable Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka ... Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Digniin Udiray Dhalinyarada Dalxiiska Ubaxa Maalmaha Ciida Iyo Gaadiidka! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|