|
|||||
WAJAALE NEWS
War Degdeg Ah Alleh Ha U Naxariistee Waxa Goordhawayd Isdaldalay Gabadh Yar Oo Da.deeda Lagu Qiyaaso 18 Jir Ilaa15 Jir
September 15, 2013 - Written by Wariye:
ilaa hada lama oga sobabta ay isku daldashay waxaa baadhaya ciidamada sii a dhiida somaliland dhacdan naxdinta leh ayaa aan ahay tii ugu horaysay ee ka dhacda xaafada State House ka sidoo kale bishii shanaad horaanteedii ayay ahayd markii wiil dhalin yara ahi uu isna sidaas oo kale isku daldalay Wararkaas Wixii Ka Soo Kordha Kala Soco Wajaale News
Wajaale News Hargeysa Office wajalenews@gmail.com COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|