|
|||||
WAJAALE NEWS
Suldaan Hotelka Hargeysa Club haysta oo sheegay inaanu iibin
September 6, 2013 - Written by editorBurco(Wajaalenews)Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale oo ah Muwaadinka Kirada ugu jira Hudheelka ay dawladu leedahay ee Hargaysa Club ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Burco ku beeniyay war lagu faafiyay Mareegaha qaar, kaasoo sheegayay in Hotelka ay dawladu iibisay isla markaana uu Suldaan siciid ka qaatay lacag hadhka lagaga iibsaday.
Wajaale News Desk Contact Us : Wajalenews@gmail.com Related posts:Ururka Warshadleyda Somaliland oo Cabasho Ka Muujiyay Wareegtadii Madaxweynuhu Kaga Joojiyaya Cashuu... DAAWO;-Dadwayne Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Qoyska Madaxwayne Biixi Oo Ay Sheegeen In Ay Ku Haystaan ... DAAWO;-Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Jarmalka Oo Canbaareeyay Xadhiga Musharax Shucayb Iyo Fari... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|