|
|||||
WAJAALE NEWS
Shir Jaraaid Oo Laga Hadlaayey Bedelkii Lacagta Gobolka Sanaag Ayaa Lagu Qabtay Hoolka Dowlada Hoose Ee Magaalada Ceerigaabo.
September 12, 2013 - Written by Wariye:Ceerigaabo (Wajaale News) Shir jaraa?id oo manta lagu qabtay hoolka shirarka dawlada hoose ee magaalada ceerigaabo .shirkan jaa?id ayaa waxa ka soo qaybgalay madaxda heer gobol iyo heer degmo,taliyeyaasaasha ciidamada ,agaasimayaasha ,xildhibaanada golaha deegaanka iyo dad weyne aad u tiro badan shirkan jaraa?id ayaa waxa laga arin sanayey joojinta ,xayiraarada ,mamnoocida lacagta shilin soomaaliga Waxana munaasabadan ugu horayn hadalo kooban ka soo jeediyay maayarka degmada ceerigaabo ismaaciil x nuur faarax oo xusay in lacagta shilin soomaaligu ay dhibaato weyn oo xag kasta ku hayso bulshada reer cergabo. Waxa kale oo uu sheegay in madax wenaha somaaliland uu ajiibay codsiyadii ay u direen madaxda gobolku ee ahaa in laga bedelo lacagtii dhaawaca weyn gaadhsiisay degmada ceerigaabo . . Iydoo 5/8/013 la soo geliyey degmada ceergaabo lacagtan Somaliland ayaa waxay ku beegmaysa xili ay khal khal lacageed ka jiro degmada ceerigaabo
Wajaale News Hargeysa Office wajalenews@gmail.com Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|