|
|||||
WAJAALE NEWS
Shir Jaraaid Oo Laga Hadlaayey Bedelkii Lacagta Gobolka Sanaag Ayaa Lagu Qabtay Hoolka Dowlada Hoose Ee Magaalada Ceerigaabo.
September 12, 2013 - Written by Wariye:
Waxana munaasabadan ugu horayn hadalo kooban ka soo jeediyay maayarka degmada ceerigaabo ismaaciil x nuur faarax oo xusay in lacagta shilin soomaaligu ay dhibaato weyn oo xag kasta ku hayso bulshada reer cergabo. Waxa kale oo uu sheegay in madax wenaha somaaliland uu ajiibay codsiyadii ay u direen madaxda gobolku ee ahaa in laga bedelo lacagtii dhaawaca weyn gaadhsiisay degmada ceerigaabo . . Iydoo 5/8/013 la soo geliyey degmada ceergaabo lacagtan Somaliland ayaa waxay ku beegmaysa xili ay khal khal lacageed ka jiro degmada ceerigaabo
Wajaale News Hargeysa Office wajalenews@gmail.com Related posts:DAAWO;-Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Ku Dhigay Khamri Qaab Cusub Loogu Soo Qariyay Jawaanada Qaad... DAAWO .Maamulka Wajaale oo Ka hadlay Khasaaraha Ka Dhashay Shil Gaadhi oo Ka Dhacay Duleedka Magaal... Taliyaha Ciidanka Dab Damiska Somaliland Oo Kormeer Kusoo Maray Dekeda Berbera Iyo Haamaha Kaydka Sh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|