|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Dhagax Dhigay Dhisme Cusub Oo Ay Yeelan Doonto Wasaarada Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland+Daawo Sawirada
September 8, 2013 - Written by editorMadaxweynaha Somaliland oo ay weheliyaan xubno ka mida ah golihiisa wasiirada ayaa si rasmiya u dhagax dhigay dhismahan cusub ee ay yeelan doonto wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland kaas oo laga hir gelin doono xarunta wasaaradaas.
Hargeysa(WJN):-madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo ay yeelan doonta wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland.
Madaxweynaha Somaliland oo ay weheliyaan xubno ka mida ah golihiisa wasiirada ayaa si rasmiya u dhagax dhigay dhismahan cusub ee ay yeelan doonto wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland kaas oo laga hir gelin doono xarunta wasaaradaas.
Related posts:DAAWO;-Xamaaliinta Kastamka Kalabaydh Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Miisaan Wasaarada Maaliyadu Keen... Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshadda Jsl Oo Lagu Eedeeyay Kala Qaybin Shaqaalaha Ah Iyo Shaqsiyaa... DAAWO;-Golaha Deegaanka Gabiley Oo Ku Baaqay Ololaha “Muwaadin Nala Qurxi Magaalada” Oo Maalinta Bar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|