ayaandarooyinka haysta degmada togwajaale waxaa kamida jidadkii magalaada ee loogu talagalay inay adeegsadaan dadka iyo gaadiidku ayaa si toosa maalin walba loo faasaxaa maamulka wajaale oo dhaafsanaya qadar lacag ah taasina waxay sababtaa qasaare maal iyo gaadiid iyo guryabaleh gaadiidka xamuulka
usida magaalada oo marka roobku da;o wadooyinka oo cidhiidhiya dartood
ku siliteye gurhaha iyo meheradaha qasaarna kadhasho guryaha oo duma
iyo gaadiidka oo qasaare kasoo gaadho maamulka dawlada hoose ee
degmada togwajaale oo kagabiyey hawlihii horumarineed loogu talagalay
inay ka hanaqaadaan hanaanka musuqmaasuq oo ku xoogaystay degmada ayaa waxa uu suurtagaliyey inay gabi ahaan istaagan mashaariicdii
horumarineed waxaana xoogaystay musuqmaasuqii waxaa hoos udhac
kuyimid mooraalkii dadka reer tog wajaale u hayeen inay mar uun
arkaan tog wajaale oo leh jidad casriya iyada oo uu ka markhaati
kacacay wasiirka wasaarada maaliyada mudane cabdi casiis maxamed
samaale mar ay isaga iyo wasiirka wsaarada caafimaadka Dr saleebaan
xagallotoosiye siwadajira u dhagax dhigayeen cusbitaal cusub oo tog
wajaale loo yagleelo wasiir samaale oo ku tilmaamay maamulka wajaale
inuu kagaabiyey kuna sheegay ayaandaro wuxuu khudbadiisii dhagax dhiga
kusoo qaatay wadooyinka tog wajaale may ahaayn buu yidhi aanaanu
nimaadno wajaale oo aan laamay lahayn iyda oo uu wasiirku qiray inuu
ku fashilmay gudoomiye xaashi maxmuud cabdi ayaa ilaahada aanay suurta
galin in lasoo xulo maamulsuuban oo ku shaqeeya siyaasada xukuumada
islamarkaana waxka qabta nidaam la;aanta iyo qorsho la,aanta iyada oo
ay luntay idiidiiladii iyo kalsoonidii shacabka reer tog wajaale ku
qabeen maamulka fadhiidka ah ee ragaadiyey shaqadii loohayeye shacbka
iyo qaranka somaliland
waa Qallinkii
Maxamed Cabdilaahi Qombor Tog wajaale
tellphone 00252634177785