|
|||||
WAJAALE NEWS
koboca musuqmaasuq ee togwajaale iyo waaqica dhabtaa duruufaha kajira maamul xumada ku habsatay iyo ka war la,aanta Gudiga maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa Qaybtii 2aad
September 22, 2013 - Written by editorayaandarooyinka haysta degmada togwajaale waxaa kamida jidadkii magalaada ee loogu talagalay inay adeegsadaan dadka iyo gaadiidku ayaa si toosa maalin walba loo faasaxaa maamulka wajaale oo dhaafsanaya qadar lacag ah taasina waxay sababtaa qasaare maal iyo gaadiid iyo guryabaleh gaadiidka xamuulka usida magaalada oo marka roobku da;o wadooyinka oo cidhiidhiya dartood ku siliteye gurhaha iyo meheradaha qasaarna kadhasho guryaha oo duma iyo gaadiidka oo qasaare kasoo gaadho maamulka dawlada hoose ee degmada togwajaale oo kagabiyey hawlihii horumarineed loogu talagalay inay ka hanaqaadaan hanaanka musuqmaasuq oo ku xoogaystay degmada ayaa waxa uu suurtagaliyey inay gabi ahaan istaagan mashaariicdii horumarineed waxaana xoogaystay musuqmaasuqii waxaa hoos udhac kuyimid mooraalkii dadka reer tog wajaale u hayeen inay mar uun arkaan tog wajaale oo leh jidad casriya iyada oo uu ka markhaati kacacay wasiirka wasaarada maaliyada mudane cabdi casiis maxamed samaale mar ay isaga iyo wasiirka wsaarada caafimaadka Dr saleebaan xagallotoosiye siwadajira u dhagax dhigayeen cusbitaal cusub oo tog wajaale loo yagleelo wasiir samaale oo ku tilmaamay maamulka wajaale inuu kagaabiyey kuna sheegay ayaandaro wuxuu khudbadiisii dhagax dhiga kusoo qaatay wadooyinka tog wajaale may ahaayn buu yidhi aanaanu nimaadno wajaale oo aan laamay lahayn iyda oo uu wasiirku qiray inuu ku fashilmay gudoomiye xaashi maxmuud cabdi ayaa ilaahada aanay suurta galin in lasoo xulo maamulsuuban oo ku shaqeeya siyaasada xukuumada islamarkaana waxka qabta nidaam la;aanta iyo qorsho la,aanta iyada oo ay luntay idiidiiladii iyo kalsoonidii shacabka reer tog wajaale ku qabeen maamulka fadhiidka ah ee ragaadiyey shaqadii loohayeye shacbka iyo qaranka somaliland
waa Qallinkii Maxamed Cabdilaahi Qombor Tog wajaale tellphone 00252634177785 COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|