|
|||||
WAJAALE NEWS
Hargeysa: Magacyadda Tobanka Arday Ee Ugu Sareeya Imtixaankii Shahaadiga Ah ee Fasaladda Afraad iyo 8-aad ee Dalka Oo Dhan
September 10, 2013 - Written by Wariye:Hargeysa (Wajaale News) – Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa maanta soo saartay natiijada kama dambaysta ah ee Fasaladda Afraad ee Dugsiyadda sare iyo 8-aad ee hoose dhexe. Fasaladda 4-aad waxa dalka oo dhan ugu sareeyay 10-kan arday kuwaas oo ay magacyadooda kala yihiin sidan 1. SOS HG Cabdisamad Suleymaan Xasan Maxamed Science 716 2. SOS HG Cabdifataax Cabdi Muuse Maxamed Science 713 3. Noradin 1 Hoodo Adan Muuse Cajab = 707 4. Noradin 1 Mustafe Sayid Jaamac Warsame = 691 5. SOS HG Maxamed Abdi Ibrahim Abdile = 690 6. Noradin 1 Asia Maxamed Ayuub Xasan = 688 7. SOS HG Abdifatah Muuse Adan Ubahle = 686 8. SOS HG Abdisalan Sa?ad Saed Mahomed = 683 9. SOS HG Sa?eed Khadar Abdiweli Aw saciid = 682 10 SOS HG Ayanle Cabdilaahi Ali Cilmi = 681 Dhinaca kale Fasaladda 8-aad ee dugsiyadda hoose dhexe ayaa waxa ugu sareeyay dalka oo dhan 10-kan arday. 1-Hoodo Khadar Jees Aadan oo ka socotay Iimaamu shaafici Maroodi jeex 617 2-Hibaaq Jaamac Omar Ahmed oo ka socotay Noradin Ee Maroodi Jeex 616 3-Yaxye Cabdi Cali Axmed Oo ka socday Alkhayr ee Maroodi jeex 615 4-Bashiir Cabdi Daahir Cilmi oo ka socday Qudhac dheer Maroodi jeex 613 5-amaal khaddar Abdi Aden oo ka socotay imaamushafici M.Jeex 608 6-Siciid Adan Abokor Awad oo ka socday SMART Togdheer 607 6-balqiis Maxamed Cabdi ahmed oo ka socotay Tomorrow M. jeex 607 8- Axlaam Cabdirisaaq Axmed Maxamed oo ka socotay Tomorrow 606 9-Mustafe Abdilahi Dahir Du?ale oo Ka socday Alkhayr M. Jeex 605 10-Nimco Qorane Maxamed Abdilahi Oo ka socotay Laanta Hawada 604 10- Sakariye Maxamed Cabdi Ali oo ka socday Geeska Afrika T-dheer 604
Wajaale News Office Hargeysa/Somaliland Hargeysa: Magacyadda Tobanka Arday Ee Ugu Sareeya Imtixaankii Shahaadiga Ah ee Fasaladda Afraad iyo 8-aad ee Dalka Oo Dhan Related posts:Ururada Aan Dowliga Ahayn Ee Deegaanka Somalida Itoobiya Oo War Kasoo Saaray Colaada Ka Taagan Gobol... Madaxwaynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada ku Qaabilay Wufuud Ka Kala Socota Wadamada faransiiska Iyo... Gudida Ka Hortaga Covid19 Oo Ka Hadlay Soo laba Kaclanta Xanuunka Iyo fariinta Ay Udireen Bulshada COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|