|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiya Degmada Allaybaday Oo Koomo La Galay Dhaawac Maanta laSoo Gaadhsiiyay.
September 8, 2013 - Written by editorGudoomiya Degmada Allaybaday Oo Koomo La Galay Dhaawac Maanta la Gaadhsiiyay.
gudoomiyaha ayaa xiligaa ka cuntaynayay huteel ku yaala allaybaday
Ninka falka gaystay ayaa waxaa gacanta ku dhigay ciidan ka hawl gala magaalada gudaheeda Warka ayaa intaa ku daraya in ninka xidhay iyo gudoomiyuhu ay isku af dhaafeen cashuur dibbi oo uu la garab maray ninkaasi isagoo ka cashuuray deegan kale oo aan hoos iman allaybaday. Waxaa isla maantaba loo dhaadhiciyay kii wax gaystay iyo kii xidhnaaba gobalka gabiley oo ay hoos tagto degmada allaybaday. Related posts:DAAWO;-Siyaasi Maxamed Cabdi Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Dib U Eegis Ku Sameeyo Hogaanka Xi... Musharaxa u Tartamaya Golaha Wakiilada Iid Xasan Aw Muuse Ayaa Ka Qayb Galay Munaasiabda Todobaadka ... Gudoomiyaha Ganacsatada Qaadka Oo Sheegay In Ay Dib Udhigeen Mudadii Ay Hore Usheegeen Inay Joojinay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|