|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Dhirbaaxo Ku Dhuftay Maleeshiyaad Khaatumo Ah Oo Xalay Weeraray Fadhiisinkooda Gambadhe
September 15, 2013 - Written by Wariye:
Warka ayaa intaa ku daraya inay jiraan dhaawaca shan ka mid ah Maleeshiyaadka, kuwaasi oo ay qaateen Maleeshiyaadka, kuwaasi oo ka yaacay halkii dagaalku ka dhacay. Dhanka kale, ciidamada qaranka ee fadhiisimada ku leh duleedka Laascaanood, ayaa la sheegayaa inay saaka bilaabeen dhaqdhaqaaqyo, iyadda oo la tilmaamayo inay gaadiidka dagaalka oo dhowr ahi ay u kolonyeysdeen dhanka Gambadhe.
Wajaale News Hargeysa Office wajalenews@gmail.com COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|