|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Juba Land Oo Qarax Ismiidaamin Ah Lagu Qaaday iyo Khasaaraha Ka Dhashay
September 12, 2013 - Written by Wariye:Kismanyo (Wajaale News) – Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa ku sugnaa maalmihii ugu danbeeyay, halkaasi oo uu kula kulmay xubno ka tirsan dowladda federalka. Axmed Madoobe ayaa dhawaan waxa uu heshiis magaalada Addis Ababa kula galay dowladda federalka ee Soomaaliya oo muddo khilaaf u dhaxeeyay. Geesta Kale Madaxweynaha Dalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay falkaasi lagu weeraray Madaxweynaha Juba, waxaanu ku tilmaamay mid aad u fool xun Wixii Warara Ee Ka Soo Kordha Kala Soco Wajaalenews.com
Wajaale News Hargeysa Office wajalenews@gmail.com Related posts:Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Amaro Cusub Soo Saaray, Kana Hadlay Dhacdo Lagu Waxyeeleyay ... DAAWO; Siyaasi Cabdicasiis Samaale Oo Ka Hadlay khilaaf la Sheegay In Uu Soo kala Dhex Galay Mada... Wasiiro Xukuumada Jsl Katirsan Oo Dhagax Dhigtay Dhaam Biyood Laga Hirgalinayo Deegaanka Ijaara Ee G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|