|
|||||
WAJAALE NEWS
Tacsi Tiiraanyo Leh
August 10, 2013 - Written by Wariye:
Oo jooga gudaha dalka Somaliland waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska Reer Sh. Muuse Cabdi oo kala jooga daafaha dunida Geerida naxdinta laheyd eek u timid Marxuumiinta Max’ed C/llaahi Sh. Muuse iyo wiilkiisa kuna geeridey shil baabur magaalada Shaariqa ee Gacanka manta (shaley) taariikhdu ku beegneyd 2dii Shuwaal 1434 H oo waafaqsan Jimce 9kii Agoosto 2013ka. Waxay marxuumiinta u rajeynayaan in Illaahey siiyo janpoyinkiisa maalmaha kheyrka leh ee yowmul ciidka Samir iyo Iiman ka siiyo qoyskiisa reer Sh. Muuse Cabdi, qaraabadii iyo asxaabtiisii intaba ….Amiin…………..Amiin.
Wajaale News Hargaisa /Somaliland Related posts:DAAWO: Badhasaabka Gobolka Salal Iyo Taliyaha Qaybta Booliska Oo Sheegay in Aan Jidh Dil Loo Gaysan ... Daawo:C/raxmaan Ciro Oo Kulan Xaasaasi ah La Yeeshay Madax Dhaqameedka Beesha Uu Ka Soo Jeedo Axmed... Maamulka Madaxwayne farmaajo Oo ka Shiray Hirgalinta Qorshe Warbaahinta Gudaha Somaliland Loogu Ade... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|