|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiintii Wasaarada Duulista Iyo Hawada,Maamulayaasha Shirkadaha Diyaaradaha Iyo Hay?adda Qaramada Midoobay Ee Duulimaadyada(ICAO) Oo Isla Meel Dhigay Wakhtiga La Bilaabayo Duulimaadyada Madaarka Hargeysa.
August 19, 2013 - Written by Wariye:Hargeysa(Wajaale News)-shir ay iskugu yimaadeen masuuliyiinta wasaarada duulista,maamulayaasha diyaaradaha iyo khabiiro wasaarada ka caawiya dhinaca duulimaadyada ayaa isla meel dhigay wakhtiga iyo diyaaraduhu bilaabayaan duulimaadyada rasmiga ah ee loogu tala galay garoonka diyaardaha ee magaalada Hargeysa. shir ay iskugu yimaadeen masuuliyiinta wasaarada duulista,maamulayaasha diyaaradaha iyo khabiiro wasaarada ka caawiya dhinaca duulimaadyada ayaa isla meel dhigay wakhtiga iyo diyaaraduhu bilaabayaan duulimaadyada rasmiga ah ee loogu tala galay garoonka diyaardaha ee magaalada Hargeysa. Wariye: AbdiQadir AbdiRaxmaan Habane Wajaale News Hargaisa /Somaliland Related posts:Daawo:Madaxwaynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Madaxwaynihii Hore ee Daahir Rayaa... Madaxwayne Biden Oo Soo Saaray Sharci Ka Farxiyay Soomaalida Mareykanka Iyo Deganaasho La Siinayo N... Wada Hadalkii U Dhexeeyay Somaliland Iyo Maamulka Khaatumo Oo Saaka Si Rasmi ah U Furmy Iyo Jawigii ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|