|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiintii Wasaarada Duulista Iyo Hawada,Maamulayaasha Shirkadaha Diyaaradaha Iyo Hay?adda Qaramada Midoobay Ee Duulimaadyada(ICAO) Oo Isla Meel Dhigay Wakhtiga La Bilaabayo Duulimaadyada Madaarka Hargeysa.
August 19, 2013 - Written by Wariye:Hargeysa(Wajaale News)-shir ay iskugu yimaadeen masuuliyiinta wasaarada duulista,maamulayaasha diyaaradaha iyo khabiiro wasaarada ka caawiya dhinaca duulimaadyada ayaa isla meel dhigay wakhtiga iyo diyaaraduhu bilaabayaan duulimaadyada rasmiga ah ee loogu tala galay garoonka diyaardaha ee magaalada Hargeysa. shir ay iskugu yimaadeen masuuliyiinta wasaarada duulista,maamulayaasha diyaaradaha iyo khabiiro wasaarada ka caawiya dhinaca duulimaadyada ayaa isla meel dhigay wakhtiga iyo diyaaraduhu bilaabayaan duulimaadyada rasmiga ah ee loogu tala galay garoonka diyaardaha ee magaalada Hargeysa. Wariye: AbdiQadir AbdiRaxmaan Habane Wajaale News Hargaisa /Somaliland Related posts:Xildhibaan Cabdi Laki Xasan Xaaji Nuur Ayaa Hanbayo U Diray Guud Ahaan Shacabka Somaliland Iyo Madax... DAAWO;Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Jawaab Adag ka Bixiyey Hadal ka soo Yeedhay Maamulka Muqdi... Milicsiga; Marxaladihii Ay Soo Martay Somaliland Iyo Maxamed Ismaaciil Bulaale Oo ka Hadlay Xaalada ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|