|
|||||
WAJAALE NEWS
Kulamo Sadex Geesood ah oo lagu Xalinayo Khilaafka Shidaal Qodista oo ka Dhacay Burco Iyo Madaxda Shirkadaha Shidaalka Oo Su,aalo Lagu Waydiiyay.
August 31, 2013 - Written by Wariye:Burco(Wajaale News)-kulankan oo ay isugu yimaadeen Wasiirka Daakhiliga ,Madaxada Sare ee shirkadaha shidaalka ka baadhaya degaamada Togdheer iyo Daadmadheedh,Maxamed Yuusuf iyo Ibraahin, Odayaasha iyo waxgaradka degaanka Sanyare,maamulka gobolka, masuuliyiinta Booliska ,ayaa fooda isku daray dood kulul oo qaadatay wakhti dheer,taasoo xal loogu raadinayay khilaafka cakiran ee ka jira degaanka Sanyare ee dhinaca galbeed kaga beeegan magaalada burco ,oo bulshada degaankaasi ka horyimaadeen sahaminta shidaalka, iyagoo sheegay inay u baahan yihiin inay helaan kaalinta degaankoodu ku leeyihiin hawlaha shidaalka ee la wado haday noqon lahayd dhinaca shaqaalaha, horumarinta adeegyada bulshada ee degaanka IWM,sidoo kale waxa bulshada degaankani ka cadhoodeen oo si adag uga hor yimaadeen markii ciidamo xoogan oo RRU-da iyo boolisku tageen degaankaasi,kuwaasoo loo arkay in lagu cabudhinayo bulshadaasi,siina cakiray arimihii
Wajaale News Related posts:Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani Ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Muxuu Ka... DAAWO: Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadalay Khilaafka Golaha ... Daawo:Xoghayaha Guud ee Xisbiga Wadani Oo KaJawaabay Eedaymo Uu U Jeediyay Faysal Cali Waraabe COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|