|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidamadda Masar Oo Rasaas Nool Ku Dilay Lix Qof Oo Boodhadh Ku Mucaaradaya Afgambiga Ka Dhacay Dalka Masar
August 16, 2013 - Written by Wariye:Qaahira (Wajaale News) – Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay maanta oo Jimca ah dalka Masar, ka dib markii ciidamada amaanka ay suntan dadka kaga ilmeysiisa iyo rasaasta cinjirka ah ay la dhaceen dad dibad baxyo dhigyay, oo socod ku marayay jidadka magaalada Qaahira, iyo magaalooyin kale, iyagoo ka biya diidsan xaaladda deg degga ah ee ay milatariga dalkaasi ku soo rogeen.
Wajaale News Office Hargaisa /Somaliland
Related posts:Maxaad Ka Taqaan Mahadhooyinkii Taariikheed EE Gen Maxamed Xasan (Jidhif)?”Halyay Libintiisa Uu Qire... Dadweynaha Oo Su’aalo Iska Waydiinaya Sababta Uu Wasiirka Arrimaha Guduhu Uga Hadhay Safarka Madaxwe... Ciidanka Booliska Somaliland Oo War Kazoo Saaray Toogasho Habeenkii Xalay ka Dhacday Magaalada Harga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|