Xildhibaan Bashiir Xuseen Tukaale Oo Hambalyo Udiraya Umada Reer Somaliland Meel Kasta Oo Ay Joogan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Bashiir Xuseen Tukaale Oo Hambalyo Udiraya Umada Reer Somaliland Meel Kasta Oo Ay Joogan
August 10, 2013 - Written by Wariye:

 

 

Hargaisa(Wajaale News) munaasibad ciidal fidrida awgeed waxan salamayaa
dhamaan umad muslimiinta meel kasta ooa ay joogaan waxan leeyahay sanadkan sanadkiisa
ku gaadha bashbash iyo barwaaqo .

DSC00605
sidoo bashiir xuseen tukaale waxan salaan u dirayaa dhamaan shacbiga reer somaliland oo uu ugu horeeyo madaxwaynah jamuuriyada somaliland muddane:axmed maxamed maxamuud (silaay) golayaasha qaranka ciidamada kala duwan iyo umad muslimiinta ah meel kasta oo ay joogan waxan leeyay aleh haynugu gaadhsiyo caafimaad qab iyo aqoonsi buuxa.

Mar uu lahad layay washabaka wararka ee wajaale news

DSC00604

Wajaale News

Hargaisa /Somaliland

Wariye; C/Qaadir C/Raxmaan Habane

COMMENTS
LINKS