|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddida Joogtadda Ah Ee Golaha Wakiiladda Oo Maanta U Yeedhay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Waxyaabihii ay Ka Wada Hadleen.
July 24, 2013 - Written by editorGuddida Joogtadda Ah Ee Golaha Wakiiladda Oo Maanta U Yeedhay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Waxyaabihii ay Ka Wada Hadleen.
Hargeysa (WJN) – Guddida joogtada ah ee Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta warbixin ku saabsan amniga wadanku marayo ka dhagaystay wasiirka arimaha gudaha Somaliland cali maxamed waran cade.
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|