|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Sucuudiga iyo Imaaraadka carabta Oo Dhaqaale Ku Taageerey Xukuumada Cusub ee Masar
July 12, 2013 - Written by Wariye:Dawlada Sucuudiga iyo Imaaraadka carabta Oo Dhaqaale Ku Taageerey Xukuumada Cusub ee Masar
Deeqdan ayaa u muuqata mid lagu dhiiri gelinayo afgambigii lagu sameeyey Maxamed Morsi, Sucuudiga iyo Imaaraadka ayaa ah labo wadan oo si weyn walaac uga qabay awooda sii koreysa ee Akhwaan ………..
Hargeysa(waj) Dalalka Sucuudiga iyo Imaaraadka ayaa shalay sheegay inay dhaqaale badan ugu deeqayaan dowlada cusub ee dalka Masar, kadib markii inqilaab xilka looga tuuray Madaxweyne Maxamed Morsi. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|