|
|||||
WAJAALE NEWS
Boqortooyada Dalka Britain oo Bilad Gudoonsiiyay Orod Yahanka Caanka Ah Ee Reer Somaliland Mo Farax.
June 30, 2013 - Written by AuthorHargeysa (Wajaale News)Xafladan lagu gudoonsiinayaay Mo Farax bilad sharafta ayaa ka dhacday guriga looga taliyo dalka ingriiska (Buckingham Palace.). Munaasabadan ayaa ka danbaysay kadib markii uu Mo Farah sanadkii tagay ee 2012 uu ku kal guulaystay laba biladood oo dahaba oo kal haa oradka 5,000m, iyo 10,000m ee ciyaraha Olymian. Waxakale oo usbuucii ina dhaafay uu Mo Farah ku guuleystay tartanka orodada 5,000M ee qaarada Yurub. Mo Farah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland ayaa u orda wadanka UK oo uu haysto dhalashdiisa waxaanu u soo hooyaya sanadii u danbeeyaay guulo anay waligood ka gaadhin ciyaraha oradka. Wajaale News Desk Hargeya / Somaliland Related posts:Marwada Kawaad Marwo Aamina Waris Oo Dhagax Dhigtay Xarunta Agoomaha Wajaale Iyo Kulamo Ay Layeelat... "Colaada Ceel-Afwayn Waxay Sababtey Hoos U Dhac Waxbarasho".Gudoomiyaha Xafiiska Imtaxaanaadka Qarka... Dawlada Australia Oo Bandow 24sacadood Ah Kusoo Rogtay Xaafada Ay Somaalidu Ka Degen Tahay Magaalada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|