|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Dambeeyay Weerarkii Askariga Ilaalada Gudoomiyaha Guurtidu Gacanta Kaga Jabiyay Xildhibaan Cabdicasiis Booshcade
May 30, 2013 - Written by Wariye:Hargeysa (WJN) sida ilo u dhuun daloola gudoomiyaha golaha guurtida somaliland mudane saleebaan gaal u sheegeen DJiboutiNation.com gudoomiyaha golaha guurtida somaliland ayaa ka dambeeyay weerarkii askariga ilaalada u ah gudoomiyaha guurtidu gacanta kaga jabiyay xildhibaan cabdicasiis booshcade oo ka tirsan xildhibaanada golaha guurtida somaliland xildhibaan cabdicasiis booshcade ayaa kamid ah xildhibaanadda si aadka ah u dhaleeceeya hab maamulka gudoomiyaha guurtida isagoo tiraba dhawr jeer u xildhibaan cabdicasiis u soo jeediyaygudoomiyaha guurtida inuu xilka iska casilo isagoo ku dhaliilayay inuu gabay hawlihii qaranku u igmaday arrintan uu ku talaabsaday gudoomiyaha guurtidu ayaa noqonaysa mid ugub ku ah habdhaqanka maamulada xilka qaran ka haya dalka, gudoomiyaha guurtida lagama filanayn inuu ku kaco habdhaqan noocan ah isagoo aanu oganahay inuu yahay odaygii qaranka balse waxaad moodaa in gudoomiyuhu baryahan aanu sidiisii hore iyo odayntinimadii aanu lahayn sidaas waxa yidhi mid kamid shacabka ku dhaqan magaaldda hargeysa oo magciisa inuu sheego ka gaabsaday isagoo la soo xidhiidhay shabakadda DJiboutiNation.com
xildhibaan cabdi casiis oo warbaahinta u waramayay ayaa sheegay in askarigu doonayay inuu dilo isagoo xildhibaanku sheegay inuu askarigu rabay in madaxa uu budka kala dhaco balse nasiib wanaag aanu madaxii igala helin, sidoo kale xildhibaan cabdicasiis ayaa sheegay in isaga iyo askariga aanay wax dhibaato ahi dhex oolin balse askarigu cid dabada ku hayo Wajaalenews.net by Eng.Salah Abdaleh Related posts:Banaan Bax Lagu Taageerayo Xisbiga Talada Dalka Itoobiya Haya Oo Ka Dhacay Magaalada Dhagax-buur Ee ... Madaxwaynaha Somaliya Oo ka Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Baaq Uu Udiray Waxgaradka Deegaa... Ma Dhabaa In Wasiir Cali Mareexaan Qorsheynayo In Loo Dhiibo Wasaarada Maaliyada Iyo Jiidhsiinta Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|