Xayeesiis
-
Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Qabanaya Tartanka Abaal Marinta Cawke Award Iyo Shuruudaha looga Baahan Yahay Tartamayaasha,
Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Qabanaya Tartanka Abaal Marinta Cawke Award Iyo Shuruudaha looga Baahan Yahay Tartamayaasha,
Ogeysiis: Abaal Marinta Cawke (Awke Award 2018)
Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA...
Saturday, September 15, 2018
-
SAWIRKA TODOBAADKA; “Maxaan Gaadhiga Kaxeeyaa Shibire Laaye Ayey Ila Daba fadhiyaane”!
“Maxaad Gaadhiga Kaxeeyaa Shibire Laaye Ayey Ila Daba fadhiyaane, Oy kolba Care Iyo Qabiil Buun Buuninayaane!!Sawirka Todobaadka Iyo Madaxwayne Biixi. By Qalinle Arts.
HALKAN KAGA BOGO SAWIRKA TODOBAADKA IYO FARIINTA UU XANBA...
Friday, September 14, 2018
-
DAAWO; “Xukuumada Waxaanu Kula Talinaynaa Ganacsatada Ha Ilaaliyo Oo Hala Kobciyo”Sheekh Aadansiira,
HARGAYSA(W,N) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray(Sheekh Aadansiiro) oo Maanta ka qaybgalay Aas Qaran Oo magaalada Hargaysa loogu sameeyay Marxuum Jaamac Nuur Xasan oo kamid odoyaashii doorka muhiim ka ah ka qaatay dib U xoraynti...
Thursday, September 13, 2018
-
DAAWO; Waraysi Luuqada Carabiga Ah Oo lala Yeeshay Wasiirka Isgaadhsiinta & Technolajiyada Jsl Iyo Arimo Xasaasiya Oo Uu kaga Hadlay,
Hargaysa(W,N) Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technoolajiyada Somaliland DR Cabdiwali Suufi Jibriil ayaa waraysi uu siiyay Televisionka qaranka somaliland qaybtiisa afka carabi wuxu kaga hadlay arimo door ah iyo cilaaqaadka s...
Tuesday, September 11, 2018
-
DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, Muxuuse Ka Yidhi Xaalada Dalka, Saami Qaybsiga+Jabhada Caare?
Hargaysa(W,N) Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo lagula yeeshay barmaamijka Hal Adayg Ee Tvga Horn Cable Waxaa uu kaga hadlay xaalada guud ee haantan dalku marayo.
Aqoonyahan jamaal ayaa su,a...
Monday, September 3, 2018
-
DAAWO; Wariye Cabdisalaan Hereri Oo Warbixin Ka Diraariyay Goobaha Dalxiiska Somaliland Ee Biyo Kulul Iyo Xeebta Batalaale.
DAAWO; Wariye Cabdisalaan Hereri Oo Warbixin Ka Diraariyay Goobaha Dalxiiska Somaliland Ee Biyo Kulul Iyo Xeebta Batalaale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARIYE HERERI IYO XEEBTA BATALAALE;
https://youtu.be/j-W75Oo...
Sunday, September 2, 2018
-
DAAWO ; Madaxwaynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Qaabka Uu Kusoo Xushay Golihiisa Wasiirada.
Jig jiga (W,N) Baarlamaanka ismaamulka somalida itoobiya ayaa maanta Ansixiyay golaha wasiirada cusub ee uu soo dhisay madaxwayne Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) kuwaasi oo ka koobnaa 27 xubnood iyo hanti dhawraha guud .
...
Sunday, September 2, 2018
-
DAAWO; Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Prof Ismaaciil Buubaa+Saluuga Uu Ka Muujiyay Qaab Dhismeedka Xukuumada Iyo Ciidanka Qaranka Jsl.
Hargaysa(W,N) Prof Ismaaciil Hure Bubaa oo kamida Madaxda Sar Sare ee xisbiga wadani ayaa waraysi dhinacyo badan oo lalayaashay Wuxu kaga hadlay saamaynta ay somaliland iyo wadamada geeska ku yeelan karto isbadalka ka socda dalka ...
Saturday, September 1, 2018
-
DAAWO; Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Shaaciyay In Ay Joojiyeen Siidhka Dalka Dibadiisa laga Keeno Iyo Raashinka Haayada WFP.
Tog Wajaale (W,N) Wasiirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Muumin Seed oo kormeer ku tagay Mashruuc Beereedka Tog Wajaale Ayaa Shaaciyay War ka farxiyay Beeralayda Reer Somaliland,
Sidoo kale W...
Saturday, September 1, 2018
-
DAAWO; Fanaan Axmed Caarshe Oo Soo Saaray Heesta Cusub Ee “Waxaan Dhawrayaa Jira”
Hargaysa(W,N) fanaanka Codka Tolmoon Axmed Caashe Ayaa Soo Saaray Heesta Cusub Ee “Waxaan Dhawrayaa Jira” Iyo Ereyadii Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA HEESTAN;
https://youtu.be/LWF1F8wYV8Y...
Tuesday, August 28, 2018
-
DAAWO; Khabiir 11sano Ushaqaynayay Shirkada Google Oo Magaalada Hargaysa ka Furtay Sarifle Isku Badala Lacagaha Qalaad.
HARGAYSA(W,N) Eng shirkada Google ushaqaynayay Mudo 11sano ah ayaa xiligan ku biiray sariflayaasha ku ganacsada caasimada Somaliland ee hargaysa .
Arintan uu ku go,aansaday khabiirkan inta nadan usoo shaqaynaya shirkada goo...
Wednesday, August 22, 2018
-
DAAWO; Xaalada Nololeed Ee Ay Ku Sugan Yihiin Caruurta Darbi Jiifka Magaalada Hargaysa Oo Wehel Ka Dhigtay Xayawaanka Daanyeerka,
Hargaysa(W,N) Caruurta Aan Lahayn Hoy iyo Waalid Daryeela ee Darbi Jiifka ah Kuna Nool Caasimada hargaysa ayaa waxay ku sugan yihiin xaalad nololeed oo Qalafsan taasi oo qaarkood ay saaxiib la noqdeen xayawaanka daanyeerka kaasi...
Friday, August 17, 2018
-
DAAWO Muuqaalka ; Dhidar Super Market Iyo Adeegyada Cusub Ee Uu Usoo Kordhiyay Macaamiisha!!
Hargaysa(W,N) Meherada Casriga Ee Dhidar Super Market Ayaa kamida Tukaamada horumarka ku talaabsaday ee Maalinba Maalinka ka danbaysa bulshada caasimada usoo kordhiya Adeegayada ay ubaahan yihiin kuwaasi oo shacabka xaafada caasim...
Tuesday, August 14, 2018
-
DAAWO; Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Si Qaawan U Weeraray Qurba Joogta Reer Somaliland. “Ma Dhacayso In Dad Khamriyo Cab Ahi Ay Noo Taliyaan Oo Ay Yidhaahdaan….
“Udul Qaadan Mayno Baraha Bulshada In Dadka Laga Soo Abaabulo, Inama Yar Yar Oo Yurub Jooga, Liisas kooda Iyo Magacyadooda Waanu Haynaa Lacagta Caydha ah Ee Ay Qaataana Waanu Og Nahay”Wasiirka Maaliyada,
Hargaysa(W,N) Wasiirk...
Monday, August 13, 2018
-
Halkan Ka Akhri;Wareegto Wasiirka Maaliyada Jsl Soo Saaray Oo Khilaaf Ka Dhex-Abuurtay Masuuliyiinta Ugu Sareeya Wasaaradda Iyo Amarada Uu Dul Dhigay.
Hargaysa(W,N):-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland ayaa horaantii bishan wuxu wareegto ay amaro culus ku qoran yihiin ku wargaliyay masuuliyiinta ugu saraysa wasaarada oo ay hormuud ka yihiin wasiir ku xigeenka iyo Agaasimaha ...
Tuesday, August 7, 2018
-
Daawo: Bilicda iyo Quruxda Beeraha Banka Wajaale
Tog Wajaale (WJN)- Halkan hoose ka daawo muuqaal aad u qurux badan oo aanu idiinka diyaarinay bilcda iyo Quruxda beeraha Banka Wajaale oo wakhti roobaadkan si fiican ay u baxeen beeruhu.
Halkan hoose ka daawo muuqaalk...
Tuesday, August 7, 2018
-
DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Prof Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Su,aalaha La Waydiiyay+Jawaabaha Uu Ka Bixiyay.
Hargaysa(W,N) Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Kamida Aqoonyahanka Reer Somaliland ayaa Waxa Lala Yeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo lagu Waydiiyay Su,aalo kala duwan Iyo Jawaabaha Uu ka Bixiyay,
Halkan Ka Daawo Muuqaal...
Saturday, July 21, 2018
-
Daawo: Taariikh Nololeedkii Ale Ha U Naxariistee Marxuum Wariye Yoonis Cali Nuur
Hargeysa (WJN)- Waxaa Cisbitaal ku yaala magaalada London ee dalka Britain xalay ku geeriyooday rug cadaa saxaafadeed Alle u ha u naxariisto Yoonis Cali Nuur oo in ka badan 30 sano ka tirsnaa Laanta Afka Soomaaliga ee BBCda.
Al...
Friday, July 20, 2018
-
Ma Jiraan Wasiirro Ama Madaxda Sare Ee Qaranka Oo Maayarka Gabiley Gacan Ku Siiya Musuq Maasuqa Iyo Ku Tumashada Xeerka Iyo Sharciga Dalka ?FAALO.
Duqa Ama Maayarka ka Baaqsaday fulinta Qabshada Shirka Aan Caadiga Ahayn Wuxuu Mutaysanayaa Ciqaab Gaadhi karta Waayitaanka Xubinimada Sida Ku Xusan Q.26aad Ee Xeerkan .
GABILEY(W,N) Geediga Dimuquraadiyada S/land Qaaday ee Doo...
Thursday, July 19, 2018
-
DAAWO; Aqoonyahan Mustafe Saleebaan Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Muhiimada Kulankii Madaxwayne Biixi Iyo Prof Ismaaciil Bubaa,+ Isbadalka Siyaasada Geeska.
Hargaysa (W,N) Aqoonyahan Mustafe Saleebaan Cilmi Oo Kamida Aqoonyahanka Reer Somaliland, Kana mid ahaa dayartii kasoo qaybgashay halgankii dib uxorayntii madaxbanaanida jamhuuriyada somaliland ayaa si qotodheer uga hadlay m...
Sunday, July 15, 2018
-
DAAWO ;Maxaa Iska Badalay Qodobadii Madaxwayne Biixi Ka Rajaynayay In Ay kasoo Baxaan Shirkii Beelaha Gar-xajis? Iyo Kala Fogaanshaha 8 Qodob Oo Laga Soo Saaray!
HARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland oo dhawaan ka hadlay shirka beelaha garxajis ee ka socday buurta gacan libaax ayaa shaaciyay qodobada uu rajaynayo in kasoo baxaan gabo gabada shirka beelaha gar-xajis Kuwaasi oo ...
Monday, July 2, 2018
-
DAAWO; fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Soo Saaray Heesta Cusub Ee “Qaranka Dhidibada”
Hargaysa(W,N)fanaaniinta Hirgalay ee Xidigaha Geeska oo Wacdaro ka Dhigay xuskii 58Aad 26jun Ee Qasriga Madaxtoyada Somaliland Iyo heesta cusub ee “Dhagaha Ugu Rida Inaanay Dhacay” Erayadii Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax.
...
Sunday, July 1, 2018
-
Cilmi Baadhis Lagu Sameeyey Baahiyaha Arimaha Bulshada Ee Magaalada Gabiley Iyo Aqoonyahan Maxamed Gadhle Oo faah faahin Ka Bixiyay.
GABILEY(W,N) Aqoonyahan Maxamed Xaaji Maxamuud Gadhle Oo kamida Dhalinyrada Reer Somaliland Ee Aqoonta Dheer uleh sida Daraasad loogu sameeyo qaybaha kala duwan ee Arimaha bulshada ayaa soo bandhigay Cilmi Baadhis uu ku sameeyay...
Saturday, June 30, 2018
-
DAAWO; Suugaanta Nabadaynta Ceel- Afwayn Iyo Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Maanso Ku Cabiray Dhibaatada Colaada Iyo Cida Ka Gaabisay.
Hargaysa(W.N) Hal Abuurka Da,dayar Ee Reer somaliland Ayaa Caawa Munaasibad loogu magac Daray “Suugaanta Nabadaynta Ceel- Afwayn ku Qabtay Magaalada Hargaysa Huteel Maansoor Taasi oo ay kasoo qaybgaleen boqolaal dhalinyaro a...
Wednesday, June 27, 2018
-
“Siyaasiyiinta Muqdisho Waa Kuwii Lixdankii La yaabay Somaliland oo Soomaaliwayn u Jibaysnayd”..Cali Guray
Hargaysa (WJN)- Mujaahid Cali Maxamed Yuusf (Cali Guray) ayaa waxa uu ka hadlay midnimadii dhexmrtay Somaliland iyo Soomaaliya 1960kii isagoo sheegay in Siyaasiyiinta Xamar ay wakhtigaas la yaabanaayeen markii ay Somaliland la mid...
Wednesday, June 27, 2018
-
Daawo-Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Soosaartay Fariin Muhiima Oo Ardayda Lagaga Wacyigalinayo Qiska Iyo Dadaal La’aanta Imtixaanka.
Daawo-Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Soosaartay Fariin Muhiima Oo Ardayda Lagaga Wacyigalinayo Qiska Iyo Dadaal La'aanta Imtixaanka.
Barnaamijkan Ayaa Ku Saabsan Mid Ardayda Kala Duwan ee Qaranka Somaliland Lagu Wacyigali...
Wednesday, June 27, 2018
-
DAAWO; Documentry Laga Diyaariyay 26 June 1960- Siday Ku Timid Xornimadu Wax Ka Ogow Taariikhda Ku Duugan.
DAAWO; Documentry Laga Diyaariyay 26 June 1960- Siday Ku Timid Xornimadu Wax Ka Ogow Taariikhda Ku Duugan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DHAMAYSTIRAN OO LAGAGA HADLAYO 26JUN 1960;
https://youtu.be/Nea9Z9QlxjA...
Tuesday, June 26, 2018
-
Daawo-Hargeisa Xarunta Safaarada Dalka Djabouti Oo Bilaabay Diwaangalinta Dadka Hawlgabka Ah, Sharciyadana haysta.
Daawo-Hargeisa Xarunta Safaarada Dalka Djabouti Oo Bilaabay Diwaangalinta Dadka Hawlgabka Ah, Sharciyadana haysta.
...
Monday, June 25, 2018
-
Fariin Muhiima”Safaarada Djibouti Ee Magaalada Hargeysa Oo Bilaabi Doonta Diiwangalinta Muwaadiniinteeda Hawlgabka Ah.”
Hargeisa(W.N):-Safiirka Dawlada Djibouti u fadhiya Somaliland Xuseen Cumar Kawaaliye ayaa Baaq u Diray muwaadiniinta reer Djibouti ee ku sugan goballada iyo degmooyinka Somaliland inay safaaradu bilaabi doonto diiwangalinta d...
Saturday, June 23, 2018
-
Warbixin Daboolka Ka Qaaday Musuq Maasuqa Xakamaha Goostay Ee Maayarka Gabiley Iyo Kharashaadka 18 Mashruuc Oo Lagu Lunsaday Miisaaniyadii 2017.
Ka Akhri Gudaha 18 Mashruuc Oo Laga Lunsaday Miisaaniyada 2017, Qormadii 1Aad.
GABILEY(W,N) Tann iyo markii ay hawlo baadhis ah ka Bilaabeen Hantidhawraha guud ee qaranka qaar ka mida Dawladaha hoose ee dalka S/land,waxaa maa...
Wednesday, June 20, 2018
-
Daawo barnaamij xiiso badan oo ku saabsan munaasibadda ciidul fidrida iyo magaladda Hargaysa
Hargeysa(Wajaalenews):-shabakada wararka ee Wajaalenews.net oo ku hawlan sidii ay bulshada ku hadasha afka-soomaaliga mar walba u soo gudbin lahayd wararka deegaanada soomaalidu degto iyo waliba wararka caalamka kuwooda ugu xiiso ...
Friday, June 15, 2018
-
Bahda Shabakada Wajaalenews Waxay Hambalyo Munaasibada Ciida U Dirayaan Umada Muslimka Ah
Dhamaan Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda Wararka Wajaalenews.net waxay hambalyo ku saabsan munaasibada Ciidal Fidriga u dirayaan dhamaan umada muslimiinta ah meelkasta oo ay jooga...
Thursday, June 14, 2018
-
Daawo-Munaasibada Ciida iyo Waxyaabaha Ku Cusub Ee Ay Soo Kordhisay Carwo Dadaal.
Waxaa Munaasibada ciida Siweyn Isu Soo taraya Alaabaha Cusub ee Lagu Qurxiyo guryaha Oo Ay Si Xoogan usoo kordhiyeen Qaar Kamida Carwooyinka dalka Somaliland Gaar Ahaan Carwo Dadaal oo Ah Hormoodka Carwooyinka Caasimada hargeisa.
...
Wednesday, June 13, 2018
-
Ma dhabaa in Madaxweyne Muuse Biixi Isbedel Ku Samaynayo Golihiisa Wasiirada?
Hargaysa (W,N)- Warar lagu baahinayo baraha ay bulshadu ku xidhiidho ayaa sheegaya in laga yaabo in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu dhawaan isku shaandhayn iyo xil ka qaadis ku sameeyo xukuumadiisa islamarkaana uu golihiisa xukuum...
Wednesday, June 13, 2018
-
DAAWO; Afhayeenkii Hore Ee Madaxtooyada Jsl Oo ka Hadlay Xaalada Ceel-afwayn Iyo Sida Xal Looga Gaadhi Karo.
HARGAYSA(W,N) Afhayeenkii hore ee Madaxtooyada xukuumada Axmed Siilaanyo Eng Xuseen Aadan Cige (Dayr) oo warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay xaalada guud ee deegaanka ceel afwayn iyo sida xal loogu heli lahaa...
Wednesday, June 13, 2018
-
Dhalinyaro Baraha Bulshada ku soo bandhigay Sawiro Anshaxa ka baxsan
Hargeisa(WJN):- Waxa dhawaan soo if baxay dhalinyaro Rar iyo Dumar isugu jira oo Arrimo Cajiib ah oo d loola aad loola yaabay ku soo ban dhigay Baraha Bulshada, kuwaasoo ka Cadhaysiiyey Dadbadan.
Dhalinyaradan Oo iskugu jira wi...
Wednesday, June 13, 2018
-
Maamulka Wakaalada Biyaha Hargaysa Oo Tahli kari Waayey Wax Ka Qabashada Nidaamka Liita Ee Shaqo, + Shacabka Caasimada Ku Jahawareeray Lacago Xad dhaafa Oo La Dul Dhigay.
Hargeisa(W.N):- Waxaa Labaddii Cisho ee Ugu Danbeeyey Shacabka Ku Nool magaalada Hargeisa Jahwareer Baahsan Galiyey kadib markii aqal ama guri kasta oo ay ugu jirto qasabadi la dul keenay waraaqaha qaansheegta ah ee wakaalada Biya...
Wednesday, June 6, 2018
-
Saraakiishii Ururkii SNM Oo Ka Waramay Guda Galkii Hargaysa 31 MAY 1988-Kii Iyo Sidii Ay Wax U Dhaceen
Hargaysa (W,N):- Qaar ka mid ah Saraakiishii Ururkii SNM oo ay ka mid ahaayeen Muj, Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, Muj, Maxamed Xasan Cabdilaahi Jidhif, iyo Muj, Ibraahim Dhagawayne oo ahaa Saraakiishii maanta oo kale 31-May 1988kii...
Thursday, May 31, 2018
-
Maanta Oo Kale: Dib U Milicsiga Guda Galkii Hargaysa Ee Ururkii SNM 31 May 1988
Hargaysa (W,N)- Maata oo kale oo ay taariikhdu tahay 31-May waxa ay ku beegantahay 31kii May,1988, taas oo ahayd subaxnimadii ciidamadii Mujaahidiinta ahaa ee SNM xalay oo kale oo saq dhexe ahayd ka dhex hilaaceen gudaha Magaalda ...
Thursday, May 31, 2018
-
Milicsiga Silsilad Suugaaneedkii Loo Bixiyay ‘Dood Abwaan” Iyo Kaalintii Uu Abwaan Maxamed Cali Kaariye Ka Qaatay
Xilli ku beegnaa 1982 kii oo ay sii xoogaysanayeen jabhadihii ka hor jeeday taliskii Milatari ee dalka xukumayay, mucaaradka ka goosanayay maamulkii Kacaanku uu aad u sii batay, waddanku siyaasad ahaan isku qasnaa, taladuna ka baa...
Monday, May 28, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|