Xayeesiis
-
DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Madaxwayne Mustafe Cagjar, Muxuuse Ka Yidhi Dagaalada Udhexeeya Somalida Iyo Oromada?
Jig jiga(W,N) Madaxwaynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cagjar ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu kaga waramay waxyaabaha uqabsoomay mudadii uu xilka hayay.
Sidoo kale Madaxwayne cagjar aya...
Wednesday, January 2, 2019
-
DAAWO;-Barnaamijka Waxqabadka Safaarada Somaliland Ee Dalka Sweden Sanadkii 2018 Iyo Arimaha U Qorshayshan!
SWEDEN(W,N) Safaarada Jamhuuriyada Somaliland ku leedahay dalka Sweden ee qaarada yurub ayaa sanadihii ugu danbeeyay ku talaabsatay guulo faro badan oo ay ka gaadhay xaga xidhiidhka iskaashiga ,dadaalka ay ugu jirto sidii qadiyada...
Wednesday, January 2, 2019
-
DAAWO; Kooxda Xidigaha Geeska Oo Ka Hadlay Fal Ay Xalay Ciidamada Boolisku Kula Kaceen Iyo Muuqaalo Sidii Ay Wax Udhaceen Ah Oo Ay Soo Bandhigeen.
Hargaysa(W,N) Kooxda fanaaniinta Xidigaha Geeska ayaa shir Jaraa,id oo ay caawa ku qabteen Magaalada Hargaysa kaga hadlay fal ay Ciidamada boolisku kula kaceen xalay iyagoo ku guda jira Bandhiga heesaha sanadka cusub.
Kooxd...
Tuesday, January 1, 2019
-
Warbixin Daboolka Ka Qaaday Adeegyada Caafimaad Ee Deegaanada Gobolka Gabiley Iyo Sida Wasaarada Caafimaadku Indhaha Uga Qarsatay +Doorka Agaasimaha Guud!
GABILEY(W,N) Adeegyada Xarumaha Caafimaadka Ee Gobolka Gabiley ayaan ahayn kuwo ku filan bulshada ku dhaqan guud ahaan deegaanada gobolka Gabiley, marka loo eego tirada Dadka ku dhaqan iyo kala durugsanaanta deegaanka taasi oo kee...
Sunday, December 30, 2018
-
DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Dr Bulxan Iyo Xogo Dheeraada Oo Uu Ka Bixiyay Shirkii Jabuuti,
Hargaysa(W,N) Aqoonyahan Dr Xuseen Bulxan oo kamida xubnihii somaliland uga qaybgalay shirkii dooda ahaa ka dhacay dalka jabuuti kaasi oo lagaga hadlay arimaha somaliland iyo somaliya
Dr bulxan ayaa faah faahin ka bixiyay shirk...
Thursday, December 27, 2018
-
DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Siyaasi Xuseen Dayr.
HARGAYSA(W,N) Siyaasi Xuseen Aadan Cige (Xuseen Dayr) oo xilal kala duwan kasoo qabtay xukuumadii Madaxwayne Axmed Siilaanyo isagoo soo ahaa Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo Afhayeenkii Madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa lagu wara...
Monday, December 24, 2018
-
DAAWO; Barnaamijka Xuska Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jinaali Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa Iyo Khudbadihii Laga Jeediyay.
Hargaysa(W,N)
Xuska Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jinaali ayaa Magaalada Hargaysa si heer sare
loogu Qabtay taasi oo ay kasoo qaybgaleen Culimada awdiin faro badan, Xildhibaano
Katirsan golaha Wakiilada somaliland iyo sidoo kale M...
Friday, December 21, 2018
-
DAAWO; Muj Xasan Ciise Oo Ka Sheekeeyay Shirkii Burco Iyo Magacyada Xubnihii Hormuudka Ka Ahaa In Lagu Dhawaaqo Gooni Isku Taaga Somaliland +Kuwii Kasoo Horjeeday!.
Hargaysa(W,N)
Mujaahid Xasan Ciise Jaamac Madaxwayne
Kuxigeenkii Uhoreeyay Ee Somailand ayaa ka waramay shirkii burco ee lagaga
dhawaaqay gooni isku taaga somaliland iyo shakhsiyaadkii Hormuudka ka ahaa in
lagu dhawaaqo Mad...
Friday, December 21, 2018
-
Shirkada Telesom Oo Siwayn Uga Dhex Muuqata Carwada Ganacsiga Somaliland Iyo Dadwaynaha Oo Safaf Ugu Jira Adeegyada Ay Soo Bandhigtay!
HARGAYSA(W.N); -Bandhiga Carwada Ganacsiga Somaliland ayaa Maalintii Lixaad Si habsamiah uga socota magaalada Hargaysa gaar ahaan Huteelka Guuleed ee magaaladaHargaysa, halkaasi oo ganacsatada kala duwan ee dalku kusoo bandhigeen...
Thursday, December 13, 2018
-
Maraykanka Oo Qorshaynaya Sidii Dib Loogu Bilaabi Lahaa Wada-hadaladii Somaliland & Somaliya Iyo Xogo Xidhiidhiyay Socdaalka Wasiirka Arimaha Dibada Jsl!
HARGAYSA(W,N) Warar laga hellayo ilo wareegyo ku dhow dhow diblomaasiyiin Reer galbeeda ayaa xaqiijiyay in maraykanku doonayo in xal kama danbays ah laga gaadho wada-haladda siyaasadeed ee u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya. Xog...
Friday, December 7, 2018
-
“Markasta oo Doorashadu Sii Fogaato, Waxay Keenaysaa In Dadku Sii Kala Fogaadaan”.Sheekh Aadan-Siiro
Hargeysa (WJN) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay khilaafka ku saabsan dib u dhaca Doorashooyinkii Golahayaasha Wakiillada iyo deegaanka ee u dhexeeya Xukuuma...
Friday, December 7, 2018
-
Maamulka Madaxwayne farmaajo Oo ka Shiray Hirgalinta Qorshe Warbaahinta Gudaha Somaliland Loogu Adeegsado faafinta Warar Qarannimada Ku lid ah Iyo Magacyada Shaqsiyaad Arimahan Fuliya.
HARGAYSA(W,N) Tan Iyo Mudadii Asxaabta somaliland ku jireen tartankii Doorashada Madaxtooyada Ee Dabayaaqada sanadkii 2017 Waxaa Marba marka ka danbaysa isa soo tarayay Arin ku cusub faafinteedu Gudaha somaliland kuwaasi oo Bartim...
Thursday, December 6, 2018
-
Wasiirka Gadiidka Jsl Oo Shirkad Gaara ka Dhex Samaystay Wasaarada Iyo Lacago Sharci Daro Ah Oo Shacabka liisamada Doonaya Laga Qaado+fadeexadaha Ka Taagan!
Buuga Barashada Wadida Gawaadhidu Ee Wasaarada Gadiidku soo saartay Ma Buug Qaranbaa Mise Waa Mid Wasiir Cabdilaahi Abokor Leeyahay?Halkayse Ku Dhacdaa Lacagta Dadka Laga Siiyo Buugani?
Hargaysa(W,N) Wasiirka Wasaarada Gadiidk...
Wednesday, December 5, 2018
-
Casharada Laga Baran Karo Heshiisyadii Laga Gaadhay Khilaafyadii Cakirnaa Ee U Dhaxeeyay Xisbiga Kulmiye Iyo Xukuumadii Madaxwayne Rayaale Ee Suurto Galiyay Qabsoomida Doorashooyinka!!
Casharada Laga Baran Karo Heshiisyadii Laga Gaadhay Khilaafyadii Cakirnaa Ee U Dhaxeeyay Xisbiga Kulmiye Iyo Xukuumadii Madaxwayne Rayaale Ee Suurto Galiyay Qabsoomida Doorashooyinka!!
Dib u curashadeenii
Xeerkiyo dastuurkii...
Monday, December 3, 2018
-
DAAWO; Sheekh Adam-siira Oo Si Adag Uga Hadlay Xaqiiqada Dhulka La Sheegay In Madaxtooyo Cusub Laga Dhisayo.
“Nin Sharci Ku fadhiya Oo Madaxwayne ah, Nin Waraaqo Sita Sharciya Oo Nin Wayn ah Oo Afar Maxkamadood U Xukumeen In Uu Yidhaahdo Xoog Baan Ku Qaadanayaa Oo Madaxtooyaan ka Dhisayaa Wax La Aqbali Karo Maaha”Sheekh Aadansiiro....
Friday, November 30, 2018
-
Haayada WFP Oo Bilowday Qaybinta Raashinkii Ugu Badnaa ,Xili Uu Soo Go,ay Dalagii Dalku Iyo Go,aankii Wasaarada Beeraha Jsl Shaacisay Oo Waxba Kama Jiraan Noqday!!.
HARGAYSA(W,N) Haayada Cuntada Aduunka Ee WFP Oo kamida Hayadaha Qaramada Midoobay Uqaabilsan arimaha cunada , Ayaa gudaha somaliland ka bilowday qaybinta raashinkii ugu badnaa ee ku xaraysnaa istoodhada Haayada kuwaasi oo labadii ...
Tuesday, November 27, 2018
-
DAAWO; Fanaan Maxamed Siciid BK Oo Barmaamijka Ololaha La Dagaalanka Qabyaalada Ku Qabtay Ceel-Afwayn Iyo Heeso Shacabka Qiiro Galiyay Oo Uu Kusoo Bandhigay.
CEEL AFWAYN(W,N) Fanaanka Caanka ah ee Maxamed Siciid Bk oo mudooyinkii udanbeeyay gobolada Somaliland ku qabanayay Barmaamijka uu bulshada kaga wacyigalinayo Dhibta ay leedahay Qabyaaladu ayaa maanta Magaalada Ceel-Afwayne ee g...
Friday, November 23, 2018
-
“Hadaad Idinku Is Cuntaan Dalkan Waa La Qabsanayaa”..Sheekh Adam-siiro
Hargeysa (WJN) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Ahmiyadda Diinta Islaamku siisay in Dadku Shaqo kasta oo ay qabanayaan u Talo-saartaan Illaahay (SW).
She...
Friday, November 23, 2018
-
“Faysal keligii Ha Loo Ogolaado Inuu Ku Xiiqo Wadahadalka Gudhan, Waayo Aad Buu Xiiso Ugu Hayaa Inuu Horfadhiisto Cid kasta Oo Dafirsan Xaqa Shacbiga Somaliland”Cali Guray,
“Faysal Cali Waraabe Horta Shacbiga Somaliland Intuu Isagu Metelaa? Malaha Ma Oga Mise Xisaabtu Way Ka Qaldan Tahay”?Siyaasi Cali Guray.
HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali guray) oo kamida masuuliyiinta xisbi xaa...
Thursday, November 22, 2018
-
Bulshada Reer Gabiley Maxay Ku Xasuusan Doontaa Xilldhibaanada Golaha Deegaanka Iyo Hogaaminta Maayarka Maxamed Cumar Cabdi ? Qormadii 2 Aad..
“Maayarkii Hore Ee Gabiley Shucayb Maxamed Muuse Wuxuu Qabtay 11 kall-fadhi Mudo Laba Sannadood Iyo Sadex Bilooda Uu Xilka Hayay,Halka Maayar Maxamed Cumar Cabdi Uu Mudo Afar Sannadood Ku Dhaw Oo Uu Xilka Hayay Uu Qabtay 5 kall-...
Tuesday, November 20, 2018
-
Bulshada Reer Gabiley Maxay Ku Xasuusan Doontaa Xilldhibaanada Golaha Deegaanka Iyo Hogaaminta Maayarka Maxamed Cumar Cabdi ?FAALO.
“Waxaa Maayarka Gabiley U Suurto Gashay In kall-fadhigii 20 Cisho Ahaa Uu ku Soo Koobay 2 Maalmood Oo Kaliya,iyadoo Si Badheedha Uu Ku Soo Gabogabeeyay Kall-fadhigii Udanbeeyay Uu 10/11/2018 furmay Soona Gunaanaday 12/11/2018...
Sunday, November 18, 2018
-
Daawo: Sheekh Aadan-Siiro oo Sheegay Inaan Bulshadu Dhaqaale Ahaan Awood U Lahayn Beddelaadda Taarikada Gaadiidka
Hargeysa (WJN) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay si adag ugaga hadlay Taariikada Gaadiidka oo dhawaan Xukuumadda Somaliland ku dhawaaqday in la beddelayo.
Sheekh Aada...
Friday, November 9, 2018
-
Somaliland iyo Jabuuti oo Ku Loolamaya Dhuumaha Qaada Shidaalka Ee Itoobiya
Hargeysa (WJN)- Xukuumada Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay hamiyayaan in dhuumaha qaada shidaalka laga helay deegaanka Soomaalida Itoobiya laga dhoofiyo Dekadda Berbera.
Somaliland ayaa sheegtay in dowlada Itoobiya ay gaad...
Monday, October 29, 2018
-
“Waa Ayaan Daro In Maxamed Xasan Dalab Oo Aynu Wada Garanayno Uu Qori Meel Lafadhiya Isagoo Cadaalad Raadinaya, Inankiisiina Wasiir Yahay Muuse Biixina Joogo”Ramaax.
“Muusaa Cadaalad Looga Fadhiyaa, Hasayeeshee Marka Aad Aragto Maxamed Xasan Dalab Oo aynu wada Garanayno Oo Ah nin Ganacsade ah Oo Qiimo leh ah Daduu Yahay Aynu Arkayno Isagoo Qori Meel Lafadhiya Oo Cadaalad Raadinaya Inanki...
Sunday, October 28, 2018
-
DAAWO; Hogaamiye Xirsi Oo Wax Laga Waydiiyay Qaybo kamida Buugiisa Oo Uu kaga Hadlay Xaalada Caafimaad Ee Axmed Siilaanyo Iyo Jawaabta Uu ka Bixiyay!
Hargaysa(W,N) Hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan oo dhawaan soo bandhigay buug uu qoray ee miyiga ilaa madaxtooyada kaasi oo qoraalo kamida buugan oo uu kaga hadlayay xaalada caafimaad ee madaxwaynihii hore axmed si...
Sunday, October 28, 2018
-
DAAWO; “Saamaynta Badan Ee Ka Muuqata Buuga ‘Miyiga Ilaa Madaxtooyada, Ma Buugaa Leh Mise Shaqsiga Qoray”,Abwaan Laabsaalax
DAAWO; “Saamaynta Badan Ee Ka Muuqata Buuga ‘Miyiga Ilaa Madaxtooyada, Ma Buugaa Leh Mise Shaqsiga Qoray”,Abwaan Laabsaalax;
HALKAN KA DAAWO MUUQALKA ABWAAN XASAN DHUXUL IYO WEEDHIHII UU KA YIDHI BUUGA HOGAAMIYE XIRSI...
Saturday, October 27, 2018
-
DAAWO; Hogaamiye Xirsi Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Ujeedada Buuga Uu Qoray Ee “Miyiga Ilaa Madaxtooyada” Iyo Dhacdooyinka Ku Duugan.
Hargaysa(W,N) Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo caawa Magaalada Hargaysa Kusoo bandhigay buug uu qoray oo loogu magac daray “Miyiga Ilaa Madaxtooyo” kaasi oo munaasibada lagu Daah furayay ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin tiroban iyo ...
Saturday, October 27, 2018
-
Sheekh Aadan-Siiro oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Dedaalkeeda Iskugu Geyso Joojinta Dagaal-beeleedka Koonfurta Gobolka Sool
Hargeysa (WJN) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Dagaal Toddobaadkii hore deegaanka Dhumay ee Koonfurta Gobolka Sool ku dhex maray laba Beelood oo Walaalo ah, kaasi oo khasaare badan ka dh...
Friday, October 26, 2018
-
Daawo: Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Hada Ka Jawaabay Eedihii Madaxwaynuhu Ujeediyay, Ayaan Darana Ku Tilmaamay In Uu Toban Bilood Kadib Yidhaa Wadani Muu Tanaasulin.
Bristol (WJN)- Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa jawaaab adag ka bixiyay eedihii Madaxwayne Muuse Biixi u jeediyay, Waxaanu ayaan darana ku tilmaamay in uu toban bilood ka dib ...
Monday, October 22, 2018
-
DAAWO; Qoyska Leh Dhulka Madaxtooyada Cusub Laga Dhisayo Oo Soo Bandhigay Sharciyada Ay Uhaystaan Dhulkan Iyo fariin Qiiro Leh Oo Ay Udireen Shacabka Somaliland.
Oday Maxamed Xasan Dalab oo meel adag ka istaagay dhulka uu degan yahay oo xukuumada madaxwayne muuse biixi Xoog Madaxtooyo Cusub kaga Dhisayso.
HARGAYSA()Qoyska leh Dhulka Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Ka dhisayso madaxtooy...
Monday, October 22, 2018
-
“Maxaynu Isku Haysanaa Maanta, Dalkii Aad Ogayd Inta U Naafowday, Inta U Agoomowday Iyo Inta U Leeleeshay, Waxa Ku Nool Koox Dollarka Karsata”Sh Aadansiiro.
“Kursiga Illaahay-Baa Bixiya, Sabab Kasta Qofku Ha Ku Yimaaddee.” Sheekh Aadan-Siira.
“Waxa Nool Koox Dollarka Karsata, Kooxdaasi Qaabka ay u Shaqeeyaan Waa Inuu Adduun helo, Waa inuu Kursi Helo, Inuu Maalintii Kumanaan k...
Friday, October 19, 2018
-
Sheekh Aadan-Siiro Oo Mar Kale Madaxweynaha Jsl U Soo Jeediyey In Laga Fiirsado Heshiiska Saldhigga Imaaraadka Ee Berbera.
“Ninka Illaahay La Doono Inuu Khayr Ummadda U Hoggaamiyo Wuxuu U Sameeyaa Wasiir Wanaagsan..”Sh, Aadansiiro.
“Madaxweynaha Waxaanu Leenahay, Shaqo Walba U Samayso Dadka Ugu Aqoonta Badan Ee Aan Kuu Habraneyn…”sh, Aada...
Friday, October 12, 2018
-
Xukuumada Jsl Oo Aan Wali Gacanta Kusoo Dhigin Dablaydii Afduubtay Gaadhiga Shirkada Oomaar Iyo Dareenka Ay Ka Bixiyeen Ganacsatada Reer Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaan Wali gacanta Kusoo dhigan Dablay Dhawaan Bariga Magaalada Hargaysa ka Qafaashay Gaadhi Xamuul ah oo ay lahayd Shirka Oomaar Company Oo kamida Shirkadaha Waawayn ee Ganacsiga Somalil...
Wednesday, October 10, 2018
-
“Xukuumadii Way Seexatay Waxaanu Mudo Isku Hor Fadhinaa Arinta Komiishanka, Hadba Kii Kursiga Taga Ayuunbaa Waalanaya”.Gudoomiye Faysal.
“Xukuumadii Way Seexatay Waxaanu Mudo Isku Hor Fadhinaa Arinta Komiishanka, Hadba Kii Kursiga Taga Ayuunbaa Waalanaya”.Gudoomiye Faysal.
HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ayaa dhaliilo xoogan usoo j...
Wednesday, October 3, 2018
-
Ogow sagaal arrimood oo ku saabsan xaqiiqooyinka dayaxa, kuwaa oo aanad hore u ogeyn
Dayaxa u muuqda iney godad ku dhex yaallaan, dayaxa midabkiisu buluugga yahay, dayaxa buuxa, dayaxa leh labada af ee fiiqan - waxaa jira waxyaabo cajiib ah oo ku saabsan dayaxa la jecleysto. Waa kuwan xaqiiqooyin la yaab leh oo ku...
Monday, October 1, 2018
-
DAAWO; Hordhaca Showga farxiya fiska Iyo Habeenka Hargeisa, Goobta+Qiimaha.
Hargaysa(W,N) fanaanada farxiya Axmed Cadaawe “farxiya fiska” Oo dhawaanahan ku Sugnayd Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa Show xiiso badan ku qaban doonta magaalada Hargaysa kaasi oo ay ku Weheliyaan fanaaniinta Xidigaha G...
Sunday, September 30, 2018
-
DAAWO: Sheekh Aadan-Siiro Oo Soo Jeediyey Qorshe Kor Loogu Qaadi Karo Waxbarashada Dawliga Ah.
HARGAYSA(W,N) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray(Aadansiira) oo kamida culimada waawayn ee dalka ayaa khudbadii jimcaha ee maanta kaga hadlay arimo door ah
Sheikh Aadansiira ayaa xukuumada usoo jeediyay qorshe kor loogu qaadi k...
Friday, September 28, 2018
-
DAAWO; Siyaasi Ka Tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Oo Dhaliilay Dhismaha Xukuumada Madaxwayne Biixi Iyo Sida Ay Uga Dhex Maqan Yihiin Xubnihii Guusha Keenay.
Hargaysa(W,N) Siyaasi Axmed Muxumed Cumar (Axmed Nasiye) Oo kamida Masuuliyiinta xisbi xaakimka kulmiye Ayaa Markii uhoraysay siqodheer uga hadlay dhismaha xukuumada madaxwayne biixi iyo Sida ay uga maqan yihiin siyaasiyiint...
Wednesday, September 26, 2018
-
Wargayska Indian Ocean Oo Warbixin Xasaasiya ka Qoray Xaqiiqada Heshiis Somaliland la Gashay Bangi Un Maxtor Bank. Iyo Tayada Wasiirada Xukuumada Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)Wargayska Indian Ocean Newspaper(Africaintelligence.com) oo kasoo baxa dalka faransiiska ayaa 14 bishan warbixin ka qoray hashiis ay dhawaan wasaarada maalgashiga somaliland la gashay Bank Un Maxtor Bank. Kaasi oo k...
Friday, September 21, 2018
-
Ma ogtahay in wadnaha uu ka hor gaboobi karo jidhka intiisa kale?
Hay'add laga leeyahay dalka Ingiriiska oo arrintan darasad ku sameeysay ayaa waxay sheegtay Cudurrada wadnaha oo ku dhaca dadka ay da'doodu ka sarreyso 75 jir in 80% laga sii hortagi karo ayna ka yimaaddaan cuntooyinka aan qaadano...
Thursday, September 20, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|