Xayeesiis
-
“Madaxweyne Muuse Biixi Waa Shaqsi Mar Walba Jecel Garnaqsiga iyo In Aan Laga Gar Helin, Hadii Wax Walba Ku Xumaanayaan”.Siyaasi Mustafe Shiine
Hargeysa (WJN)– Guddoomiyhii hore ee gobolada Awdal, Gabiley, Sool iyo maroodi jeex, Mustafe Cabdi Ciise “Mustafe Shiine”, ayaa si weyn uga hor yimi heshiiskii ay maanta Xisbiyada KULMIYE iyo UCID kawada gaadheen arimaha doo...
Tuesday, April 23, 2019
-
DAAWO;-Ciidanka Booliska JSL Oo Wariyayaashii Ugu Badnaa Xabsiga U Taxaabay Iyo Muuqaalka Sidii Ay Ula Dhaqmeen!
HARGAYSA(W,N) Ciidanka booliska ayaa maanta magaalada hargaysa ku xidh xidhay wariyayaashii ugu badnaa kuwaasi oo ciidanka qaarkood kula kaceen falal qaraacis ah.
Dhacdadan ayaa ciidanku ku xidh xidheen wariyayaasha ahaa ah...
Sunday, April 21, 2019
-
DAAWO;-Xisbiyada Qaranka Jsl,Madax Dhaqameed Iyo Xildhibaano Si Adag Uga Hadlay Dhibaatada Xukuumada Madaxwayne Biixi Ku Hayso Qoyska Maxamed Xasan Dalab!
HARGAYSA(W,N) Waxaa Mudooyinkii Ugu Danbeeyay Warbaahinta somaliland Ka baxayay Cabashada Qoyska Maxamed Xasan Dalab Kuwaasi oo ay ka hadlayeen Tacadiga iyo dhibta lagu hayo madax-dhaqameedka, waxgaradka iyo siyaasiyinta beesha uu...
Wednesday, April 17, 2019
-
DAAWO;-Haweenka Beesha Oday Maxamed Xasan Dalab Oo Si Adag Uga Hadlay Dhulka Uu Leehayay Oo Madaxwayne Biixi Xoog Ku dhisanayo, Soona Bandhigay Cadaadis Iyo Tacadi Uu Ku Hayo Qoyskan!
HARGAYSA(W,N) Haween Waynaha Beesha uu kasoo jeedo Oday Maxamed Xasan Dalab oo ah Mulkiilaha beerta ay Xukuumada Madaxwayne Biixi Sheegtay in ay Madaxtooyo ka dhigayso Xiligana Xoog Ciidan Lagu Dhisayo
Haweenkan ayaa soo Bandhi...
Monday, April 15, 2019
-
DAAWO; Oday Maxamed Xasan Dalab Oo Ka Waramay Dhacdooyin Xasaasiya Oo Dhexmaray Madaxwayne Biixi Iyo fariin Qiiro leh Oo Uu Udiray Shacabka Jsl
“Waxaan Leeyahay Umada Bari Iyo Galbeed Ku Nool Salaadiintooda Iyo Cuqaasha Waar Qof Bila Aadana ah Oo Dhibaatada Intaa Leeg Qabaan Ahee Wax Halaga Qabto”Maxamed Xasan.
“Waarniman Yahow Balo Nin Ka Dhacda Ayaa Dun...
Saturday, April 13, 2019
-
DAAWO;-Milicsiga Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Eedo Culus Ujeedinaya Madaxwayne Muuse Biixi!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha gudida qandaraasyada qaranka somaliland nuux Maxamed Xuseen oo hore u ahaa mudane kamida xildhibaanada golaha deegaanka degmada burco ayaa kamid ahaa xubnihii sida wayn uga soo horjeeday hogaaminta xisbig...
Wednesday, April 10, 2019
-
Halkan Ka Daawo-“Dawlada Djabouti Door Intee Leeg Ayey Ku Lahayd Hirgalintii Warshada SBI Cocacola Somaliland”.
Halkan Ka Daawo-Dawlada Djabouti Door Intee Leeg Ayey Ku Lahayd Hirgalintii Warshada SBI Cocacola Somaliland.
Halkan Ka Daawo Warbixin Laga Diyaariyey Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafka u Dhexeeya Bangiga Ganacsi ee BCIMR iyo Gan...
Monday, April 8, 2019
-
Walaalayaal Aynu U Gargaarno Oo Caawino Walaasheen Oo Muddo Shan Sano Ah La Il Daran Xanuun.
Wallaalayaal, sidaynu ka warqabno, Diinteena Macaan ee Islaamku waxay ina faraysaa inaynu caawino keena dhibaataysan. Sidaa darted aynu u gurmuno oo u gargaarno, Muha Cabdi Maxamuud oo saxaradu ka soo bixi laadahay siday u dhalata...
Monday, April 8, 2019
-
Maxaad Ka Taqaan Faanaanada Ugu Saamaynta Badan Sudan “Nada Al-Qalaa” ?
Nada Maxamed Cismaan Xaamud Waxay Ku Magac-Dheertahay Nada (القلعة) Naanaystan Al-Galaa” Ayaa Ah’ Deegaankii Ay Ku Dhalatay Magaciisa Kuna Gaashaan Qaaday Nada.
Nada Waxay 1- Feb- 1975 Ku Dhalatay Deegaa...
Thursday, April 4, 2019
-
Maxaad Kala Socotaa Xaqiiqada Dacwada Axmed Geele Arab?
Hargeysa (WJN)- Waxaa maalmihii ugu danbeeyey bulshada Somaliland aad u hadal hayeen dareenka dacwad la sheegay inay u dhaxayso ganacsade Axmed Osman Geele iyo qoyska Madaxweynaha Jabuuti taas oo sababtay in Ganacsaduhu kasoo xama...
Wednesday, April 3, 2019
-
Kiiska Ganacsade Ina Geele Arab Yaa Ka Dhibane Ah, Ma Qaranka Jabuuti, Mise Qoyska Madaxwaynaha?
HARGAYSA(W,N)-Dhawrkii maalmood Ee u Danbeeyey waxaa baraha bulshada iyo warbaahinta qaar lagu hadal hayay dacwad loo haysto ganacsade Axmed Cismaan Geele oo ah ganacsade reer jabuuti ah reer somalilandna ah oo shirkado Waawayn le...
Monday, April 1, 2019
-
Shirkadaha Isgaadhsiintu Miyay Jebiyeen Heshiiskii Lacag Dirista?
Hargeysa (WJN)– Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in Shirkadaha Isgaadhsiintu ay jebiyeen heshiiskii ahaa inaan boqol dollar wixii ka yar lagu diri karin Telefoonnada Gacanta (Mobile Money).
Xukuumaddii Hore ee Madaxwey...
Monday, March 25, 2019
-
Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Somaliland oo Dastuur Jabin Sameeyay
Hargeysa (WJN)- Xildhibaanada goleyaasha Guurtida, Wakiilada iyo shir-gudoonkooda oo ay barbar fadhiyaan Madaxweynaha Somaliand, Guddoomiyaha Maxkamada Sare, ayaa waxa ay si wada jir ah u jebiyeen laba qodob oo ka mida Dastuurka Q...
Monday, March 25, 2019
-
Siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo Si Farshaxnimo Leh U Weeraray Madaxweyne Biixi
Hargeysa(WJN) – Siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo ka mid Xisbi xaakimka talada Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa waxa uu si farshaxanimo ah u weeraray Maaxweyne Muuse Biixi, isagoo soo bandhigay sheeko duurxul ah oo laga dheehan kara...
Monday, March 25, 2019
-
“Hadii Layidhaa Inanbaa Lacag Cunay Oo La Xisaabiyo Waxa Ka Dhacaysa Qaylada Ugu Wayn Iyo Reer Hebelbaa Loo Jeedaa!Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha somailand muuse biixi cabdi ayaa ka hadlay caqabadaha ka hor imanaya dawlada marka xukuumadu cidii wax lunsatay hanti dhowrku baadho ee la xisaabiyo In markiiba qayladu istaagayso
Madaxwayne biixi aya...
Friday, March 22, 2019
-
“Musuq Maasuqa Ha Lala Dagaalamo, Lakiin Maaha In Cid Gaar Ah La Soo Qabto”.Sh Adam-siiro
Hargeysa (WJN) - Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi (Sheekh Aadan-Siiro) ayaa khudbaddii Jimcaha ee maanta kaga hadlay la-dagaalanka Musuqmaasuqa iyo hawl-gallo Ciidammada Amnigu ku xidh-xidheen masuuliyiin lagu tuhmayo Musuqmaasuq...
Friday, March 22, 2019
-
DAAWO; Balanqaadkii Wasiir Cabdilaahi Abokor Ee 15bisha, Bilowga Dhismaha Wadadda Berbera Corridor Oo Beenoobay!!Warbixin.
Hargaysa(W,N)-Wasiirka Gaadiidka iyo Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor ayaa hore u shaaciyay in bilowga dhismaha wadada berbera corridor la bilaabi doono 15 bisha oo ku beegnayd shalay.
Hadalkii Wasiir Cabdilaahi Abokor Hore...
Saturday, March 16, 2019
-
Moorgan Iyo Cabdicasiis Cali Barre: Maxaa Keenay In Midna Xasuuq Lagu Eedeeyo. Midna Aan Lagu Eedaynin?
“Waxa Ciidanka Xeebta Galbeed Ee SNM Hogaaminayey Kornayl, Jidhif Oo Si fiican Isku Naqaannay, Markii Hore Anaga ka Guulaysanay Oo Jabinay Ciidankoodii, Balse Markii Dambe Soo Rogaal Celintii Ayey Gaadmo Iyo Jidgooyo Ku Dileen A...
Thursday, March 14, 2019
-
DAAWO; True Cable Tv Oo Abaalmarino Qaali Ah Gudoonsiisey Macaamiisheeda!!
DAAWO; Shirkada True Cable Tv ayaa markii labaad Abaalmarino Qaali Ah Gudoonsiisey Macaamiisheeda kuwaasi oo munaasibada bixinta abaalmarinta true cable aysoo qaybgaleen kumanaan kamida macaamiisheeda.
HALKAN KA DAAWO ...
Saturday, March 9, 2019
-
DAAWO;-Safiirka Somaliland U fadhiya Itoobiya Oo Ka Horyimid Mawqifka Xukuumada Ee Shirkii Beelaha Dir Iyo Isbarbar-Dhiga Hadalada Kasoo Kala Yeedhay!
HARGAYSA(W,N) Safiirka somailand ufadhiya dalka itoobiya ayaa ka horimid mawqifka xukuumada Somaliland ka qaadatay shirkii beelaha dir uga qabsoomay magaalada adis ababa kaasi oo ay hore xukuumada Somaliland Ushaacisay in Aanay Wa...
Friday, March 8, 2019
-
“Madaxweynaha Waxaanu kula Talinaynaa, Waar Waxaa Yar Ee Ummaddu Leedahay Adigu Iska Ilaali, Kuwa Kula Joogana Ka Ilaali.”Sheekh Aadansiiro.
“Iyadoo Ummad Badan Soo Oodatay Oo Meherado Badan Xidhmeen, Ayaa Waxa La Iswaydiinayaa Lacag $ 80 Milyan Ah Oo Ay Ku Muransan Yihiin Xukuumadihii Kulmiye..”
“Rasuulku Wuxuu Yidhi ‘Ninka Idinka Midka Ah Ee Aanu Shaqo U D...
Friday, February 15, 2019
-
Sheekh Aadan Siiro oo Ka Hadley Lunsiga Hantida Umada, 80-kii Milyan Ee Daynta iyo Shirkada Dp World
Hargeysa (WJN)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan Siiro) oo khudbadii Jimcaha ee maanta ka jeedinayay mid ka mid ah Masaajida Hargeysa, ayaa ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta lunsiga hantida umada.
Dhinaca...
Friday, February 15, 2019
-
Daawo: Doodii Jimcaha Ee BBC-da oo Lagu Faaqiday Qadiyada Xadhiga Saxaafada Somaliland iyo Heerka Xuuqda Ra’iga
Hargeysa (WJN)- Barnaamijka doodii Jimcaha ee BBC-da ee Maanta, ayaa waxa lagu faaqiday qadiyada xadhiga Saxaafada Somaliland iyo heerka xuquuqda ra’iga, Waxaana dooda marti ku ahaa Wasiir ku xigeeka arrimaha Gudaha Somaliland i...
Friday, February 15, 2019
-
DAAWO; Barnaamij Ku Saabsan Aaskii Marxuum Ganacsade Axmed Cabdilaahi Cali Oo Shalay Magaalada Hargaysa Lagu Aasay,
HARGAYSA(W,N) Alle Ha,Unaxariistee Waxaa Shalay magaalada Hargaysaa Aas Qaran loogu sameeyay Marxuum .Axmed Cabdilaahi Cali Dhiirane oo kamida ganacsatada reer somaliland.
Aaskan Ayaa Waxaa kasoo qaybgalay qaarkamida mada...
Wednesday, February 6, 2019
-
Muj Cali Guray Oo Soo Bandhigay Sida Xal Loogu Heli Karo Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Shaxda Talo Soo Jeedintiisa!!
HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cali maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo kamida siyaasiyiinta reer Somaliland ee badanaa ka faalooda xaalada hadba ka taagan Dalka ayaa soo bandhigay sida xal loogu heli karo saami qaybsiga kuraasta golaha wakii...
Sunday, February 3, 2019
-
Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Tiriyay Maansada Cusub Ee “Digniin” Oo Uu Kaga Hadlayo Xaalada Bulshada Iyo Habdhaqanka Madaxda Somalida.
“Adoo Wax Ilduufay In Aad Isdifaacdo Kalsooni Daraale, Dayowna Xiskaa leh, Aqoonta ka Haadan Damiina Kalbaa Leh Ka Caydha Dulqaadka”Abwaan Cabdilaahi.
Hargaysa(W,N) Abwaan Cabdilaahi xasan ganey oo kamid hal abuurka gayiga ...
Saturday, February 2, 2019
-
DAAWO; Wasiir Ka Tirsanaa Xukuumadii Axmed Siilaanyo Oo Ku Talaabsaday Arin Idhaha Shacabka Somaliland Soo Jiidatay Iyo Cadadka Wax Soo Saareen Uu Sameeyay!!
GABILEY(W,N) Wasiirkii hore Ee wasaarada Warshadaha Somaliland ee xukuumada Axmed Siilaanyo Hore usoo noqday maayarka magaalada gabiley shucayb maxamed muuse ayaa sameeyay arin soo jiidatay idhaha shacabka Somaliland kadib marki...
Friday, February 1, 2019
-
“Mashaariicda Horumarinta Ee Kor U Soo Qaadaya Dhaqalaha Dadka In La Siyaasadeyo Maaha, Heshiiska Somaliland iyo Dp World-na Wakhtigii Aan Joogay Ayuu Bilaabmay”.Xasan Sheekh
Muqdisho (WJN)- Madaxweynihii hore ee dawlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadley heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Shirkada Dp World, Isagoona sheegay in aan la siyaasadayn mashaariicda horumarinta ee kor u soo qaa...
Friday, February 1, 2019
-
Toos U Daawo: Barnamijka Dooda Jimcaha Ee BBC-da oo Lagu Faaqidayo Wadahadaladii Garowe Ku Dhexmaray Madaxweynaha Somalia iyo Madaxda Maamul Goboledyada
Hargeysa (WJN)- Barnaamijka dooda Jimcaha ee BBC-da ee Maanta, ayaa waxa lagu faaqidayaa wadahadaladii iyo heshiisyadii magaalada Garoowe ku dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxda maamul goboleedyada.
Halkan ho...
Friday, February 1, 2019
-
DAAWO; Somaliya Oo Kaalinta Koowaad Ka Gashay Liiska Musuq-Maasuqa Aduunka. Warbixin!!
HARGAYSA(W,N)Haayada la socda wadamada aduunka eek u kaca musuq maasuqa ayaa warbixin ay soo saareen ku sheegay in dawlada somaliya ee ka arimaha muqdisho ay kaalinta koowad ka gashay liska musuq maasuqa aduunka
HALKAN KA DAAWO...
Tuesday, January 29, 2019
-
Toos U Daawo: Dooda Jimcaha Ee BBC-da oo Lagu Faaqidayo Khilaafka Siyaasadeed Ee Ka Taagan Dowlad Deegaanka Soomaalida
Hargeysa (WJN)- Barnaamijka dooda Jimcaha maanta ee BBC-da ayaa waxa lagu faaqidayaa khilaafka Siyaasadeed ee ka taagan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ee u dhexeeya Madaxweynaha Deegaanka, Mustafa Cagjar, iyo Gudoomiha Xisbi...
Friday, January 25, 2019
-
Daawo: Balanqaadkii Madaxwayne Biixi Ee Cadaalada & Laamaha Amniga iyo Isku Eekaanshaha Aragtida Lagu Xidhay Abwaan Cabdiraxmaan Abees
Hargeysa (WJN)- Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa wakhtigii uu ololaha ku jiray balan qaaday hadii ay shacabku codka siiyaan in uu waxka qaban doono arimaha Cadaaladda, isagoo xusay in gaar ahaan meelaha ay kasoo b...
Tuesday, January 22, 2019
-
DAAWO; “Wuxuu Shalay Diidanaa Ninkii Maanta Doonayoow, Waxaad Ka Dagaalantaa Dantaadoo Qudha Ahaa”Abwaan Daaha Gaas.
Abwaan Daaha Cabdi Gaas Oo Tiriyay Maanso Cusub Oo Uu Ku Dhaliilayo Hab-dhaqanka Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi.
Hargaysa(W,N) Abwaan Daaha Cabdi Gaas oo kamida Hal Abuurka Reer Somaliland ayaa soo saaray maanso cusub Ee “D...
Thursday, January 17, 2019
-
DAAWO; Xaflada Caleemo Saarka Suldaan Axmed Maxamed (Abu Salmaan) Oo Kulmisay Badi Madaxdhaqameedka Gayiga Somalida Iyo Nuxurka Khudbadihii Laga Jeediyay.
Gabiley(W,N) Suldaan Axmed Maxamed Colhaye (Abu Salmaan) Ayaa Maanta Lagu Caleemo Saaray Deegaanka Laas Xadhaadh Ee Gobolka Gabiley Taasi oo kulmisay Badi Madaxdhaqameedka Somaliland iyo Kuwo Gayiga Somalida.
Munaasibada ...
Thursday, January 17, 2019
-
DAAWO “Xadhiga Abwaan Abees Dulmibaan U Arkaa, ficilo Xun Xun Oo Dadkani Bari Hore Diideen In Lasoo Celinayo Ayaan U Arkaa”Cabdikarim Axmed Mooge,
Hargaysa(W,N) aqoonyahan cabdikarim axmed mooge ayaa si adag uga hadlay xadhiga abwaan cabdiraxmaan abees kaasi oo uu ku tilmaamay dulmi iyo cabudhin
Sidoo kale cabdikarim axmed mooge ayaa xukuumada ugu baaqay in ay deg deg x...
Sunday, January 13, 2019
-
Daawo: Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo Soo Bandhigay Maanso Uu Kaga Hadlayo Tacadiyada Ka Jira Xabsiyada Dalka
Hargeysa (WJN)- Abwaan Cabdiraxmaan Ibraahim Abees oo ka mid ah Abwaanada da,yarka ah ee reer Somaliland ayaa caawa hotel maansoor ee magaalada Hargeysa ku soo bandhigay maanso uu kaga hadlayo tacadiyada ka jira xabsiyada Somalila...
Friday, January 11, 2019
-
Rajo Intee Leeg Ayay Bulshada Somaliland Ka Qabaan In Xukuumadaha Kulmiye Qabtaan Doorashada Golaha Wakiilada iyo Guurtida: Faalo
Hargeysa (WJN)- Waxay taariikhdu ka marag kacaysaa in mudo kordhintu iyo Guushii Xisbiga Kulmiye wada socdeen iyadoo diiwaanka taariikhda ku xusan tahay in Madaxwayne Siilaanyo markuu 37 maalmood xilka hayay maalin ku beegan 5/9/2...
Friday, January 11, 2019
-
“Cabdillahi Geeljire Inta Aanu Isagu Xil Haynin Saluugiisu Wuu Jirayaa, Laakiin Sidii Xisbiga Kulmiye Looga Eryay….”Cali Gurey
Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Gurey” oo ka mida siyaasiyiinta Xisbi xaakimka Kulmiye, ayaa ka hadlay sida uu u arko hadal kasoo yeedhay siyaasi Cabdilaahi Geeljire oo isagu naqdiyay kulankii Madaxweynaha iy...
Wednesday, January 9, 2019
-
Ogaysiis:Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jsl.Oo Bulshada ku Wargalisay Bilowga Barmaamijka Sahaminta Nafaqada Caruurta Iyo Hooyada!
Ogaysiiska Sahaminta Nafaqada Caruurta Iyo Hooyada!!
Hargeysa(W,N):-Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, waxay ku wargelinaysaa Bulshada oo ay ogeysiinaysaa inay Adeegayaasha Caafimaadka ka gacan-siiyaan x...
Wednesday, January 9, 2019
-
Soddon Muwaaddin Oo Cabasho Ka Muujiyey Dhul Ay Leeyihiin Oo Xukuumadda Xoog Ku Dhisanayso Iyo Farriinta Ay U Direen Madaxweynaha Jsl.
“Madaxweyne Arrintani Waxay na Xasuusinaysaa ficilladii ay Ku Kici Jirtay Dawladdii Hore Ee Soomaaliya Ee Laga Xoreeyay Dalka, Waxaanan u Aragnaa Caddaalad-darro Tii Ugu Waynayd Ee Ku Dhacda Muwaaddiniin Reer Somaliland ah” Ca...
Monday, January 7, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|