Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Roob Dabaylo Wata Oo Ka Da,ay Deegaanka Ceel Sheekh Iyo Khasaaraha Uu Gaystay
CEEL SHEEKH(W,N)-Roob laxaadle oo dabaylo wata oo ka da,ay deegaanka ceel sheekh ee waqooyiga gobolka maroodi jeex ayaa keenat khasaare iskugu jira dhaawac dad shacab ah iyo khasaare guryo uu burburiyay. HALKAN KAGA BOGO WARKAN...
Sunday, July 31, 2022
Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Hortagay Golaha Wakiilada Iyo Su,aalo Laga Waydiiyay Musuq Maasuq Ka Jira Wasaarada.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa saaka hortagay gudida joogtada ah ee golaha wakiilada oo ka xogwaraysay xaalada caafimaad ee dalka Sidoo kale wasiir gaafaadhi ayaa wax laga wwaydiiyay musuq maasuq b...
Sunday, July 31, 2022
Gudida Diwaangalinta Ururada Oo Shaaciyay Wakhtiga Ay Xidhmayso Isdiwaangalinta Ururadu!
HARGAYSA(W,N)-Gudida diwaangalinta ururada kala reebista asxaabta ayaa shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee ay xidhmayso isdiwaangalinta ururada cusub ee doonaya in ay galaan tartanka ururada siyaasada. ...
Sunday, July 31, 2022
Shacabka Reer Gabiley Oo Taageeray Hadalkii Musharax Cirro, Madaxwayne Biixna Ugu Baaqay In Uu Doorashada Qabto!
GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah dhalinyarada iyo Haweenka magaalada Gabiley ayaa taageeray hadalkii musharaxaha madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro kuwaasi oo xukuumada madaxwayne biixi ugu baaqay in uu doorashada madaxtooy...
Saturday, July 30, 2022
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Ka Hadlay Banaan Baxyo Ay Xisbiyada Mucaaridku Wadaan Iyo Digniinta Ay Udireen Shacabka!
HARGAYSA(W,N)-Taliska ciidanka booliska Somaliland oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xisbiyada mucaaridku abaabulayaan mudo haraado Abniga khal khal lagu galinayo kuwaasi oo ay shacabka uga digeen in ay qayb ka noqdaan S...
Saturday, July 30, 2022
Xisbiga Waddani Oo Bandhigay Musuq Maasuq Baahsan Oo Ka Jira Cisbitaalka Dawlada Iyo Lacagta Covid19.
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha bulshada ee xisbiga waddani maxamed sidiiq dhame ayaa ka hadlay musuq maasuq baahan oo ka jira xarumaha caafimaadka iyo sida ay cid gaari ahi uga macaashto. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; h...
Saturday, July 30, 2022
Kal-fadhigii 3Aad Ee Baarlamaanka DDS Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Jig jiga
JIG JIGA(W,N)-Kalfadhigii 3aad ee baarlamaanka dawlad deegaanka somalida ayaa saaka ka furmay hoolka shirar ee qaryaan dhoodaan Waxaana kal fadhigan kasoo qaybgalay madaxwaynaha dawlad deeganka mustafe muxumed cumar oo ka hor a...
Saturday, July 30, 2022
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Soo Xidhay Tafsiirka Quraanka Oo Ka Socday Masjid Jaamaca Gabiley.
GABILEY(W,N)-Wasiirka wwasaarada diinta iyo awqaafta, wasiirka isgaadhsiinta maamulka gobolka gabiley ayaa ka qaybgalay munaasibada lgu soo gabo gabaynayay Tafsiirka Quraanka Kariimka oo mudo ka socday masjid jaamaca magaalada gab...
Saturday, July 30, 2022
“Dhamaanteen Aynu Ahaano Kuwo Ka Shaqeeya Wanaaga Somaliland, Kuwa Hadimadeeda Ka Shaqeeyana,,,”Siyaasi Cukuse.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdilaahi Cukuse Oo ka hadlayay Madal ayaa sheegay in ay muhiimka utahay in aynu ilaashano dawladnimadeena Somaliland kuwii intii ay jirtay hadimaynayay aynu uducayno dambigii ay ka galeen umada. HALKAN K...
Saturday, July 30, 2022
Maraykanka Oo Ka Hadlay Colaada Itoobiya Iyo Wada hadalka Xukuumada Abiye Iyo TPLF.
Addis Ababa(W,N)-Mareykanka ayaa sheegay inay billaabmayaan wadahadallo nabadeed oo dhexmaraya dowladda dhexe ee Itoobiya iyo Fallaagada TPLF oo muddooyinkii u dambeeyey ku dagaallamayey waqooyiga dalka Itoobiya.Wakaaladda wararka...
Saturday, July 30, 2022
“Dadka Ilaawa Taariikhdii Ay Soo Mareen, Waxay Marka Danbe Noqdaan Uun, Kuwa Ku Cel Celiya Khaladkii Ay Sameeyeen” Prof Axmed I. Samater.
HARGAYSA(W,N)-Prof Axmed Ismaaciil Samater oo ka qaybgalay bandhiga buuga dhimbiishii halganka oo caawa lagu qabtay magaalada hargaysa ayaa hadlay nuxurka taariikhda uu xanbaarsan yahay buugani iyo sida ah muhiimka utahay bulshada...
Friday, July 29, 2022
“Kacdoonada Iyo Halganadani Waa Taariikhdeeni, Waa Halka Aynu Kasoo Jeedno”Maayar Mooge.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa Cabdikariim Axmed Mooge oo ka Qaybgalay munaasibada bandhiga buuga Dhimbiishii halganka Ee laga qoray dhalinyaradii Ufo ee kacdoonka samaysay xiligii Taliskii siyaad bare gacanta ku hayay ...
Friday, July 29, 2022
“Wax Shalay Dunida Ceeb Ka Ahaa Oo Aan Afka Lasoo Marinaynin, Ayaa Maanta Xuquuq Loo Raadinayaa”Sh. Mustafe.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo ka mid ah culimada waawayn ee somalida ayaa ka hadlay Isbadalka dunida iyo sida wax shalay ceeb ka ahaa maanta Loogu raadinayo xuquuq Sidoo kale sheikh mustafe ayaa ka had...
Friday, July 29, 2022
Madaxwaynaha Maamulka Goboleedka Koonfur Galbeed Oo ka Hadlay Wasiirkiisii Cadaalada Oo Qarax Lagu Dilay
BAYDHABO(W,N)-Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhamaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Koonfur Galbeed ee uu ka baxa...
Friday, July 29, 2022
Madaxweynaha Jsl Oo Shacabka Hambalyo Udiray Curashada Sannadka Cusub Ee Hijiriyada Islaamka 1444-ka. Awgeed.
HAMBALYO MADAXWEYNE: 29 /07/2022. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu Munaasibadda curashada Sannadka cusub ...
Friday, July 29, 2022
“Waxaa Jira Bilays Gaara Oo Ku Dhex Jira Ciidanka Booliska, Oo Telefoon Lagu Amro”Siyaasi Cali Guray.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “CalI Guray” oo ah gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Halgan kana mid ah dadka ka faalooda siyaasada Somaliland ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay muranka doorasho ee dalka ka taagan is...
Friday, July 29, 2022
Ciidamada Dab Damiska Oo Bakhtiiyay Dab Kacay Guryo Jiingad Ah Oo Ku Yaala Xaafada Xero Awr.
HARGAYSA(W,N)-Dab kacay guro sandaqad ah oo ku yaala xaafada ganan ee degmada ibraahim koodbuur Maalintii shalay ayaa waxaa gurmad ka galay damintooda ciidanka dab damiska kaasi oo aan gaysan wax khasaare nafeed ah. HALKAN KAGA...
Friday, July 29, 2022
Xukuumada Somaliland Oo 34Qof Oo Itoobiyaan Ah Dib Ugu Celisay Dalkoodii!
HARGAYSA(W,N)-Haayada qaxoontiga Iyo Barakcayaasha qaranka ayaa maanta Dib ucelisay 34qof oo itoobiyaan Ah kuwaasi oo dalbaday in dib loogu celiyo dalkoodii. Haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa dib ucelinta muwaa...
Friday, July 29, 2022
Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka Oo Ka Hadlay Xaalada Gabadh Yar Oo Gaadhi Jiidhay Iyadoo Ku Seexatay Shandad Ay Ku Ciyaaraysay.
HARGAYSA(W,N)-Ciidamada Nabadgalyada wadooyinka Somaliland ayaa ka warbixiyay dhaco naxdin leh kadib markii gabadh yar oo ku seexatay shadad ay ku ciyaaraysay uu gaadhi jiidhay Ciidamada nabadgalayada wadooyinka ayaa sheegay in...
Thursday, July 28, 2022
Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Olole Nadiifin Ah Ka Fulisay Xabaalaha Baqiic.
HARGAYSA(W,N)-Dawlada hoose ee caasimada hargaysa oo maanta samaysay ololihii bilaha ee ay nadiifinta caasimada ayaa maanta ololaha nadifinta ka fulisay xabaalaha baqiic ee galbeedka hargasya Waxaana ololahan ka qayb qaatay maa...
Thursday, July 28, 2022
Qaarkamid Ah Madaxdhaqameedka Gobolka Togdheer Oo Hanjabaad Culus Udiray Xukuumada Madaxwayne Biixi.
BURCO(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka gobolka togdheer ayaa taageeray hadalkii musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani fariin culusna usoo diray xukuumada madaxwayne biixi. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu....
Thursday, July 28, 2022
Fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Lagaga Dooday Arrimo Muhiima.
Hargeysa-(W.N)-Fadhigii 96aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinayey Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdi...
Thursday, July 28, 2022
Maxkamada Gobolka Gabiley Oo Xoriyadiisii Usoo Celisay Aare Saleebaan Cawleed Iyo Eheladiisa Iyo Aare Oo Ka Dareen Celiyay!
GABILEY(W,N)-Maxkamada degmada gabiley ayaa maanta xoriyadiisii usoo celiyay aare saleebaan cawleed oo ku xidhnaa magaalada gabiley mudo 69cisho ah kadib markii lagu waayay dambigii lagu soo oogay Qareenka udoodayay aare saleeb...
Thursday, July 28, 2022
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Caasho Badhi Si Sharci Daro Ah Looga Dhoofinayay Madaarka Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Ciidamada booliska Somaliland ayaa galabta gacanta ku dhigay caasho badhi dalka si sharci daro ah lagaga dhoofinayay madaarka caasimada hargaysa. Afhayeenka ciidanka booliska jsl ayaa faah faahin ka bixiyay qa...
Wednesday, July 27, 2022
Maamulka Iyo Shacabka Magaalada Wajaale Ee Dhinaca Itoobiya Oo Raashin Iyo Lacag Taakulo Ah Udiray Ciidamada Liyuu Booliska.
TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka magaalada wajaale ee dhinaca dawlad deegaanka Itoobiya oo kaashanaya shacabka iyo ganacsatada ayaa deeq raashin,lacag iyo agab kale iskugu jirta udiray ciidamada liyuu booliska ee dagaalka kula jira oo ...
Wednesday, July 27, 2022
Xildhibaano Booqday Barakacayaasha Xaafada Istanbuul Ee Magaalada Hargaysa Oo Xaalad Gurmad Ubaahan Ku Sugan.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Timajilic iyo xildhibaan barkhad Batuun ayaa booqasho indho indhoayn ah ku tagay dadka danyarta ee deganaa xaafada istanbuul ee magaalada hargaysa oo laga sii barakiciyay dhulkii ay deganayaan islama...
Wednesday, July 27, 2022
Maxaad Kala Socotaa Ninka Soomaaliya U Kiraysatay Inuu La Dagaalamo Heshiiska Iskaashiga Somaliland Iyo Maraykanka!
Maxaad Kala Socotaa Ninka Soomaaliya U Kiraysatay Inuu La Dagaalamo Heshiiska Iskaashiga Somaliland Iyo Maraykanka! https://youtu.be/ONqaiSXgdDU...
Wednesday, July 27, 2022
Wafti Ka Socda Dawlada Jabuuti Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley.
GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley ayaa soo dhaweeyay wafti ka socda dalka jabuuti oo somaliland uyimid ka qayb galka bandhiga carwada buugaagta hargaysa oo booqasho ku tagay magaalada gabiley. HALKAN KAGA BOGO WARKAN ...
Wednesday, July 27, 2022
Madaxwaynaha DDS Oo Safar Uu Ciidamada Ku Dhiiri Galinayo Ku Maraya Deegaanka Ay Alshabaab Soo Weerartay.
JIG JIGA(W,N)0-Madwxaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar ayaagaadhay magaalada Feer Feer ee xuduudka udhexeeya itoobiya iyo somaliya oo ciidamadooda dagaal ku dhexmaray kooxda argagixisada ah eee Alshaba...
Wednesday, July 27, 2022
Ugaaska Guud Ee BeelahaCiise Oo Ka Hadlay Dagaalada Udhexeeya Somalida Iyo Canfarta Ee Gudaha Itoobiya.
SITI(W,N)-Ugaaska Guud ee beelaha ciise ayaa ka hadlay duulaanka qoomiyada canfartu ku hayso dadka somalida ee gobolka siti ee dalka itoobiya oo uu sheegay in ay doonayaa sidii ay uqabsan lahaayeen ilaa Diridhaba Sidoo kale Uga...
Tuesday, July 26, 2022
Wasiir Cabdiqaadir Iimaan Oo Sheegay In Wasaarada Beeraha Jsl Ay Magac Ahaan Uun Ujirto Hada!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland eng Cabdiqaadir Iimaan oo ka hadlay madal ayaa ka xog waramay duruufaha caalamka ka jira iyo cunto ayaraanta laga cabsi qabo in ay soo foodsaarto Sidoo kale wasiir cabdiqaadir...
Tuesday, July 26, 2022
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Safiirka Midowga Yurub Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
Hargeysa(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, ahna Gudoomiye Kuxigeenka Koobaad ee Xisbiga KULMIYE, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Midawga Yurub Ambassador Tiina Intelmann oo booqasho joogta Jam...
Tuesday, July 26, 2022
Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Geel Tiro Badan Ka Saartay Magaalada Iyo Fariinta Ay Udireen Shacabka!
HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa oo uu horkacayo maayarku yaa maanta gudaha magaalada ka saaray geelo faro badan oo loosoo foofiyay magaalada kaasi oo gaadiidka iyo dhirta shacabku ka beertaan guryahooga ...
Tuesday, July 26, 2022
Madaxwaynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Qaarkamid ah Madax-dhaqameedka Bariga Burco.
Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabiley Salaadiin ka socday Gobollada Togdheer, Sanaag, Saraar iyo Saaxil oo uu madaxweynuhu u fidiyey martiqaadka kulanka. Waxaana Kulankaa Lagaga wada hadlay qodobbo...
Tuesday, July 26, 2022
Xukuumada Somaliland Oo Dadka Ajaanibka Ah Ee Sharci Darada Ku Jooga Dalka Ku Wargalisay In Ay 20Cisho Kaga Baxaan!
** Wargalin & Digniin ** Taliska Ciidanka Socdaalka Jamhuriyadda somaliland wuxuu ku wargalinayaa Ajaanibka Sifo Sharci daro ah ku jooga dalka Somaliland in ay kaga baxaan muddo Labatan (20) cisho ah oo ka bilaabma 28/07/2...
Tuesday, July 26, 2022
Goob Laga Dhisayay Guri Gudaha Magaalada Wajaale Oo Laga Helay Maydka Qof Mudo Hore Lagu Aasay.
TOG WAJAALE(W,N)-Goob laga dhisayay guri oo ku taala gudaha magaalada wajaale ayaa laga helay mayd qof mudo hore lagu xabaalay kaasi oo aan la aqoonsan kaasi oo lagu aasay xabaalaha wajaale. Maamulka degmada wajaale ayaa ka had...
Monday, July 25, 2022
Madax-dhaqameedka Beelaha Subeer Awal Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Dhigooda Beelaha Warsangali.
HARGAYSA(W,N)-Salaadiinta Beelaha Subeer Awal ayaa magaalada Hargaysa Hadhimo Sharafeed ugu sameeyay Salaadiinta Beelaha Warsangali Taasi oo ka qabsoonta huteelka Like Asal ee magaalada hargaysa. Suldaan Ismaaciil suldaan...
Monday, July 25, 2022
Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Ka Digay In Laga Laabto Furista Ururada Siyaasada.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Axmed Ismaaciil Samater ayaa ka digay in laga laabto furista ururada siyaasada oo wakhtigii loogu talo galay taagan HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu...
Monday, July 25, 2022
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiirka Midowga Yurub.
Hargeysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay safiirka midowga Yurub, Tiina Intelmann. Kulankan, ayaa lagaga wada hadlay arrimo door ah oo ay ka...
Monday, July 25, 2022
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Khudbad Xasaasiya Ujeediyay Shacabka Jsl, Kana Xog Waramay Muranka Doorasho Ee Dalka Ka Taagan Iyo Talaabada Ay Qaadayaan 13Novenber!
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga mucaaridka ah ee waddani Cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi (cirro) oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa ka xogramay cida fashilisay wada hadaladii mucaaridka iyo xuk...
Monday, July 25, 2022
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update