WARAR
-
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Ciidamada Jsl Ee Gaadhay Deegaanka Boocame, Jawaabna Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeedhay Maamulka Punthland.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa ka hadlay ciidamada qaranka iyo maamulka gobolka sool oo dhawaan gaadhay deegaanka boocame ee xuduudka udhexeeya Somaliland iyo maamul goboleedka punthland isagoo wasiir...
Saturday, August 6, 2022
-
DAAWO;-Muuqaalka Jawigii Magaalada Burco Iyo Iska Hor Imaadkii Shacabka Iyo Ciidamada Booliska!
BURCO(W,N)-Magaalada burco ayaa saaka ku waabariisatay Waji kacsan oo keenay in ay isku soo baxaan shacab tiro badan oo kasoo horjeeda booqashada dr gaboose
Sidoo kale xukuumada ayaa iyadu isku dayaysay in ay xoog ku joojiso sh...
Saturday, August 6, 2022
-
Bandhigga Buugga The SNM Liberation Struggle (1981 – 1993) Ee Uu Qoray Boobe Yuusuf Ducaale Oo Caawa Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Munaasibada bandhiga buuga The SNM Liberation Struggle (1981 - 1993) kaasi oo uu qoray Qoraa cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe” Ayaa caawa lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen wasiiro xuku...
Friday, August 5, 2022
-
“Inagu Markaynu Fashilanay Waxaynu Isku Madadaalinaa, Shalay Ayaynu Dagaal Kasoo Baxnay, Waar Dagaalka 30sano Ayaa Ka Danbeeyay…Sh, Mustafe.
“Hantideena Iyo Horumarkeeno Ma Wada Socdaan Dhinacna Uma Wada Jeedaan”Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo kamid ah culimada waawayn ee somalida ayaa ka hadlay fahsil...
Friday, August 5, 2022
-
DAAWO;-Sheekh Maxamed Ismaaciil Oo Ka Waramay Dhacdooyin Yaable Ee Uu Usoo Joogay Tan Iyo Maalintii Uu Raad Qaaday.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Maxamed Ismaaciil oo kamid ah Culimada Somaliland ayaa ka waramay dhacdooyin amakaag leh oo soo maray tan iyo intii uu raad qaaday ee intii ay jireen dawladiii somaliya iyo Somaliland oo haatan uu ku sugan yah...
Friday, August 5, 2022
-
‘Ciidamada Booliska Waxaan Leeyahay Cidkasta Oo Timaada Waad La Shaqaynaysaane Ee Shacabka Utudha”xisbiga Ucid,
‘Ciidamada Booliska Waxaan Leeyahay Cidkasta Oo Timaada Waad La Shaqaynaysaane Ee Shacabka Utudha”xisbiga Ucid Oo ciidanka booliska ugu baaqay in aanay shacabka banaan baxaa samaynaya u adeegsan rasaas noo islamarkaana ay iyag...
Friday, August 5, 2022
-
DAAWO;-Warbixin Xaalada Abaareed Ee Deegaano Katirsan Gobolka Gabiley Iyo Qaylo Dhaanta Kasoo Yeedhaysa Bulshada!
GABILEY(W,N)-Xaalada abaareed ee deegaano katirsan gobolka gabiley ayaa sii adkaanaysa taasi oo hada ay xoolihii udhimanayaan baad iyo biyo la,aan
Dadwaynaha deegaanka ijaara oo katirsan gobolka gabiley ayaa baaq udiray xukuuma...
Friday, August 5, 2022
-
Sheekh Cabdiraxmaan Dheer Oo Ka Hadlay Faa,iidooyinka Bisha Muxarram
HARGAYSA(W,N)-Sheikh cabdiraxmaan dheere oo kamid ah culimada dalka ayaa ka hadlay faa,iidooyinka bisha muxarram Ee Aynu KU jirno iyo maalmaha la soomayo.
https://youtu.be/XL6Y8aI8CDo...
Friday, August 5, 2022
-
Sheikh Dirir Oo Ka Hadlay Warwarka Ay Shacabka Somaliland Ku Hayaan Muranka Doorashooyinku!
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo kamid ah Culimada somaliland ayaa ka hadlay war warka ay bulshada ku Keento markasta oo ay doorashooyin dhacayaan khilaafka iyo Muranka xukuumada iyo mucaaridka
Sidoo kale sheikh diri...
Thursday, August 4, 2022
-
Xubnaha Cusub Ee Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Safar Ku Tagay Dalka Kenya.
NARIOBI(W,N)-Afartii xubnood ee Komishanka cusub Ee Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta safarkoodii ugu horeeyey ugu baxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya,Xuseen Badhaani ayaa ujeedka safarkooda sharaxay:
"waxaanu sa...
Thursday, August 4, 2022
-
“Hal Ku Dhigyadii Daahir Riyaale Waxaa Kamid Ahaa “Somaliland Mudo Kordhin Ku Iibsami Mayso, Ee Doorasho Ayay Ku Iibsamaysaa”Ganacsade Aadan Baradho.
HARGAYSA(W,N)-Ganacsade Aadan Baradho oo ka qaybgalay munaasibad lagu maamuusa madaxwaynihii hore ee somaliland daahir rayaale ayaa ka waramay wakhtigii uu somaliland hogaaminayay in qabyaaladu sidan hada ay ka yarayd,
Sidoo ka...
Thursday, August 4, 2022
-
Shir Culimada Uga Furmay Magaalada Hargaysa Iyo Sheikh Ismaaciil Dheeg Oo Ka Warbixiyay.
HARGAYSA(W,N)-Magaalada hargaysa ayaa waxaa maanta shir uga Culimo awdiin tiro badan oo iskaga kala timiday deegaanada Somaliland iyo guud ahaan gobolada Somaliland.
Sheekh ismaaciil Dheeg oo kamid ah culimada Somaliland ayaa...
Thursday, August 4, 2022
-
Qaramada Midoobay Oo Fariin Digniin Ah Udirtay Shaqaalahooda ku Sugan Caasimada Somaliland
Qoraal ay soo saartay hay’adda amniga ee Qaramada Midoobay ee magaceeda loo soo gaabiyo UNDSS , ayaa lagu sheegay in ciidamada gaar u ah illaalinta xarumaha Qaramada Midoobay ee magacooda loo soo gaabiyo SPU loo qorsheeyay...
Thursday, August 4, 2022
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Iftiin Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Iftiin Cabdiqaadir Obsiiye ayaa lagu soo dhaweeyay caasimada Somaliland ee hargaysa halkaasi oo uu kala hadlay shacabka reer Somaliland.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
...
Thursday, August 4, 2022
-
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Rayaale Oo Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Ugu Baaqay In Ay Marunka Udhexeeya Ku Dhamaystaan Wadahadal.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee somaliland daahir rayaale kaahin oo ka hadlayay madal hadhimo sharafeed loogu sameeyay ayaa xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ugu baaqay in ay khilafaaka udhexeeya ee arimaha doorashada ku dham...
Thursday, August 4, 2022
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Markale Ku Celiyay In Aanu Sharci Ahayn Mudo Haraado Ay Sameeyaan Mucaaridku!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin ayaa markale digniin culus udiray xisbiyada mucaaridka oo uu sheegay in ay abaabulayaan banaanbaxyo aan sharci ahayn
Sidoo kale wasiir kaahin ayaa Amaro ...
Thursday, August 4, 2022
-
DAAWO;-Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Iyo Nuxurka Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Uu Ka Jeediyay Furitaanka Shirka Beelaha Ciise.
JIG JIGA(W,N)-Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Sh, Muxumed oo ka Qaybgalay shirka beesha ciise uga furmay deegaanka Ayshaca Ee Ismaamulka somalida ee dalka itoobiya ayaa ka jeediyay Khubad dhinacyo badan taabanaysa oo la xid...
Wednesday, August 3, 2022
-
Madaxwaynaha DDS Oo Ka Digay In Dhaqamo La Mid Ah Kuwii Dawladii Hore Looga Faa,idayso Ka Hortaga Ururka Alshabaab.
JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida mustafe muxumed cumar ayaa kulan la qaatay qaarkamid ah culimo awdiinta deegaanka iyo waxgarad kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii layskaga kaashan lahaa adkaynta abniga iyo ka hor...
Wednesday, August 3, 2022
-
Dadwaynaha Ku Ganacsada Saylada Xisbiga Oo Cabasho Ka Muujiyay Dawlada Hoose Oo Doonaysa In Ay Goob Kale Urarto!
HARGAYSA(W,N)-Dadwaynaha ku ganacsada suuqa xisbiga ee magaalada hargaysa gaar ahaan kuwa xoolaha iibiya ayaa cabasho xoogan ka muujiyay dawlada hoose ee caasimada hargaysa oo doonaysa in urarto goob kale taasi oo ay sheegeen in a...
Wednesday, August 3, 2022
-
Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Kulan La Qaatay Wafti Ciidamada Fadaraalka Itoobiya Ka Socday!
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socday Ciidamada Dawlada fedaraalka ah ee Itoobiya oo uu hor kacayay Madaxa wardoonka Ciidanka Faderaalka Itoobiy...
Wednesday, August 3, 2022
-
Xildhibaan Indho Indho Oo Ku Gacan Saydhay Qoraal Yeedhmo Ah Oo Uga Yimid Maxkamada Gobolka Sool Iyo Sobobta!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdiqaadr indho indho ayaa ka hadlay qoraal yeedhmo ay oo uga yimid maxkamada gobolka sool oo qoraalkiisa lagu faafiyay baraha bulshada
Sidoo kale xildhibaan indho indho ayaa sheegay in aanu tagay isag...
Wednesday, August 3, 2022
-
“Sharciga Madaxwaynuhu Ma Ilaaliyo Ee Danihiisa Ayuu Ku Ilaashadaa”Xisbiga Ucid.
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga ucid Yuusuf kayse cabdilaahi ayaa ka hadlay banaanbaxyada ay xisbiyada mucaaridku wadaan isagoo ciidamada booliska uga digay in ay noqdaan kuwo taageera xisbiga xaakimka kulmiye
...
Wednesday, August 3, 2022
-
War-saxafadeed Kasoo Baxay Haayada Qaxoontiga & Barakacayaasha Iyo Waxa Uudaaran Yahay!
Hargaysa(W,N)-Warsaxafadeed kazoo baxay haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa lagu beeniyay war si xaqiiqda ka foga uga mareegta Somali Dispach kaasi oo ay kaga been sheegeen 34qof oo itoobiyaan ah oo dalkoogii dib lo...
Wednesday, August 3, 2022
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum General Maxamed Jaamac “Fadhi Kusalaan” Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.
TACSI MADAXWEYNE: 02/08/2022
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa u...
Tuesday, August 2, 2022
-
Wafti Culus Oo ka Socda Ciidamada Federaalka Itoobiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargeysa
HARGAYSA(W,N)-Wafti culus oo ka socda Itoobiya oo uu hoogaminayo Hoogaanka Wardoonka Ciidamada Heer Faderaal ee dalka Itoobiya General Burhanu kabadha iyo sarakiil kale oo sare.
Madaarka Hargeysa waxa si heer sare ah wa...
Tuesday, August 2, 2022
-
Fanaaniinta Lamaanaha ah Ee Fadxiya Fiska Iyo Mubaarik Oo Hadhimo Sharafeed Loogu Sameeyay Magaalada Hargaysa .
HARGAYSA(W,N)-Fanaaniinta lamaanaha ah ee fadxiya fiska iyo mubaarik ayaa maanta lagu casuumay magaalada hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen fanaaniin madaxdhaqameed, abwaano iyo shakhsiyaad kale oo bulshada magic ku dhex leh.
...
Tuesday, August 2, 2022
-
Culimo Awdiin Kormeer Ku Tagay Dhismaha Jaamacada Quraanka Ee Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah culimada Somaliland ayaa baanta booqday dhismaha jaamacada quraanka kariimka ah oo dhismaheegu ka socdo magaalada hargaysa taasi oo bilowgeedii uu lahaa Alle ha,unaxariistee sheikh aadansiiro.
Si...
Tuesday, August 2, 2022
-
Urur Siyaasadeedka Waabari Oo Doortay Hogaanka Ku Meelgaadhka Ah Ee Ururka
HARGAYSA(W,N)-Munaasibad ay magaalada hargasya ku qabsadeen urur siyaasadeedka waabari ayaa lagu doortay xubnaha ururka hogaamin doono
Waxaana gudoomiyaha ururka loo doortay cabdirasaaq ataash. Halka kuxigeenkana looga doortay ...
Tuesday, August 2, 2022
-
Golaha Wasiirada Cusub Ee Xukuumada Somaliya Oo La Magacaabay!
MUQDISHO(W,N)-Raysalwasaaraha somaliya ayaa magacaabay golaha wasiirada xukuumadiisa ee cusub oo iskugu jiro wasiiro,wasiir kuxigeeno iyo wasiirul dawlayaal.
Sidoo kale raysalwasaaraha somalya ayaa magacaabay kuxigeenkiisa
h...
Tuesday, August 2, 2022
-
Komishanka Tamarta Jsl Iyo Shirkadaha Korontada Oo Soo Saaray Go,aamo!
HARGAYSA(W,N)-Komishanka tamarta Somaliland iyo shirkadaha bixiyay adeega korontada dalka ayaa soo saaray go,aamo wada jir ah oo la xidhiidha soo afjarida khilaafkii udhexeeyay labada dhinac
Sidoo kale komishanka tamarta jsl iy...
Monday, August 1, 2022
-
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Kulan La Yeeshay Haayadaha Ay Wada Shaqeeyaan.
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa maanta furay Shir lagaga hadlayey sidii loo horumarin lahaa wadashaqaynta kadhaxaysa HQBQ iyo hay’addaha Ka shaqeeya ilaalinta xuquuqaha dadka nugu...
Monday, August 1, 2022
-
Hoggaamiye Ka Badheedhay Qaddiyadda Somaliland Oo La Saadaalinayo In Uu Noqdo Madaxweynaha Dalka Kenya!
NARIOBI(W,N)-Doorashada madaxtinimo ee dalka Kenya ayaa lafilayaa in ay dhawan qabsoonta iyadoo la sadaalinayo uu ku guulaysto hogaamiyaha mudada dheer mucaaridka soo ahaa ee Rayla Odinga kaasi ooh ore uga badheedhay taageerada qa...
Monday, August 1, 2022
-
“Waxay Uqaateen Wixii Bidaar Lihiba Inay Mucaarid Yihiin” Xigmadii Maxamed Cali Weji.
HARGAYSA(W,N)-Wariyaha Rug cadaaga ah ee Maxamed cali waji ayaa ka sheekeeyay sheeko xigmada oo la xidhiidha bidaarta iyo sida ay dadka ugu soo badanaysa
Sidoo kale suxufi maxamed cali waji ayaa si dadban usaadaaliyay bidaarta ...
Monday, August 1, 2022
-
Munaasibad Kulmisay Ardaydii Ka Baxday Dugsiga Sare Ee Faarax Oomaar Wakhtiyo Kala Fog Iyo Sobobta!
Munaasibad Kulmisay Ardaydii Ka Baxday Dugsiga Sare Ee Faarax Oomaar Wakhtiyo Kala Fog Iyo Sobobta!
https://youtu.be/5csHrJsly-A...
Monday, August 1, 2022
-
Col. Caare Oo Hargaysa Lagu Dhex Arkay Iyo Fariin Muhiim ah Oo Uu Udiray Golaha Deegaanka Caasimada.
HARGAYSA(W,N)-Col caare oo hore xukuumada somaliland uga mustaafuray dalka kadib markii jabhad samaystay wallow markii danbi uu soo noqday ayaa maalmihii udanbaysay ku sugnaa caasimada hargaysa iyadoo la sheegay in madaxwayne biix...
Monday, August 1, 2022
-
Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Digniin Culus Soo Saaray Iyo Nuxurka Awaamiir Uu Dul Dhigay Dugsiyada Gaarka Ah.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Toorno fariin culus udiray dugsiyada waxbarasho ee dalka kuwa dawlada iyo kuwa gaarka loo leeyahay kaasi oo la xidhiidha furitaanka sanad dugsiyeedka cusub ,dirayska arday...
Monday, August 1, 2022
-
Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Gacan Ku Dhiigle Magaalada Hargaysa Ku Dilay Marxuum La Odhan Jiray Maxamed Cawil Saaxil.
HARGAYSA(W,N)-Ciidanka Booliska JSL ayaa maanta gacanta kusoo dhigay gacan ku dhiigle Cabdi Cali Cismaan oo loo yaqaan (Fool) Oo xalay abaaro 11:00 Dilay marxuum la odhan jiray Maxamed Cawil Saaxil.
dilkan ayaa ka dhacay degm...
Sunday, July 31, 2022
-
Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Soo Gabo Gabeeyay Kulan Lagaga Arinsanayay Wax Soo Saarka Dalka.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha somaliland cabdiqaadir iimaan ayaa soo gabo gabeeyay kulan afar maalmood socday oo lagaga arinsanayay wax soo saarka dalka islamarkaana ay ka qaybgaleen khuburo dhinaca beeraha aqoon uleh.
...
Sunday, July 31, 2022
-
Roob Dabaylo Wata Oo Ka Da,ay Deegaanka Ceel Sheekh Iyo Khasaaraha Uu Gaystay
CEEL SHEEKH(W,N)-Roob laxaadle oo dabaylo wata oo ka da,ay deegaanka ceel sheekh ee waqooyiga gobolka maroodi jeex ayaa keenat khasaare iskugu jira dhaawac dad shacab ah iyo khasaare guryo uu burburiyay.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN...
Sunday, July 31, 2022
-
Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Hortagay Golaha Wakiilada Iyo Su,aalo Laga Waydiiyay Musuq Maasuq Ka Jira Wasaarada.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa saaka hortagay gudida joogtada ah ee golaha wakiilada oo ka xogwaraysay xaalada caafimaad ee dalka
Sidoo kale wasiir gaafaadhi ayaa wax laga wwaydiiyay musuq maasuq b...
Sunday, July 31, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|