WARAR
-
Kursi Jacaylka Xukuumada Kulmiye Iyo Ku Dhaganaanta Mucaaridka Doorasho Doonka Ahi, Malaga Yaabaa In Uu Somaliland Dib Ugu Celiyo Marxalado Adag Oo Ay Kasoo Gudubtay?
HARGAYSA(W,N)-Khilaafka Siyaasadeed Ee Udhexeeya Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Ee Waddani & Ucid Iyo Xukuumada xisbi xaakimka Kulmiye ee Uu Gadhwadeenka ka Yahay Madaxwayne Biixi oo Salka ku haya Qabsoomida Doorashada Madaxt...
Friday, August 12, 2022
-
“Waxaan Idin kula Dardaarmaynaa Ha Gaadhina Meel Dibada Laydinka Soo Faro Galiyo, Meel Ajaanib Idiin Imaado”Madaxwayne Xasan Sheekh.
“Reer Somaliland Walaalayaal Waxaad Caan Ku Tihiin Oo Aad Ku Faantaan In Aad Arimihiina Xalisataan Idinka Oo Kaliya “Madaxwayne Xasan Sheekh.
MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha somaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay mudo har...
Friday, August 12, 2022
-
Beesha Caalamka Oo Baaq Kasoo Saaray Banaan Baxyadii Ka Dhacay Somaliland.
UK(W,N)-Beesha caalamka ayaa walaac ka muujisay xaalada syaasadeed ee Somaliland iyo banana baxyada ka bilowday kuwaasi oo ay ku dhinteen dad tiro badani
Wadamada maraykanka iyo midowga yurub ayaa xukuumada Somaliland iyo xisbi...
Friday, August 12, 2022
-
Beesha Madigaan “Ansaar” Ee Gobolka Gabiley Oo Fariin Udiray Madaxda Xisbiyada Mucaaridka Jsl.
Hargeisa(W,N)-Madax-dhaqameedka iyo odayaasha beesha madigaan “Ansaar” oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada gabiley ayaa waxaa ay beeq cod dheer ugu direen madaxda xisbiyada mucaaridka somaliland oo wali ku baaqaya in la...
Friday, August 12, 2022
-
Sheekh Mustafe Oo Ka Hadlay Banaan Baxyadii Shalay Dalka Ka Dhacay Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun oo kamid ah culimada wawayn ee somalida ayaa ka hadlay mudo haraado maalintii shalay ka dhacay gobolada Somaliland kaasi oo ay ku dhinteen dad shacab ahi
Sheikh mustafe ayaa ...
Friday, August 12, 2022
-
Waraabhinta Dunida Oo Siwayn Wax Uga Qortay Mudo Haraadadii Shalay Ka Dhacay Somaliland.
HARGAYSA(W,N)Qaarkamid ah warbaahinta caalamka kuwa ugu afka dheer ayaa siwayn wax uga qoray banana baxyadii mucaaridka dhigee ee ka dhacay Somaliland kaasi oo ay ku dhinteen dad tiro badani
Halkan kaga Bogo Warkan oo Faah Faah...
Friday, August 12, 2022
-
Wefti Ka Socda Dalka Maraykanka Oo Soo Gaadhay Jamhuuriyadda Somaliland.
Hargeysa(W.N)-Weftigan ballaadhan oo ka socda dalka Maraykanka ayaa maanta soo gaadhay Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland, waxaanu booqashada safarkoodu qaadan doonaa in muddo ah iyaga oo kulamo muhiim ah la qaadan doona madaxda s...
Thursday, August 11, 2022
-
Madaxwayne Biixi Oo Masuuliyada Dadkii Ku Dhintay Mudo haraadadii Maanta Iyo Khasaarihii Ka Dhashay Ku Dusha Usaaray Xisbiyada Mucaaridka!
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi cabdi oo caawa goordhawayd ka hadlay warbaahinta dawlada ayaa sheegay in khasaarihii ka dhashay banaan baxyadii xisbiyada mucaaridka ka sameeyay gobolada dalka ku eedeeyay in ay iyagu mas...
Thursday, August 11, 2022
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Tirada Dadkii Ku Dhintay Banaan Baxyadii Maanta Iyo Kuwo Ku Dhaawacmay!
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay mudoharaadadii xisbiyada mucaaridku kaqabteen gobolada dalka iyo tirade dadka shacabka eek u dhimatay kuwo ku dhaawacmay iyo kuwo xukuumadu xi...
Thursday, August 11, 2022
-
Maayar Mooge Oo Sheegay In Banaan Baxyadii Maanta Aanay Wax Dhibaaato ah Ka Dhicin, Xili Dhimasho Iyo Dhaawac Shacab Jirto!
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa sheegay in ay aan wax dhibaato ahi ka dhalan mudo haraadadii maanta ka dhacay caasimada hargaysa xili ay ciidamada boolisku toogteen shacab tiro badan ayna u geeriyoodeen sedex qof ha...
Thursday, August 11, 2022
-
Xildhibaan Axmed Khaliif Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Wasiirka Arimaha Gudaha.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed khaliif oo katirsan golaha wakiilada jsl kana mid ahaa mudanayaashii hogaaminayay banaan bixii xisbiyada mucaaridka ee maanta ka dhacay hargaysa ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka arimaha gudaha maxa...
Thursday, August 11, 2022
-
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Ka Dhashay Banaan Baxyadii Mucaaridka Ee Maanta!
HARGAYSA(W,N)-Talisa ciidanka booliska Somaliland ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay mudo haraadadii maanta ka dhacay magaalooyinka waawayn ee gobolada Somaliland iyo tirade dadka shacabka eek u dhimatay iyo kuwo ku dhaawacmay
...
Thursday, August 11, 2022
-
Mudo Haraadkii Xisbiyada Mucaaridku Iclaamiyeen Oo Badi Ka Dhacay Gobolada Dalka Iyo Tirada Dadka Ku Dhintay Iyo Kuwo Ku Dhaawacmay!
HARGAYSA(W,N)-Mudo haraad ay shaaciyeen xisbiyada mucaaridka somaliand ee Ucid Iyo Waddani ayaa saaka ka bilowday magaalooyinka hargaysa,ceerigaabo,burco Boorama Berbera iyo gobolo kale iyo degmooyin.
Sidoo kale ciidamada a...
Thursday, August 11, 2022
-
Wasiir Kuxigeenka Waxbarashada Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Dugsi Barasho Oo Laga Hirgaliyay Deegaanka Caro Malko.
GABILEY(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada Somaliland badhasaabka gobolka gabiley maayarka magaalada iyo madax ka socotay haayada ayaa xadhiga a jaray dugsi barasho oo laga hirgaliyay deegaanka carwo malko ee gobolka ...
Wednesday, August 10, 2022
-
“Waxa Ina Kaahin Caawa Sheegay, Waa Beentii Uu Awalba Caadeystay, Ee Wax Cusub Maaha..”Musharax Cirro
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani Cabdiraxmaan cirro ayaa qoraal uu ku baahiyay barta u ku leeyahay xidhiidhka bulsahda ku beeniyay eedo culus oo uu Wasiirka arimaha guduhu ujeediyay islamarkaana sheegay in ay ...
Wednesday, August 10, 2022
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Eedo Culus Ujeediyay Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani, Sheegay In Uu Dalka Keenay Ciidamo Xamar Ka Yimid!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha oo caawa ka jawaabay hadal fiidkii kasoo yeedhay xisbiyada mucaaridka oo ay ku badaleen goobtii xukuumadu shaacisay in ay iskugu soo baxaan ayaa eedo lama filaan ah ujeediyay mushara...
Wednesday, August 10, 2022
-
Xisbiyada Mucaaridka Oo Taageerayaashooda Ku Wargaliyay In Ay Iskugu Yimaadaan Goob Wax Yar Ujirta Qasriga Madaxtooyada.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid iyo musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani oo caawa fiidkii warbaahin la hadlay ayaa kasoo horjeestay goob gaar ah oo xukuumadu ucayintay in ay isku soo baxyadooda ku qabsadaan.
Sidoo kale...
Wednesday, August 10, 2022
-
Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Ku Tagay Xarumaha Biyo Balaadhinta Hargaysa.
Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Ku Tagay Xarumaha Biyo Balaadhinta Hargaysa Ee ay maalgaliyeen midowga yurub
wafti wasirka ayaa waxaa kamid ahaa saraakiil ka socday dalka ingiriiska oo iyadu ma...
Wednesday, August 10, 2022
-
Rooda Cabdi Muuse Oo Saldanada Subeer Awal Raaligalin Ka Siisay Hadalo Deel Qaaf ah Oo Ay Kula Dul Dhaceen Haweenka Xisbiga Kulmiye.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka Ogaal Rooda cabdi ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal deel qaaf ah oo kazoo yeedhay haweenka xisbiga kulmiye taageera ee ay madaxwayne isku deegaanka yihiin kaasi oo ay kula dul dhaceen ...
Wednesday, August 10, 2022
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Sheegay In Ay Ogolaadeen Mudo haraadka Xisbiyada Mucaaridka Una Ciyimeen Goobo Iyo Gobolo Gaar Ah.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa shaaciyay in ay ogolaadeen xukuumad ahaan banana baxii ay dalbadeen xisbiyada mucaaridka islamarkaana ay ogol yihiin in ay ka dhacaan lixda gobolo ee dalka iyo xaruma...
Wednesday, August 10, 2022
-
Qaarkamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Sheegay In Gabiley Uu Ka Dhacayo Banaan Baxa Xisbiyada Mucaaridu Iclaamiyeen.
GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah xildhibaanada golaha deegaanka gabiley ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi iyo wasirkiisa arimaha gudaha
Sidoo kale xildhibaanada ayaa sheegay in gobolka gabiley uu ka dhacayo mudo haraadka ay s...
Wednesday, August 10, 2022
-
Muj Axmed Waysa Cade Oo Kasoo Horjeestay Banaan Baxa Ay Xisbiyada Mucaaridku Wadaan Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka Jsl.
“Waxaan Qabaa In Mudo Haraadka Imika La Qaban Qaabinayaa, Uu Yahay Mid Sobob Looga Dhigayo Nabadgalyo Darro”Muj Waysa Cade.
HARGAYSA(W,N)-Muj axmed waysa cade oo kamid ah xildhibaanadii hore ee golaha wakiilada somaliland k...
Tuesday, August 9, 2022
-
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay kulan Ay Wada Yeesheen Xisbiyada Mucaaridka!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada sgaadhsiinta jsl Dr cabdiwali suufi jibriil ayaa ka warbixiyay kulan ay isaga iyo wasiirka arimaha gudaha iyo xubno kale layeesheen xisbiyada mucaaridka oo lagaga wada hadlayay sidii uu udhici laha...
Tuesday, August 9, 2022
-
Urur Siyaasadeedka Halgan Oo Shir Ku Qabsaday Magaalada Hargaysa,Kuna Doortay Hogaanka Ururka!
Hargaysa(W,N)-Urur siyaasadeedka Halgan Ayaa Ku Shirku Qabsaday Magaalada Hargaysa Kaasi oo ay kazoo qaybgaleen Xubnaha Ururka dhalinyaro, haween iyo Aqoonyahan.
Shirkan Ujeedadiisu ahayd sidii xubnaha urur siyaasadeedka H...
Tuesday, August 9, 2022
-
Xukuumada Somaliland Oo Huteelada Ku Amartay In Aan Lagu Qaban Karin Shirar+Sobobta!
HARGAYSA(W,N)-Badhasaabka gobolka maroodi jeeex ayaa soo saaray qoraal uu amar ku dul dhigayo huteelada magaalada hargaysa kaasi oo ku mamnuucayo in aan lagu qaban Karin wax shirar ah oo sida ay xukuumadu sheegay abniga lidku ah.
...
Tuesday, August 9, 2022
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Warbixiyay Kulan Labada Xisbi La Yeesheen Wasiirka Arimaha, Sheegayna In Xukuumadu Ogolaatay Mudo Haraadka
HARGAYSA(W,N)-Hogaanka xisbiyada mucaaridka ee wadani iyo ucid ayaa kulan la qaatay wasiirka arimaha gudaha jsl oo ay weheliyeen masuuiyiin kale oo xukuumada katirsan kaasi oo lagaga wada hadlay banana baxyadii ay dalbadeen xisbiy...
Tuesday, August 9, 2022
-
Shacabka Magaalada Wajaale Oo Taageeray Mudo Haraadka Ay Shaaciyeen Xisbiga Mucaaridka, Fariina Udiray Madaxwayne Biixi.
TOG WAJAALE(W,N)-Qaarkamid ah shacabka ku dhaqan magaalada wajaale ee dhalinyarada iyo haweenka ayaa taageray mudo haraadka ay shaaciyeen xisbiyada mucaaridka Somaliland ee waddani iyo Ucid
Sidoo kale shacabka reer wajaale ayaa...
Monday, August 8, 2022
-
Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo Ka Hadlay Mudoharaadka Ay Shaaciyeen Mucaaridka Iyo Diyaar Garowga Reer Gabiley,
GABILEY(W,N)-Xoghayaha xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka ee xisbiga waddani maxamed cabdilaahi bookh ayaa ka hadlay baaqee kazoo yeedhay xisbiyada mucaaridka ee banana baxa iyo sida gobolka gabiley ay ugu diyaar garoobayaan
...
Monday, August 8, 2022
-
Masuuliyiin Ka Kala Tirsan Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Madal Hadalo Kulul Isku Waydaarsaday!
Masuuliyiin Ka Kala Tirsan Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Madal Hadalo Kulul Isku Waydaarsaday!
https://youtu.be/VASJiASPScI...
Monday, August 8, 2022
-
Madax-dhaqameedka Iyo Mujaahidiinta Beesha Subeer Awal Oo Sheegay In Aanay Madaxwayne Biixi Kula Socon Khilaafka Siyaasadeed Ee Uu Dalka Galiyay!
HARGAYSA(W.N)-Suldaanka Guud ee beelaha subeer Awal iyo madxadhaqameedka kale oo beesha ah,siyaasiyiin iyo mujaahidiin maanta shir ja,aarid ku qabtay magaalada hargaysa ayaa cadeeyay mawqifka beesha ee xaaladaha dalka ka taagan ...
Monday, August 8, 2022
-
Siciid Cilmi Rooble Oo Ka Hadlay Cod Been Abuur Ah Oo Laga Sameeyay, Sheegayna In Ay Ka Danbeeyaan Xisbiga Waddani.
BERBERA(W,N)-Siyaasi siciid cilmi Rooble oo kamid hogaanka Urur Siyaasadeedka Barwaaqo ayaa beeniyay cod beer abuur ah oo laga sameeyay kaasi oo lagu faafiyay baraha bulshada.
Sidoo kale siyaasi siciid cilmi ayaa sheegay in...
Sunday, August 7, 2022
-
Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta.
Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta.
https://youtu.be/w8saw0ggcCc...
Sunday, August 7, 2022
-
“Mudaharaadku Waa Xuquuq Dastuuri Ah. Midhaasi Anigaa Idiin Fatwooday, Muddo Kordhintuna Waa Xaaraan Iyo Baadil Cad”Abwaan Weedhsame.
HARGAYSA(W,N)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame oo kamid ah hal abuurka reer somaliland ayaa ka hadlay muranada siyaasadeed ee taagan iyo banaan Baxyada ay Mucaaridku dalbadeen oo xukuumadu diidan tahay kaasi oo uu Sheegay i...
Sunday, August 7, 2022
-
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Jawaab Kulul Siiyay Taliyaha Ciidanka Booliska, Kuna Eedeeyay In Uu Noqday Afhayeenkii Xisbiga Kulmiye.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad batuun oo kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada kana tirsan xisbiga mucaaridka ah ee waddani ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal kazoo yeedhay taliyaha ciidanka booliska Gen Dabagale oo uu sheegay ...
Sunday, August 7, 2022
-
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani.
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska somaliland gen dabagale ayaa eedo culus ujeediyay gudooiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji oo uu sheegay in uu falal hore ku kacay.
Sidoo kale taliye dabagale ayaa jawaab ka bixiyay...
Sunday, August 7, 2022
-
Xisbiyada Mucaaridka Oo Wasaarada Arimaha Gudaha Ugudbiyay Qoraal Ay Kaga Dalbanayaan Mudo haraad Iyo Maalinta Ay Ucayimeen.
HARGAYSA(W,N)-Xisbiyada mucaaridka somaliland ee waddani iyo ucid ayaa maanta wasaarada arimaha gudaha ugudbiyay qoraal ay kaga dalbanayaan banaan baxyo salmi ah oo ay uqorsheeyeen in ay dalka ka dhacaan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAA...
Sunday, August 7, 2022
-
“Askariyoow Dadka Xabada Ku Rid Lagu Leeyahay Waa Dadkaagii, Waxba Yaanu Dabagale Intuu Ku Yidhaa Ku Rid” Hadhow Magta Yaan Reerkaaga La Waydiin” Xil.Axmed Khaliif.
“Askariyoow Dadka Xabada Ku Rid Lagu Leeyahay Waa Dadkaagii, Waxba Yaanu Dabagale Intuu Ku Yidhaa Ku Rid" Hadhow Magta Yaan Reerkaaga La Waydiin" Xil.Axmed Khaliif oo luuqad adag kula hadlay ciidamada booliska somaliland uga d...
Saturday, August 6, 2022
-
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Qaadhaan Lacageed Ku Wareejiyay Gudida Dib Udhiska Suuqa Waaheen,
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed xinif ayaa qaadhaan lacageed oo ay iska soo ururiyeen shaqaalaha haayada islamarkaana kaga qayb qaadanayaan gurmadka dib udhiska suuqa waahe...
Saturday, August 6, 2022
-
Xildhibaano Kairsan Golaha Wakiilada Oo Taageeray Banaan Baxa Xisbiyada Mucaaridka, Digniin Culusna Udiray Ciidamada Booliska!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaano katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland oo warbaahinta kula hadlay magaalada hargasya ayaa taageeray mudoharaadada ay xisbiyada mucaaridku ku baaqeen oo ay sheegeen in iyagu hormuud ka noqonayaa...
Saturday, August 6, 2022
-
Siyaasiyiinta Iyo Aqoonyahanka Beesha Subeer Awal Oo Kulan La Qaatay Hogaanka Xisbiga Waddani Iyo Nuxurka Kasoo Baxay!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomyaha xisbiga waddani ,musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani iyo xubno kale oo katirsan xisbiga ayaa aanta kulan la qaatay siyaasiyiin, aqoonyahanka xisbiga ee beesha subeer awal kaasi oo ka qabsoomay huteelka...
Saturday, August 6, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|