WARAR
-
Mdaxwaynaha Jsl Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Kutimid Abwaan Maxamed Ibraahim”Hadraawi” Oo Maanta Ku Geeriyooday Hargaysa.
Madaxwaynaha jsl muuse biixi ayaa ka hadlay geerida kumitid abwaan maxamed ibraahim warsame Hadraawi oo maanta ku geeriyooday magaalada hargaysa isagoo madaxwaynuhu shacabka iyo bahda suugaantaba ka tacsiyadeeyay geerida .
&nbs...
Thursday, August 18, 2022
-
“Khilaafka Dalka Ka Jira Laguma Xalin Karo, Cudud, Cunfi Iyo In Aynu Isku Ciil Qabno”Siyaasi Maxamuud Xaashi.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka Kaah Maxamuud xaashi cabdi ayaa khalad u tilmaamay in xukuumadu dad shacabka ah rasaas nool lala dhacdo isagoo tacsi udiray eheladii ay ka baxeen.
Sidoo kale siyaasi maxamuud xaashi ...
Thursday, August 18, 2022
-
“Sedexdayadan Oday Waanu Heshiinaynaaye, Ayaan Magaalooyinka La Inaga Waalin”Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl muuse bixi oo wax laga waydiiyay goorta uu soo afjarayo khilaafka siyasadeed ee udhexeeyay xukuumadiisa iyo xisbiyada mucaaridka ayaa shacabka usheegay in ay heshiish doonaan madaxda xisbiyada mar uu...
Thursday, August 18, 2022
-
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Iyo Arimaha uu kaga Hadlay!
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif) kaasi oo wax lagaga waydiiyay Arimo badan oo dalka ka taagan halka uu salka ku hayo khilaafka mucaaridka ...
Thursday, August 18, 2022
-
Yuusuf Shaacir Oo Ka Hadlay Geerida Abwaan Maxamed Ibraahim “Hadraawi” Iyo Xogwaranka Suugaantii Uu Ku Dardaarmay Sida Loo Aasayo.
Yuusuf Shaacir Oo Ka Hadlay Geerida Abwaan Maxamed Ibraahim “Hadraawi” Iyo Xogwaranka Suugaantii Uu Ku Dardaarmay Sida Loo Aasayo.
https://youtu.be/FEHXCVV0Ko8...
Thursday, August 18, 2022
-
“Madaxwaynaha Maantaba Hala Waydiiyo, Xadhigga Siyaasiga Ah Sida Uu U Arko”Cali Guray.
Qofku Mawaaqiif kala duwan xiliyo kala duwan wuu qaadan Karaa. Siyaasaduna saaxiib joogto ah iyo cadow joogto ah Midna ma laha baa la yidhaa. Ha yeeshee arimaha mabda’iga Ah oo qofku uu aaminsan yahay in ay ka guurguurto Isbedbe...
Wednesday, August 17, 2022
-
“Dumarku Inay Siyaasadda Ka Qaybgalaan Diintuna Way Ogoshahay, Ee Waxa Hortaagani Waa Cunfi”Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo Amniga , Maxamed Kaahin Axmed Shirwaynaha haweenka somaliland ayaa ka hadlay caqabadaha hortaagan in ay dumarku ka qaybgalaan siyaasada kana mid noqdaan golayaasha qaranka.
...
Wednesday, August 17, 2022
-
Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kala Diray Gudi Soo Qiimaynaysa Xaalada Abaareed Ee Ka Jirta Deegaanada Gobolka!
GABILEY(W,N)-Badhasaab kuxigeenka Gobolka Gabiley ayaa anbabixiyay gudi heer gobol ah oo soo qiimayn doonta xaalada abaareed ee ka jirta guud ahaan deegaanada gobolka iyo xaalada ay ku sugan yihiin dadka soo guurtada ah ee gobolka...
Wednesday, August 17, 2022
-
Dab Ka Kacay Suuqa Magaalada Laascanood Iyo Khasaaraha Uu Sobobay!
LAASCANOOD(W,N)-Dab xoogan ayaa caawa fiidkii ka kacay suuqa khudaarta ee magaalada laascaanood kaasi oo sobobay khasaare hantiyeed kaasi oo ay bakhtiyeen ciidamada dabdamiska ee gobolka oo kaashanaya ciidanka booliska
HALKAN K...
Wednesday, August 17, 2022
-
Caaqilka Wasiir Siciid Sulub Oo Raalin Galin Ka Bixiyay Hadalo Naxli Xanbaarsan Ee Kasoo Yeedhay!
BURCO(W,N)-Jiif Caaqilka wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha siciid sulub Jiif Caaqil Axmed Maxamed Daahir ayaa raali galin iyo xaal ka bixiyay hadalo cunfi iyo iska horkeen beeshooda oo maanta kazoo yeedhay
Sidoo kale caaqilk...
Wednesday, August 17, 2022
-
DAAWO;-Muuqaalka Qaabkii Loo Shiiday Wasiir Siciid Sulub Iyo Sidii Ay Ilaaladiisu Udifaaceen!
DAAWO;-Xaabalaha Haleeyo Iyo Muuqaalka Qaabkii Loo Shiiday Wasiir Siciid Sulub Iyo Sidii Ay Ilaaladiisu Udifaaceen!
https://youtu.be/qhtCYSml6EI...
Wednesday, August 17, 2022
-
“In Wasiir Siciid Sulub Xabaalaha Lagu Weeraro Cabdiraxmaan Cirro, Ayaa Masuul Ka Ah”Siyaasi Bashiir Cabdi Xariir.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi bashiir kamid ah xariir oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa kahadlay dhacdadii saaka wasiirka xanaanada xoolaha kala kulantay xabaalaha haleeyo oo lagu aasay dhalinaro dhawaan ku dhintay mudo haraa...
Wednesday, August 17, 2022
-
DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Madaxwaynihii Hore Jsl Daahir Rayaale.
HARGAYSA(W,N)-Taxanaha waraysi dhinacyo badan taabanaya oo wariye cabdisalaan hereri madaxwaynihii hore ee jamhuuriyada somaliland daahir rayaale kaahin kaasi oo ku saabsan taariikhsiisa iyo waayihii siyaasada ee uu soo maray
H...
Wednesday, August 17, 2022
-
Wasiir Siciid Sulub Oo Dhacdadii Uu Kala Kulmay Xabaalaha Ku Eedeeyay In Uu Ka Danbeeyay Cabdiraxmaan Cirro!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka xanaanada xoolaha siciid sulub oo saaka isku dayay in uu ka qaybgalo aas wadareed loo sameeyay dadkii ku geeriyooday mudo haraadkii khamiista ayaa waxaa shied iyo gacan saar ugaystay dadwayne gadoodsan kuwaa...
Wednesday, August 17, 2022
-
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Sedexdii Qof Ee ku Dhintay Banaan Bixii Xisbiyada Mucaaridka
HARGAYSA(W,N)-Aas qaran ayaa maanta xabaalaha Haleeya loogu sameeyay sedex marxuum oo ku dhintay mudo haraadkii xisbiyada mucaaridku dhigeen 11bisha oo ay ciidamada boolisky toogteen
Waxaana aaskan ka qaybgalay madaxda labada x...
Wednesday, August 17, 2022
-
Gudi Isku Xilqaantay Dhexdhexaadinta Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay La Yeesheen Madaxwaynaha!’
HARGAYSA(W,N)-Ganacstado iyo odoyaal kazoo jeeda beesha isaxaaq oo isku xil qaamay dhexdhexaana khilaafka cakiran ee udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ayaa ka warbixiyay kulan ay la yesheen madaxwaynaha sheegayna in dad...
Tuesday, August 16, 2022
-
Madaxwaynaha DDS Oo Magacaabay Maamulka Magaalooyinka Jig Jiga, Wajaale Iyo Meelo Kale.
JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar ayaa magacaabis iyo xilka qaadis ku sameeyay maayarada magaalooyinka jig jiga wajaale iyo kuwo kale
Sidoo kale madaxwayne cagjar ayaa magaalada...
Tuesday, August 16, 2022
-
Ururka Suxufiyiinta Jsl Ee Solja Oo Canbaareeyay Xadhiga Laba Wariye Oo Xukuumadu Xidhay.
HARGAYSA(W,N)-Ururka suxufiyiinta somaliland ee solja ayaa canbaareeyay xadhiga laba suxufi oo xukumadu xidhay iyagoo shaqadooda gudanaya maalintii khamiistii ee ay banaan baxyada dhigayeen xisbiyada mucaaridka.
https://youtu.b...
Tuesday, August 16, 2022
-
Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Dawlada Maraykanka Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka somaliand ee Ucid Iyo Waddani ayaa kulan gaar gaar ah la yeeshay wafti ka socda dawlada maraykanka oo maalmhii udanbaysay safar ku joogay somaliland.
https://youtu.be/GavPFK5bfmw...
Tuesday, August 16, 2022
-
Roob Dabaylo Wata Oo Ka Da,ay Deegaanka Hoos Yimaada Magaalada Boorama Oo Sobobay Khasaare Naf Iyo Maal Iskugu Jira!
BOORAMA(W,N)-Hal Qof Ayaa Ku Dhintay Hal Qof Oo Kalena Wuu Ku Dhaawacmay Roobab Dabaylo Wata Oo Shalay Galinkii Danbe Ka Da'ay Magalada Borama Iyo Deegaano Hoos Yimaada.
Robabkaasi Ayaa Sidookale Sababay Dhimashada Xoolo ...
Tuesday, August 16, 2022
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Magacaabay Gudi Wasiiro ah Oo Baadhaysa Khasaarihii Ka Dhashay Banaan Baxii Xisbiyada Mucaaridka.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne Biixi oo gudi wasiiro ah Umagacaabay baadhista Khasaarihii ka dhashay Banaan bixii xisbiyada Mucaaridka oo aan wali Aasin Maydadka Dadkii ku Dhintay.
Sidoo kale Madaxwayne biixi ayaa gudida faray in ay ...
Tuesday, August 16, 2022
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Magacaabis, Xilka Qaadis Iyo Isku Badel Ku Sameeyay Qaarkamid Ah Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Dawlada Iyo Xubno Kale.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xilka qaadis,isku badal iyo magacaabis ku sameeyay qaarkamid ah Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dawlada, Iyo Masuuliyiin kale oo katirsan Xukuumadiisa.
...
Monday, August 15, 2022
-
Waftiga Ka Socda Dawlada Maraykanka Oo Socdaalka Ku Tagay Magaalada Gabiley Iyo Soo Dhawayntii Maamulka Gobolka!
GABILEY(W,N)-Wafti Ka socda Dawlada Maraykanka Oo Maalmihii Udanbeeyay Socdaalka Ku Joogay Somaliland ayaa maanta Booqasho ku Tagay Magaalada Gabiley.
Waxaana Halkaasi Kusoo dhaweeyay Badhasaabka Gobolka Gabiley Mudane Ca...
Monday, August 15, 2022
-
Magaalada Gabiley Oo Maanta Laga Tukaday Salaad Roob Doon Ah.
GABILEY(W,N)-Maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada ayaa maanta shacabka magaalada gabiley kala qaybgalay salad roob doonta oo laga Tukaday taasi oo laba cisho ka hor ay shaaciyeen Maamulku.
Culimada iyo masuuliyiinta ka q...
Monday, August 15, 2022
-
“Dawladani Maaha Mid Ku Tagaysa Buuq ,Qaylo Iyo Shiid, Lanaguna Badalimaayo Qaylo Ee Waxaa..”Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada shaqo galinta iyo arimaha bulshada somaliand mustafe qodax ayaa ka hadlay buuq siyaasadeed ee dalka ka taagan isagoo sheegay in xukuumadu ku timid cod laguna badali karo cod uun balse buuq aan waxb...
Monday, August 15, 2022
-
Wafti Ka Socda DDS Oo Safar Ku Yimid Somaliland Iyo Nuxurka Kulan Ay Wada Yeesheen Maamulka Gobolka Gabiley.
GABILEY(W,N)-Wafti ka Socda Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya OO uu horkacaya wasiirka xirfadaha ayaa soo gaadhay Somaliland kuwaasi socdaal ku yimid magaalada gabiley.
Sidoo kale waftigan ka socday dawlad deegaanka ayaa k...
Monday, August 15, 2022
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada.
Hargeysa (W,N)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la qaatay Guddida Diwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka oo uga warbixiyey ururrada siyaasadda ee buuxiyey shuruu...
Monday, August 15, 2022
-
Siyaasi Cali Guray Oo Sheegay In Somaliland Ku Burburayso Gacanta Muuse Biixi,
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cali guray ayaa ka hadlay muranka siyaasadeed ee dalka ka taagan, mudo haraadadii dalka ka dhacay iyo dadkii ku dhintay oo aan wali la aasin
Sidoo kale siyaasi cali guray ayaa sheegay in aanay somaliland s...
Monday, August 15, 2022
-
“Hantidayadaa Iyo Khasaaraha Dhacay, Hadii Ay Dawladu Deg Deg Uga Soo Jawaabi Waydo, Anagu Waajibkayaga Ayaanu Mari”Qoys Reer Wajaale ah.
WAJAALE(W,N)-Qoys reer wajaale ah oo xukuumadu hanti dhismo ahayd oo ay lahaayeen xoog ku baabiisay ayaa fariin culus udiray xukuumada iyagoo sheegay hadii deg deg looga soo jawaabi waayo baaqooqa in ay iyaguna talaabo qaadi doona...
Sunday, August 14, 2022
-
Waftigii Ka Socday Dawlada Maraykanka Oo Booqday Suuqii Gubtay Ee Waaheen Iyo Waxyaabaha Ay Indhahooga Kusoo Arkeen,
HARGAYSA(W,N)-Wafti ka socday dawlada maraykanka ee maalmihii udanbeeyay ku suganaa Somaliland ayaa saaka booqday suuqii magaalada hargaysa ee gubtay ee Waaheen iyagoo soo indho indheeyay.
Dhanka kale kaaliyihii hore ee dal...
Sunday, August 14, 2022
-
Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Jsl Oo Shaaciyay In Ay Darsayaan khasaarihii Ka Dhashay Banaan Bixii Xisbiyada Mucaaridku Sameeyeen.
HARGAYSA(W,N)-Gudida joogtada ah ee golaha wakiilada sommailand ayaa war kazoo saaray xaaladihii udanbeeyay ee dalka iyo banana bixii mucaaridku dhigeen iyo khasaarihii ka dhashay oo ay darsayaan.
https://youtu.be/ladMACEy4eU...
Sunday, August 14, 2022
-
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Jawaab ka Bixiyay Eedo Uga Yimid Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Guudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan ayaa jawaab ka bixiyay eedo dhawaan uga yimid madaxwaynaha jsl muuse biixi isagoo dhankiisa dhaliilo culus ujeediyay madaxwaynaha ku eedeeyay in uu wakhtigii halgan...
Sunday, August 14, 2022
-
Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Magacaabay Gudi Baadhi Doonta Khasaaraha Ka Dhashay Mudo Haraadkii
HARGAYSA(W,N)-Labada xisbi mucaarid ee waddani iy Ucid ayaa magacaabay gudi baadhiseed soo ururin doonta khasaarihii ka dhashay mudo haraadkii labada xisbi ee maalintii khamiistii ka dhacay gobolada dalka kaasi oo ku dhinteen dad ...
Sunday, August 14, 2022
-
Sh. Cabdilaahi Sh. Cali Jawhar Oo Baaq Culus Udiray Xisbiyada Mucaaridka Iyo Xukuumada, Kana Digay In khilaafka Udhexeeyaa Uu Soboba Somaliland In La Keeno Ciidamo Shisheeye.
BOORAMA(W,N)-Sheekhul baladka magaalada boorama Sheekh Cabdilaahi sheikh cali jawhar oo kamid ah culimada waawayn ee Somaliland ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka iyo khasaarihii k...
Saturday, August 13, 2022
-
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Jsl Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Ka Socday Dawladda Maraykanka.
Hargaysa(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed, oo ay wehelinayeen la taliyaha Maxkamadda Sare Dayib Muxumed Nuur, Danjiraha Somaliland u qaab...
Saturday, August 13, 2022
-
Dalada Sonsaf Oo Baaq Nabadeed Kasoo Saartay Khilaafka Cakiran Ee Udhexeeya Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka,
HARGAYSA(W,N)-Dalada Ay ku Bahoobeen ururada aan dawliga ahayn ee sonsaf ayaa baaq nabadeed kazoo saartay khilaafka cakirn ee udhexeeya xukuumada Somaliland iyo xisbiyada mucaaridka kaasi oo sobobay in ay dad shacab ahi ku dhintaa...
Saturday, August 13, 2022
-
Maamulka G. Gabiley Oo Ka Hadlay Xaalada Abaareed Ee Ka Taagan Deegaano Katirsan Gobolka Iyo Baaq Ay Udireen Bulshada
GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley iyo maayarka magaalada gabiley ayaa ka hadlay xaalada Abaareed ee ka tagaan deegaano katirsan gobolka gabiley
Sidoo kale mayarka iyo badhasaabka gabiley ayaa bulshada ugu baaqay in la tu...
Saturday, August 13, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Somaliland Oo Qaabiley Wefti Sare Oo Ka Socda Dalka Maraykanka.
Hargeysa(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti ballaadhan oo ka socda dalka Maraykanka oo isugu jira diblamaasiyiin, saraakiil ciidan iyo Akaadamiga He...
Saturday, August 13, 2022
-
Qaarkamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Si Adag Uga Hadlay Dadkii Xukuumadu Ku Laysay Banaan Baxyadii Xisbiyada Mucaaridka!
HARGAYSA(W,N)-In ku dhow 20xildhibaan oo katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa si adag uga hadlay mudo haraadii aalintii khamiistii ka dhacay dalka ee ay horkacayeen madaxda xisbiyada mucaaridka kaasi oo ay ku dhinteen 6qof ha...
Saturday, August 13, 2022
-
“Muuse Biixi, Waa Ninka Maanta Isagoo 7-qof dilay, 110-qof-na dhaawacay, Wali Haddana Uhammuun-Uqaba Dhiig Iyo Dil kale”Gudoomiye Faysal.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi sheegay in uu wali doonayo in uu daadiyo dhiiga shacabka isagoo 7qof dilay.
HALKAN KA DAAWA MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/SRNn7kLvhL8...
Saturday, August 13, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|