WARAR
-
Madaxwaynaha Ismaamulka Somalida Oo ka Hadlay Isbadalka Yimid Xidhiidhka DDS Iyo Somaliland Mudadii Uu Xilka Hayay.
JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha ismaamulka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar (mustafe cagjar) oo ka qaybgalay munaasibad xuska 30guurada aas aaska haayada HAVOYOCO Oo lagu qabtay magaalada jig jiga ayaa ka hadlay xidhiidh udhexee...
Thursday, August 25, 2022
-
Wafti Ka Socday Xukuumada Somaliland Oo Safar Ugu Kicitimay Dalka Itoobiya
WAJAALE(W,N)-Wafti wasiiro iyo masuulyiin kale ah oo uu horkacayo wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa galabta safar ugu anbobaxay dalka itoobiya kuwaasi oo magaalada wajaale ee dhinaca itoobiya ay kusoo dhaweeyeen masuuliyiin ka ...
Wednesday, August 24, 2022
-
Hal Abuur Ganacsi Oo Guuleystay Kana Hirgalay Dalalka Geeska Africa.
Hargeysa (W,N)- Shirkada dhaweeye oo kamid ah shirkadaha tobankii sano ee u dambeeyey laga aas aasay somaliland iyo dalalka jaarka la ah ayaa noqotay hormoodka fikradaha ganacsi ee guuleystay kuwaas oo ka hanaqaaday geeska africa....
Wednesday, August 24, 2022
-
“Hadii La Doonayo Somaliland In Muranka Doorashooyinka Ee Soo Noq Noqday, Uu Meesha Ka Baxo, Waa In La Joojiyaa Dhaqanka Mudo Korodhsiga” Gudoomiya Sonsaf .
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha dallada ururada aan dawliga ahayd ee Sonsaf ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagan iyo sobobta keenay in khilaafkani yimaado iyo saamaynta ay ku leeyihiin mudo kordhinihii loo sameeyay xu...
Wednesday, August 24, 2022
-
Wasiirada Arimaha Gudaha Iyo Caafimaadka Oo Ka Hadlay Nin Lagu Dilay Deegaanka Ceeryaan Ee Gobolka Sanaag Iyo Rabshado Ka Dhashay!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirada wasaarada arimaha gudaha iyo caafimaadka somaliand ayaa ka hadlay nin lagu diley maalintii shalay deegaanka ceeryaan ee gobolka sanaag oo sobobay in dadwayne ka gadoodsan dilka marxuumkaasi ay maanta mudo h...
Wednesday, August 24, 2022
-
Mashruuca Banka Wajaale Oo Loo Fasaxay Dadka Abaaraysan Ee Gobolka Kusoo Guuray!
TOG WAJAALE(W,N)-Mashruuca banka wajaale oo qaybo kamid ah ciidamada kala duwan ee dawlada degan yihiin islamarkana manaafacsadaan ayaa loo fasaxay in ay daaqaan xooolaha ay wataan dadka abaaraysa ee kasoo guuray gobolada somalila...
Wednesday, August 24, 2022
-
Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Khudbad Dhinacyo Taabanaysa Ujeediyay Qurba Joogta Reer Somaliland Ee Dalka Uk.
LONDON(W,N)-Xidhibaan xasan dhuxul laabsaalax oo mudooyinkii danbte safar ku jooga dalka ingiriiska ayaa waxaa munaasibado soo dhawayn ah usameeyay qurba joogta reer somaliland ee ku dhaqan dalka uk
Xildhibaan xasan dhuxul ayaa...
Wednesday, August 24, 2022
-
DAAWO;-Mudo Haraad Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo Iyo Laba Qof Oo Ku Dhaawacmay
CEERIGAABO(W,N)-Mudo haraad balaadhan ayaa ka dhacay magaalada ceerigaabo kaasi oo ay dhigayeen dadwayne ka gadoodsan nin maalintii shalay lagu dilay deegaanka ceeryaan ee gobolka sanaag
Sidoo kale dadwaynaha banana baxa dhigay...
Wednesday, August 24, 2022
-
Maayarka Caasimada Oo Laga Codsaday In Uu Degmada Cusub Umagacaabo Masuul Bulshadu Dalbatay.
HARGAYSA(W,N)-Odoyaasha, dhalinyarada iyo qaybaha kala duwan eek u dhaqan degmada ibraahim koodbuur iyo degmada cusub ee laga jaray ayaa maayarka caasimada ka codsaday in uu gudoomiyaha degmadan usoo magacaabo masuul shacabka ku...
Wednesday, August 24, 2022
-
“Inaga Dhibta Ina Haysataa Waxaa Weeyi, Aqalka Madaxtooyada Oo Kaliya Ayay Taladii Ku Urursan Tahay”Garyaqaan Guleed Dafac.
“Dhibta Somaliland Ka Jirtaa Waxaa La Yidhaahdaa Mudo Korodhsi, Waxa Kale Oo Dhami Hareeraha Ayay Ka Xigaa”Gar Guled Dafac.
HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan guuleed Dafac ayaa ka hadlay Sobobta somaliland uga koriwayday mudo korod...
Tuesday, August 23, 2022
-
Xukuumada Somaliland Oo Joojisay Markab Xoolo Ka Qaadayay Dekeda Ber Bera Iyo Sobobta!
BERBERA(W,N)-Markab xoolo ka qaaday dekeda berbera ayaa xukuumada Somaliland joojisay kadib markii xoolaha uu qaadayay isku dheelmi tirmiyay waayay iyo markabka oo aan miisaanayn sida ay sheegeen hawl wadeenada dekeda iyo qaarkami...
Tuesday, August 23, 2022
-
Badhasaabka Gobolka Sool Iyo Wafti U Hogaaminayo Oo Gaadhay Deegaanka Geed Dheer Ee Gobolka Katirsan.
Badhasaabka Gobolka Sool Iyo Wafti U Hogaaminayo ayaa Kormeer shaqo ku tagay deegano katirsan Gobolka sool isagoo xarumo cafimaadka ka dhagax dhigay Deegaanka Geed Dheer Oo Gobolka Katirsan.
https://youtu.be/Q-ij0y_NeTo
&nbs...
Tuesday, August 23, 2022
-
Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Fariin Culus Udiray Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdilaahi jawaan oo ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo muranada xukuumada iyo mucaaridku dhaawaca ay ugaysteen samcadii Somaliland ku lahayd Geeska Africa
Sidoo kale siyaasi jawaan ayaa baaq culus...
Tuesday, August 23, 2022
-
“Ma Jirto Beel Qaranka Duminaysa Hadii Aanay Cadaalad-daro Inaga Dumin” Sh. Jaamac Rooble.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Jaamac Rooble oo kamid ah shacabka reer Somaliland ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka ka taagan iyo muranka cakiran ee udhexeeya xukuumada iyo mucaaridka rabashadii dhacay ee dadku ku dhinteen
Sido...
Tuesday, August 23, 2022
-
DAAWO;-Xaalada Abaareed Ee Deegaanka Agabar Iyo Saamaynta Dadka Soo Guurtada Ah Ee Gobolada kale Kasoo Hayaamay!
AGABAR(W,N)-Xaaladaha abaareed ee ka jira deegaanka hoos yimaada gobolka gabiley iyo culayska ay deegaanka ku hayaan dadka abaaruhu kazoo hayaamiyeen deegaanadoodii eek u sugan
Sidoo kale bulshada deegaanka ayaa soo dhaweeyay d...
Tuesday, August 23, 2022
-
“Maayar Cabdikariim, Khilaafka Siyaasadda In Uu ka Dhawrsado Oo Aanu Si Cad Uga Dhex Muuqanin, Waxa Ku Jirta Dantiisa Iyo Danta Bulshada”Cali Guray.
“Gudoomiyaha Golaha Degaanka Caasimadda, Cabdikariim Axmed Mooge anigu waan la haystaa. Hawshii bulshadu u igmatay wuu hayaa dadaalna kuma yara Ilaahay ha ku gargaaro eh.
khilaafka Siyaasadda In Uu ka Dhawrsado Oo Aanu Si...
Monday, August 22, 2022
-
Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Abaalmarino Gudoonsiiyay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa,
GABILEY(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa Munaasibadda Abaal-marin Uqabtay Shaqaale waynaha Dowladda Hoose, taasi oo ka Qabsoontay hoolka dawlada hoose.
Maayarka Magaalada Gabiley, xoghayaha Dawlada Hoose ...
Monday, August 22, 2022
-
Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Waddani Muj Xamarje Oo ka Hadlay Shirqool Iyo Xadhiga Xukuumadu Kula Kacday
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga waddani axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi “Xamarje”” ayaa markii uhoraysay faah faahin ka bixiyay shirqool iyo xadhig xukuumada madaxwayne biixi kula kacday 11bisha oo uu mudo uxidhnaa i...
Monday, August 22, 2022
-
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Kulan Deg Deg ah Isugu Yeedhay Haayadaha Caalamiga ah Ee Dalka Ka Hawlgala
HARGAYSA(W,N)-Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka JSL ayaa maanta shir muhiim ah laqaadatay hay’addaha kashaqeeya arrimmaha dadka Barakacayaasha ah iyo Dawladda Hoose ee Hargeysa.
Shirkan oo ay soo agaasintay H...
Monday, August 22, 2022
-
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ku Baaqay In Aan Sadaqo La Siinin Dadka Qaxoontiga ah Ee Magaalada Ka Dhex Dawarsada.
Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdikariim Axmed Mooge Oo Ku Baaqay In Aan Sadaqo La Siinin Dadka Qaxoontiga ah Ee Magaalada Ka Dhex Dawarsada.
https://youtu.be/MYGipniqRCg...
Monday, August 22, 2022
-
Qaarkamid Ah Madax-dhaqameedka Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhiga Xukuumadu Kula Kacday Suldaan Cade Gude.
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka somaliland oo maanta magaalada hargaysa ku qabtay shir jaraa,id ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhig habeenkii xalay xukuumadu kula kacday suldaan Axmed Cade Gude oo kamid ah bahda dhaqank...
Monday, August 22, 2022
-
Ciidamada Booliska Oo Caawa Xidhay Suldaan Cade Gude Oo Kamid Ah Madax-dhaqameedka Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Ciidamada booliska Somaliland ayaa caawa fiidkii xabsiga utaxaabay suldaan cade gude oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland islamarkaana Afhayeenka beelaha garxajis xili uu kusii socday gurigiisa oo ku yaala degmada...
Sunday, August 21, 2022
-
“In Maalin Walba Ninka Kursiga Fadhiya Laga Sugo, Xiliga Ay Doorashadu Dhacayso Waa Ayaan Daro”Sucaad Carmiye.
HARGAYSA(W,N)-Marwo sucaad Carmiye Odowaa oo kamid ah hablaha haldoorka ah ee reer Somaliland ayaa ayaan daro ku tilmaamtay in madaxwaynaha kursiga ku fadhiya laga sugo wakhtiga ay doorashadu qabsoomayso.
https://youtu.be/vc4An...
Sunday, August 21, 2022
-
Hablaha Dugsiga Nuuradiin Oo Abaalmarin Qaaliya Gudoonsiiyay Gabadh Wariye Ah Iyo Waxa Ay Ku Mutaysatay.
HARGAYSA(W,N)-Maamulka dugsiyada nuuradiin ayaa abaalmarin qaaliya gudoonsiiyay gabadh wariye ah oo difaacday diinta iy xidhashada xijaabka.
Maamulaha Dugsiyada nuuradiin culimo ay awdiin iyo asuuliyiin kale oo kazoo qaybg...
Sunday, August 21, 2022
-
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliya Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Khasaarihii Ka Dhashay Weerarkii Alshabaab Ku Qaaday Huteelka Al xayaat ee magaalada Muqdisho.
MUQDISHO(W,N)-Taliska ciidanka booliska maamulka somaliya ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerarkii alshabaab ku qaaday huteelka alxayaat ee magaalada muqdisho oo ay ku dagaalamyeen mudo 24sacadood balse habeenii...
Sunday, August 21, 2022
-
Xisbiyada Mucaaridka Oo Shaaciyay Magacyada Iyo Tirada Taageerayaasha Ay Xukuumadu Ka Xidh Xidhay+Halka Ay Ku Xidhan Yihiin.
HARGAYSA(W,N)-Xisbiyada mucaaridka somailand ee ucid iyo waddani ayaa shaaciyay tirade iyo magacyada dadka taageerayaasha ahaa ee xukuumadu ka xidh xidhay mudo haraadkii ay dhigeen 11bishan
Sidoo kale xisbiyada mucaaridka ayaa ...
Sunday, August 21, 2022
-
Beel Kamid Ah Beelaha Dega Gobolka Gabiley Oo Doortay Chief Caaqil Cusub.
GABILEY(W,N)-Midkamid ah Beelaha Dega Gobolka Gabiley Ayaa Doortay Chief Caaqil Cusub Kaasi oo badali doona Caaqilkii Hore Ee Beesha oo dhawaan Geeriyooday,
Waxgaradka iyo odoyaahsa beesha baho Cali (Reer Yoonis Jibriil Abo...
Saturday, August 20, 2022
-
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Sheegay In Ay Gacanta Kusoo Dhigeen Nin Madaxa Duubtay Oo Dhawaan Hal Qof Ku Dilay Mid Kalena Ku Dhaawacay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Taliska ciidanka booliska Somaliland ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen nin hubaysan oo madaxa duubtay islamarkaana nin ku dilay magaalada hargaysa midkalena ku dhaawacay.
Sidoo kale ciidanka booliska ayaa s...
Saturday, August 20, 2022
-
Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Oo SafarAy Ku Qiimaynayaa Khasaarihii Ka Dhashay Mudo Haraadka Ugu Baxay Gobolka Sanaag
CEERIGAABO(W,N)-Gudida joogtada ee golaha wakiilada somalioand ayaa maanta socdaal ugu kicitimay gobolka sanaag kaasi oo ujeedadiisu tahay sidii ay usoo qiimayn lahaayeen khasaarihii ka dhashay banana baxyadii ay xisbiyada mucaari...
Saturday, August 20, 2022
-
Madaxdhaqameedka Beesha Wasiir Siciid Sulub Oo Raaligalin Ka Bixiyay Hadal Uu Ku Weeraray Musharaxa Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro.
Madaxdhaqameedka Iyo Waxgaradka Beesha Reer sugule ee uu kasoo Wasiir Siciid Sulub Ayaa Raaligalin Ka Bixiyay Hadalo naxli iyo kala qayb xanbaarsanaa oo Uu Ku Weeraray Musharaxa Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro.
Sdoo kale w...
Saturday, August 20, 2022
-
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Madaxda Hay’adda EUCAP Geeska Afrika .
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha guud ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Admiral Axmed Huure Haaruye ayaa kulan qaatay madaxda afrika uqaabilsan haayada EUCAP oo ay hogaaminayo gabadha uqaabilsan hawlgalka afrika Mss Dania Cossa iyo sidoo kal...
Saturday, August 20, 2022
-
“Waxaan Umalaynayaa Innagu Hadraawi Ayeynu Ubarooranaynaaye, Inuu Ka Ducaystayba, Haddii Uu Arki Waayey Somaliland-tii Uu Doonayey In Aan Illaahay Ku Simin Tan Aynu Maanta Joogno”Muj Cabdiraxmaan Awcali.
HARGAYSA(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Muj Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax(cabdiraxmaan Tolwaa” oo ka Hadlayay aaskii Marxum Maxamed ibraahim Warsame “hadraawi” ayaa ka hadlay taariikhdiisa iyo kala fogaanshaha...
Friday, August 19, 2022
-
Rashiid C. Xasan Rukuub Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Gudoomiyaha Maxkamada Sare Iyo Baaq Uu Udiray Madaxwaynaha Jsl.
WASHINGTON(W,N)-Rashiid cabdilaahi xasan Rukuub oo ka wakiil ah qoyska ilama cabdilaahi xasan ayaa cabasho xoogan iyo ka muujiyay gudoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland aadan xaaji cali oo uu sheegay in uu faro galin iyo awood s...
Friday, August 19, 2022
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Alshabaab Oo Weerar Qaraxyo Wata Ku Qaaday Huteelk Alxayaat Ee Magaalada Muqdisho!
MUQDISHO(W,N)-Kooxda Alshabaab ayaa caawa fiidkii Weerar qarax iyo kooxo dagalaamaya oo huteelka Gudaha ugalay ku qaaday huteelka alxayaat ee Magaalada muqdisho hadaba Ciidamada Amaanka ee Somaliya ayaa ku guulaystay soo badbaadin...
Friday, August 19, 2022
-
Yuusuf Garaad Oo Kasoo Qaybgalay Aaska Abwaan Hadraawi Iyo Kelmada Uu Ka Yidha Taariikhdiisa!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee arimaha dibada somaliya yuusuf garaad cumar ahaana suxufi in badan kazoo shaqeeyay idaacada BBCda ayaa kazoo qaybgalay aask qaran oo magaalada hargaysa loogu sameeyay marxuum Abwaan hadraawi oo guud...
Friday, August 19, 2022
-
“Guriga Iga Soo Horjeeda Ayuu Deganaa Kuna Dhintay, Yaa u Iman Jirey Hadraawi, Wataa Xaley Durbaanada loo Wada Garaacey” Sh. Almis.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh almis yaxye ayaa ka hadlay geerida kutimid abwaankii waynaa ee dhulka somalida ka caanka ahaa maxuum Ibraahim Maxamed Warsame(hadrawi) oo maanta lagu aasay agaalada hargaysa
Sidoo kale sheikh almis ayaa had...
Friday, August 19, 2022
-
Sheekh Maxamed Aadan Oo Ka Hadlay Geerida Abwaan Hadraawi Iyo Qisooyinka Dhexmaray
HARGAYSA(W,N)-Sheikh maxamed aadan oo kamid ah culimada somaliland ayaa tacsi udiray qoyskii bahda suugaanta iyo shacabka uu ka bxay marxuum maxamed ibraahim warsame “hadraawi” ku geeriyooday hargaysa maantana lagu aasay xabaa...
Friday, August 19, 2022
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Abwaan Hadraawi.
Hargeysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo xabaalaha Baqiic ee duleedka Waqooyi ee Caasimada Hargeysa loogu sameeyey Marxuum Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadr...
Friday, August 19, 2022
-
“Waxaan Soo Jeedinayaa In La Wada Hadlo, Laysku Tanaasulo Sidii Sunaha Somaliland Ahayd”Gudoomiyaha Ururka Iftin.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Iftin Cabdiqaadir Obsiiye ayaa ka hadly uranka siyaasadeed ee dalka ka jira isagoo dhinacyada khilaafku ka dhexeeyo ugu baaqay in ay wada hadlaan islamarkaana isqanciyaan,
https://yo...
Thursday, August 18, 2022
-
Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Abwaan Hadraawi Oo Shaaciyay Wakhtiga La Aasayo Iyo Xabaalaha Lagu Aasi Doono.
HARGAYSA(W,N)-Gudida qaban qaabada aaska Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame “Hadraawi” ayaa sheegay in maalinta bari lagu aasi doono xabaalaha baqiic ee waqooyiga magaalada hargaysa
Sidoo kale wasiirka arimaha gudaha ayaa shee...
Thursday, August 18, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|