WARAR
-
Xildhibaan Axmed Ciisood Oo Reer Gabiley Ugu Baaqay In Ay Soo Dhaweeyaan Madaxwaynaha, Waydiiyaana Wixii Ay Xaqa Ugu Leeyihiin.
GABILEY(W,N)-Xildhibaan Axmed ciisood oo kamid ah golaha deegaanka gabiley ayaa ka hadlay safarka madaxwayne biixi ku imanayo gabiley isagoo shacabka ugu baaqay in ay soo dhaweeyay madaxwaynaha
Sidoo kale xildhibaan axmed ayaa ...
Wednesday, September 7, 2022
-
Xukuumada Somaliland Oo Xayirtay Tvga Madaxa,banaan Ee Codka Bariga Africa Iyo Maamulka Oo Ka Hadlay
HARGAYSA(W,N)-Xukuumada somaiand ayaa xayiraad saartay Tvga madaxa banana ee codka bariga Africa iyadoo ku eedaysay in uu faafiyay warar lidku ah qaranimada
Sidoo kale maamulka tvga C,B,A Ayaa sharci daro ku tilmaamay xayiraadk...
Wednesday, September 7, 2022
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwayne Biixi, Sheegayna In Xisbiyadu Shaacinayaan Waxyaabihii Ay Kaga Hortagayeen Qorshihiisa!
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwayne Biixi, Sheegayna In Xisbiyadu Shaacinayaan Waxyaabihii Ay Kaga Hortagayeen Qorshihiisa!
Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa wacad ku maray in aanu aqbalay damaca m...
Wednesday, September 7, 2022
-
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Jsl Oo Madaxwaynaha Ku Hor Dhaariyay Sedexdii Xubnood Ee Komishanka Doorashooyinka.
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Axmed, ayaa maanta madaxweynaha hortiisa ku dhaariyey Saddexdii xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee ay Shalay golaha wakiill...
Wednesday, September 7, 2022
-
“Laga Yaabaa Komishankan Cusubi In Uu Noqdo, Komishankii Ugu Nasiibka Darnaa Somaliland”Siyaasi Cali Guray.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali guray) ayaa komishanka cusub ee doorashooyinka somaliland ee maanta la ansixiyay xubnihii ugu danbeeyay ku tilmaamay in ay noqon doonaan komishankii ugu nasiibka darnaa somaliland in...
Tuesday, September 6, 2022
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Xabsiga Baki Ku Booqday Maxaabiis Xisbiga Katirsan Iyo Suldaan Ibraahim Sulub!
BAKI (W,N)-Wefti uu hoggaaminayo Musharraxa madaxweyne ee Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta Jeelka degmada Baki ee gobolka Awdal ku booqday masuuliyiinta xisbiga ee ilaa horraantii bisha Aug...
Tuesday, September 6, 2022
-
Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Bilowday Olole Dhir Beeris ah Iyo Maayarka Mooge Oo Ka Hadlay!
Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Bilowday Olole Dhir Beeris ah Kaasi oo loogu magac daray qalin jabi oo geed beer Iyo Maayarka Mooge Oo Ka Hadlay!
https://youtu.be/Arnp3ND_P0g...
Tuesday, September 6, 2022
-
Sh. Cabdirashiid Cali Suufi Oo Soo Booqday Maxkamadda Sare Ee Jsl Muxaadarana Ujeediyay Garsoorayaasha Maxkamadaha Hoose Ee Gobolka Maroodi-jeex.
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Aadam Xaaji Cali Axmed oo ay wehelinayeen qaar kamid ah Garsoorayaasha Maxkamadda Sare ayaa ku soo dhaweeyay xarunta Maxkamadda Sare iyo Maxkamadaha Hoose ee Gobolka Maroodi-jeex Qaariga ...
Tuesday, September 6, 2022
-
DAAWO;-Qaabkii Xildhibaanada Golaha Wakiiladu u Ansixiyeen Xubnihii Komishanka Doorashada Iyo Hadalkii Gudoomiye Cabdirasaaq Khaliif.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa saaka ansixiyay sedex xubnood oo katirsan komishanka doorashooyinka kuwaasi oo ay hore udiideen balse madaxwaynuhu kusoo celiyay
Mudanayaasha golaha wakiilada ayaa co...
Tuesday, September 6, 2022
-
Xukuumada Somaliland Oo Dil Toogasho ah Ku Fulisay 4 Qof Oo Hore Loogu Helay In Ay Dilal Gaysteen.
MADHEERA(W,N)-Qisaasta oo ka dhacday xabsiga Madheera ee gobolka Saaxil, ayaa waxa dadka la dilay kamid ahaa Gaashaanle Dhexe Saalax Bullaale Jaamac, oo 3May Hargaysa ku dilay gabadh dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Najma Cab...
Tuesday, September 6, 2022
-
Sheekh Mustafe Oo Ka Hadlay Danaha Ay Leeyihiin Dadka Baraha Bulshada Kasoo Hadlaa!
HARGAYSA(W,N)-Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haruun ayaa ka hadlay ujeedada ay leeyihin dadka baraha bulshada wax walaba kaga hadlaa oo uu sheegay in ay yihiin dad dhaqaale ku raadsanaya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SHEEKHA OO AR...
Monday, September 5, 2022
-
Diblamaasi Reer Maraykan Ah Oo Markale Ka Faalooday Mustaqbalka Somaliland Iyo Filashada Aqoonsi Ay Ka Hesho Beesha Caalamka.
WASHINGTON(W,N)-Kaaliyihii hore ee dawlada maraykanka islamarkaana soo noqday safiir ufdhiya dalal kamid ah qaarada Africa dhawaana kamid ahaa wafti dalka markaykanka ka socday oo safar ku yimid Somaliland ayaa ka faalooday Somali...
Monday, September 5, 2022
-
Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Mudo Ugu Maqna Dalka Uk Iyo Hankiisa Musharaxnimo Ee Xisbiga Kulmiye!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Xasan Saleebaan dhuxul laabsaalax Ayaa ka hadlay furitaanka kalfadhiga golaha wakiilada oo saaka furmay iyo waxyaabaha horyaala isagoo mudanayaasha usoo jeediyay in buuq iyo is feedh feedhkii golaha dhexdi...
Monday, September 5, 2022
-
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Gaadhi kala Wareegay Haayada UNHCR.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Md C/kariin Axmed Maxamed (Xinnif) ayaa maanta xarunta Hay'addaasi kagala wareegay Hay'adda UNHCR hal gaadhi oo ah nooca loo yaqaano Hardtop,iyada oo sidoo k...
Monday, September 5, 2022
-
Agaasimaha Madaxtooyada JSL Oo Kormeeray Dayac-tirka lagu Waddo Gurigii Lagaga Dhawaaqay Somaliland
Burco (W.N)- Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Bile oo safar shaqo ku jooga qaar kamida Gobolada Bariga Somaliland ayaa saaka kormeer ku sameeyey Gurigii lagaga dhawaaqay Somalilan...
Monday, September 5, 2022
-
Xildhibaan Guruuje Oo Shacabka Reer Hargaysa Ugu Baaqay In Ay Udiyaar Garoobaan Anisixinta Xeerka Caasimada Oo Maanta Lagu Soo Daray Ajandaha Golaha.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmednuur yuusuf guruuje oo katirsan xildhibaanada laga doortay gobolka maroodi jeex ee golaha wakiilada ayaa shacabka caasimada usheegay war farxadle kaasi oo ah in ajandaha golaha wakiilada horyaala lagu...
Monday, September 5, 2022
-
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Ajandaha Kal-fadhiga Afraad Ee Golaha.
HARGAYSA(W,N)-Kalfadhiga golaha wakiilada Somaliland ayaa saaka furay iyagoo xildhibaanada kazoo noqday fasaxihii golaha
Sidoo kale xildhibaanada golaha wakiilada ayaa cod gacan taag ah ku meelmariyay Ajandaha kal fadhiga afraa...
Monday, September 5, 2022
-
Wiil Yar Oo Ku Dhintay Dooxa Hargaysa Iyo Maamulka Dawlada Hoose Oo Ka Hadlay!
HARGAYSA(W,N)-Wiil yar oo afarsano jir ayaa galabta ku geeriyooday godbiyood ku yaala dooxa hargaysa kadib markii uu liqday
Sidoo kale masuuliyiin katirsan dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa ka hadlay geerida wiilkan yar ...
Sunday, September 4, 2022
-
Wasiirka Qorshaynta Qaranka Jsl Oo Daahfuray Shirka Sanadlaha Ah Ee Udhexeeya Wasaarada Iyo Haayada Islaamiga Ah
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka oo ay weheliyaan agaasimaha gud ee wasaarada iyo masuliyiin kale ayaa maanta daahfuray shirka sanad laha ah ee u dhexeeya Wasaaradda Qorshaynta iyo Dalada ay k...
Sunday, September 4, 2022
-
Midowga Afrika Oo Wakiil Cusub Usoo Magacaabay Somaliya!
MUQDISHO(W,N)-Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki ayaa Maanta u soo magacaabay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya iyo madaxa howlgalka ku meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee ATMIS Mohammed El-Amine Souef.
Dan...
Sunday, September 4, 2022
-
Haayada Qaxoontiga Iyo Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Si Wada Jir Ah Uqabtay Kulan Lagaga Arinsayo Dadka Barakacayaasha ah.
HARGAYSA(W,N)-Shir ay si wadajir ah usoo qaban qaabiyeen Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka iyo Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeysa ee Hargaysa.
Ujeedadiisuna ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa adeegyada dadka ...
Sunday, September 4, 2022
-
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jsl Oo Sheegay In Aanay Waxba ka Qaban Khilaafka Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Uu Hore Ugalay
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somailand saleebaan Maxamuud Aadan ayaa markii Uhoraysay qirtay in aanay waxba ka qaban khilaaf udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada Mucaaridka oo ay hore ugaleen dhex dhexaadintiisa isaga iy...
Sunday, September 4, 2022
-
Gudida Iyo Madaxdhaqameedka Beelaha Garxajis Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Suldaan Cade Gude Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada.
HARGAYSA(W,N)-Gudida iyo madaxdhaqameedka beelaha garxajis oo caawa shirk u qabtay magaalada hargaysa ayaa si adag uga hadlay xadhiga xukuumada madaxwayne biixi kula kacday suldaan cade gude, suldaan ibraahim sulub iyo masuuliyiin...
Saturday, September 3, 2022
-
Dallada Dhalinyarada Jsl Ee Sonyo Oo War Kasoo Saaray Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka!
HARGAYSA(W,N)- Hogaanka Dallada ay ku bahoobeen dhalinyarada Somaliland ee sonyo ayaa war kazoo saartay xaalada dalka dhinaca abaaraha, wax soo saaray iyo khilaafka siyaasadeed ee ka taagan
Sidoo kale Dallada dhalinyarada Somal...
Saturday, September 3, 2022
-
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Oo Layskugu Yeedhay Kulan Deg Deg Ah Iyo Sobobta!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo mudooyinkii danbe ku jiray fasaxii golaha ayaa layskugu yeedhay in ay iskugu yimaadaan kulan deg deg ah kaasi oo ka qabsoomi doono hoolka fadhiyada ee xarunta golaha wakii...
Saturday, September 3, 2022
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Wacad Ku Maray In Aanu Muuse Biixi Ku Dhex Gumayn Karin Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe oo ka hadlayay madal qalin jabin ah oo ka qabsoontay hargaysa ayaa markale eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi iyo qorshaha urur furista ee uu wado
Sidoo kale gud...
Saturday, September 3, 2022
-
Maayarka Mooge Oo Fuliyay Balan Uu Uqaaday Oday Wadooyinka Hargaysa Hagaajin Jiray Iyo Halka Uu Marayo Gurigii Loo Dhisayay!
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa fuliyay balan uu dhawr bilood ka hor uqaaday oday 100jir oo mudo dheer hagaajiya wadooyinka caasimada hargaysa si iskaa wax uqabso ah
Kaasi oo ahaa in uu ud...
Saturday, September 3, 2022
-
Siyaasi Cali Maxamed Warancade Oo Soo Dhaweeyay Talo Soo Jeedintii Gudida Ganacsatada.
HARGAYSA(W,N)-Lataliyaha Gaarka ee madaxwaynaha Somaliland siyaasi cali maxamed warancade oo kamid ayaa dadkii dhawrka jeer isku dayay in xal loo helo khilaafka doorashooyinka ee udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mjucaaridka ayaa ...
Saturday, September 3, 2022
-
“Dawladnimada Sharciga Iyo Xeerarka Aynu Dhiganay Halagu Ilaaliyo Oo Xadhiga Iyo Xooga Halaga Ilaaliyo”Mohamed Dhimbiil.
(Doonista Kursigu Yaanay Inoo Horseedin fawdo iyo Sharci Daro, Madaxweynaha Iyo xukuumadiisuna deg-deg ha uga hawl galaan in dalka doorashooyinku ka qabsoomaan xiliga ugu Macquulsan)
Dawladnimada dimuqaraadiga ahi waa heshiis...
Friday, September 2, 2022
-
Xukuumada Jsl Oo Jawaab Cad Ka Bixisay Qoraal Kasoo Baxay Maamulka Somaliya Oo Ay Somaliland Kula Sintay Maamul Goboleedyadeeda!
HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada Somaliland cabdixakiim siciid bustaale ayaa jawaab cad ka bixiyay qoraal kazoo baxay wasaarada waxbarashada somaliya oo deeq barasho ay Somaliland kula sintay maamul goboleedy...
Friday, September 2, 2022
-
Israsaasay Ka Dhalatay Diyaarad Qaad Siday Oo Soo Fadhiisay Madaar Magaalada Laascanood Iyo Tirada Dadka Ku Dhaawacmay.
LAASCANOOD(W,N)-Rasaasay ayaa ka dhalatay kadib markii diyaarad qaad sidaa soo cago dhitay madaar magaalada laascanood taasi oo ay ku saraaseeyeen koox qaadlayaal ahi taasi oo ay ku dhaawacmeen afar qof halka diyaaradiina uu soo g...
Friday, September 2, 2022
-
Sh. Barbaraawi Oo Ka Hadlay Hablaha Jaamacadaha Ka Qalin Jabinaya Iyagoo Bilaa Xijaab Ah.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Barbaraawi oo ka hadlay xafladaha jaamacadaha ee la qabanayo iyo hablaha bilaa xijaabka ah ee ka qalin jabinayo, taasi oo uu sheegay in ay ka tageen dariiqii toosnaa ee diinta islaamku waajibinayso.
HALKAN ...
Friday, September 2, 2022
-
Garyaqaan Mubaarik Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Aan Qodob Sharci Xanbaarsanayn Oo Kazoo Yeedhay Garyaqaanka Guud Ee Qaranka
HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan mubaarik Aar oo kamid ah barayaasha bahda sharciga ee dalka islamarkaana talooyin waxku ool ah ka dhiibtay muranka doorasho ee dalka ka taagan iyo sida xal loogu heli karo ayaa jawaab ka bixiyay hadal maali...
Friday, September 2, 2022
-
Tplf Oo Sheegtay In Ciidamada Eritariya Iyo Kuwa Itoobiya Weerar Kusoo Qaadeen Gobolka Tigrey.
MAQALE(W,N)-Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaalkii ka socday Waqooyiga Itoobiya uu sii xoogaystay, kaddib markii sida la sheegay ay dagaalka kusoo biireen Ciidamada Eritariya oo garab siinaya kuwa Itoobiya.
...
Thursday, September 1, 2022
-
Gabiley Oo Lagaga Dhawaaqay Gudida Dabagalka Ansixinta Gobolnimada Gabiley Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada.
GABILEY(W,N)-Maamulka Gobolka iyo ka degmada gabiley oo ay weheliyaan aqoonyahan iyo madaxdhaqameedka gobolku ayaa daahfuray xafiska ay ku shaqayn doonan gudida Dabagalka Iyo Ansixinta Gobolnimada Gabiley.
Sidoo kale waxgar...
Thursday, September 1, 2022
-
“Dalka Isbadal Ayaa Dhalanaya Ee Ha War Warine, Nina Boqortooyo Uu Ku Waarayo Maaha”Gudoomiye Xirsi.
“Qolada xukuumadu waxay yidhaahdaan xirsi ayaa gabadh xidhay,bal kawarama 30hablood ee uu muuse xidhay”xirsi
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan ayaa ka hadlay ficilada xukuumada madaxwayne biix...
Thursday, September 1, 2022
-
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Sheegay In Aanay Ogolaanayn Kaama Cusub Oo Laga Sameeyo Magaalada Burco
BURCO(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed maxamed (xinif) oo safar ku jooga magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco ayaa sheegay in aanay aqbalaynin in kaamam cusub oo barokacayaal ah...
Thursday, September 1, 2022
-
Garyaqaanka Guud Ee Qaranka Oo Ka Hadlay Khilaafka Doorashada Iyo Waxyaabaha Sharcigu Ka Qabo.
Garyaqaanka guud ee Qaranka ayaa ka hadlay khilaafka doorashada ee udhexeeya xukuumada iyo mucaaridka iyo aragtida sharci ee doorashooyinka ururada iyo ta madaxtooyada.
https://youtu.be/eFXPKv298dA...
Thursday, September 1, 2022
-
Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland Ka Warbixiyay Tirada Dadka Ajaanibka Sharci Darada Kusoo Galayay Dalka Ee Ay Dib Uceliyeen.
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha laanta socdaalka ee gobolka maroodi jeex cabdirashiid ayaa ka warbixiyay talaabooyin ay ciidamada laantu qaadeen la xidhiidha sidii dalka looga saari lahaa dadka sharci darada kusoo galay ee qaxoontiga ah iy...
Thursday, September 1, 2022
-
Dallada Ay Ku Midoobeen Hay’adaha Ka Hawl-gala Somaliland Oo Beeniyey War Si Khaldan Looga Faafiyey.
HARGAYSA(W,N)-Dalada ay ku midoobeen Haayadaha ka hawlgala Somaliland ee “Somaliland NGO Consortium” ayaa beenisay war si khaldan loo turjumay oo lagu faafiyay baraha bulshada iyo warbaahinta qaar kaasi lagu sheegay in ay habl...
Wednesday, August 31, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|