WARAR
-
Madaxweynaha Jsl Oo Xadhigga Ka Jaray Shaybaadhka Qaranka Ee Hubinta Tayada Cuntada Iyo Daawada.
Berbera-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somailand, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray shaybaadhka casriga ah ee hubinta tayada cuntada, daawada iyo agabka la isku qurxiyo (Cosmatics).
Munaasibadda xadhig-ka...
Wednesday, September 14, 2022
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Aanu Gabiley Iyo Berbera Waxka Sheegin Balse Muuse Biixi…
BURCO(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid iyo wafti uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalo madaxda Gobolka togdheer ee Burco oo uu safar shaqo ku tagay.
Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa iska fogeeyay eedo loogu soo Jeediy...
Wednesday, September 14, 2022
-
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuumad Safiya Cali Yuusuf!
HARGAYSA(W,N)- Alle ha,Unaxariistee Waxaa Maanta Galinkii Danbe magaalada hargaysa lagu aasay Marxuumad Safiya Cali Yuusuf Oo katirsan bahda warbaahinta qaranka mudo dheer Usoo shaqaynaysa.
Masuuliyiin katirsan wasaarada wa...
Wednesday, September 14, 2022
-
War Murtiyeed Kasoo Baxay Shirkii Madasha Wadatashiga Dhaqaalaha Somaliland Oo Maanta Lasoo Gabo Gabeeyay!
HARGAYSA(W,N)-Shirka madasha wada tashiga dhaqaalaha Somaliland oo mudo sedex maalmood ah ka socday magaalada hargaysa ayaa maanta lasoo gabo gabeeyay kaasi oo laga soo saaray war murtiyeed lagu soo koobay qodobada kazoo baxay.
...
Wednesday, September 14, 2022
-
Wasiir CALI MAREEXAAN Oo Shaqada Ka Joojiyay Shaqaale U Badan Beesha Cabdiraxmaan Ciro.
Wasiir Cali Mareexaan ayaa shaqada ka joojiyay 12 xubnood oo kamid ah shaqaalaha wasaradiisa oo markaana isku hayb yihiin Cabdiraxmaan Ciro, isaga oo ku amray agaasimaha waaxda shaqaalaha inay shaqada ka joojiso xubnahaasi isla ma...
Wednesday, September 14, 2022
-
Doon Nooca Shidaalka Qaada Ah Oo Ku Gubatay Dekeda Berbera Iyo Khasaaraha Ka Dhashay!
BERBERA(W,N)-Doon nooca shidaalka qaada ah ayaa habeenkii xalay ku gubatay dekeda kaluumaysiga ee berbera taasi oo ilaa xalay gubanaysay halka ciidamada dab damiska magaalada berbera ay ka gurmad lagu daminayo
HALKAN KAGA BOGO ...
Wednesday, September 14, 2022
-
“Ma Jirto Doorasho Ta Madaxtooyada Kasoo Horaysa, Oo Dalka Ka Dhacaysaa”Gudoomiye Cali Xaamud.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada cali xaamud jibriil oo ka hadlay munaasibad uu ka qaybgalay ayaa cadeeyay in aanay dalka ka dhcay doorasho kazoo horaysa ka ta madaxtooyada oo uu sheegay in tahay doora...
Wednesday, September 14, 2022
-
Shirwaynaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Oo Maanta Ka furmay Magaalada Boorama Iyo Hadaladii Laga Jeediyay!
BOORAMA(W,N)-Shirwaynaha Urur Siyaasadeed Hilaac ee uu hogaamiyo Aqoonyahan axmed Ismaciil Samater ayaa maanta ka furmay magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama
Shirwaynaha aya waxaa kazoo qaybgalay madaxdhaqameed,xildhibaano ...
Wednesday, September 14, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminayo Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Berbera.
Hargeysa(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo safar shaqo saaka kaga ambo baxay Hargeysa, ayaa gaadhay magaalo xeebeedda Berbera, waxana halkaas kusoo dhaweeyey Kumannaan katirsan s...
Wednesday, September 14, 2022
-
“Waxna Mahayno Hadana Waxaan Rabnaa Ilaynoo Shaqeeyo Taasina Ma Soconayso”Wasiirka Ganacsiga Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Wasirka wasaarada ganacsiga iyo warshadaha jsl maxamuud sacad saajin oo ka hadlay shirka madasha wadatashiga dhaqaalaha somaliland ayaa sheegay in dadka somaliland aanay ahayn kuwo jecel in ay shaqaystaan balse jecel...
Tuesday, September 13, 2022
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Isku Shaandhayn Iyo Xilka Qaadis Ku Sameeyay Qaarkamid Ah Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaaradaha
Madaxwaynaha Jsl Oo Isku Shaandhayn Iyo Xilka Qaadis Ku Sameeyay Qaarkamid Ah Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaaradaha.
https://youtu.be/V2hHJjNFmKU...
Tuesday, September 13, 2022
-
Shaqaale Cabasho Ka Muujiyay Shirkada Dhisaysa Dekeda Berbera Oo Shaqadii Ka Caydhisay,
BERBERA(W,N)-Shaqaalaha muwaadiniinta ah ee ka shaqay jiray dhismaha dekeda berbera ayaa qaarkamid ah laga eryay shaqadii taasi oo ay ka eriday shirkada dhisaysa halka ay dad ajaanib ah kazoo qaadatay dalka Hindiya.
Shaqaalahan...
Tuesday, September 13, 2022
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Ka Qaybglay Shirka Urur Siyaasadeedka Kaah Iyo Sobobta!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland cabdirasaaq khaliif axmed ayaa saaka kazoo dhex muuqday shirwaynaha urur siyaasadeedka KAAH Oo maanta lagu qabtay magaalada hargaysa
Gudoomiye cabdirasaaq ayaa ka hadlay sob...
Tuesday, September 13, 2022
-
Maamulka Guud Ee Shirkada Oomaar Oo Ka Waramay Waxyaabaha Lagaga Hadlay Shirka Madasha Wada Tashiga Dhaqaalaha Oo Maanta Ka Furmay Hargaysa!
“Umadd Kasta Inta Wax Soo Saarkeedu Leeg Yahay, Ayuu Dhaqaalaheeguna Yahay”Maamulaha Shirkada Oomaar.
HARGAYSA(W,N)-Maamulaha guud ee shirkada Oomaan Company Maxamed Muxumed Boqore “Maxamed Cali” oo ka qaybgalay shirka ...
Monday, September 12, 2022
-
“Sida Aan U Arko Qorshaha Madaxwayne Muuse Biixi Wax Kale Maaha Ee Waxa Ka Go’an In Aan Labadan Doorasho, Midna Qabsoomin”Cali Guray.
“KA DARYOO SACEENII DIBI BUU HADANA DHALAY”
“Sida Aan U Arko Qorshaha Madaxwayne Muuse Biixi Wax Kale Maaha Ee Waxa Ka Go’an In Aan Labadan Doorasho, Midna Qabsoomin, Waana Sida Ay Xaaladdu Hadda Ku Socoto”Cali Guray....
Monday, September 12, 2022
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-Furay Shirweynaha Madasha Dhaqaalaha Ee Heer Qaran.
Hargeysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay shirweynaha madasha dhaqaalaha heer qaran oo maanta la ibo furay.
Shirweynahan oo lagu lafo-gurayo arrimo kala du...
Monday, September 12, 2022
-
Ciidanka Booliska Magaalada Wajaale Oo Gacanta Kusoo Dhigay Lacag Laga Soo Dhacay Hargaysa.
TOG WAJAALE(W,N)-Ciidanka Booliska Somaliland, gaar ahaan Saldhiga degmada wajaale ayaa soo qabtay 25 kun oo Dollar taasi oo laga soo dhacay Magaalada Hargaysa , waxaana dedaal ay sameeyeen Ciidanka Boolisku kusoo qabteen saac...
Monday, September 12, 2022
-
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Oo Dooday Xeerka Qaxoontiga Iyo Magangalyo Doonka Ah!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha wakiilada somailand ayaa dood ka yeeshay xeerka qaxoontiga iyo Magangalyo doonka oo dhawaan la horkeenay golaha.
https://youtu.be/azG3NiqlVo8...
Monday, September 12, 2022
-
Jabhada TPLF Oo Oggolaatey In Midowga Afrika Uu Dhexdhexaadiyo Wada Hadallada Udhaxaynaya Iyo Dowladda Itoobiya.
MAQALE(W,N)-Jabhadda TPLF ee dagaalka kula jirta dowladda Itoobiya, ayaa oggolaatey in Midowga Afrika ay gadh wadeen ka noqdaan wada hadalada u dhaxayn doona iyaga iyo dowladda Itoobiya.
TPLF horey waxay ugu gacan saydhay w...
Monday, September 12, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Dhallinyarada Iyo Aqoonyahanka Gobolka Gabiley.
Gabiley(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo safar shaqo ku joogo gobolka Gabiley, ayaa galabta kulan la qaatay dhallinyarada iyo aqoonyahanka reer Gabiley, waxana ay iska xog-waraysteen xaaladda guud ee deegaanka, horuma...
Sunday, September 11, 2022
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Booqday Maxaabiis Xisbiyada Mucaaridka Iyo Suldaan Ibraahim Sulub Oo Ku Xidhan Xabsiga Baki, Kana Warbixiyay Xaaladooda!
BAKI(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta xabsiga Baki ee Gobolka Awdal ku booqday masuuliyiin Xisbiyada Mucaaridka Iyo Suldaan Ibraahim Sulu boo ku xidhay
Sidoo kale Gudoom...
Sunday, September 11, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Oo Xadhigga Ka Jaray Dhaamka Cusub Ee Laga Hirgeliyey Duleedka Magaalada Gabiley.
Gabiley-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maant xadhigga ka jaray Dhaam-biyoodka weyn ee xukuumaddu ka hirgelisay duleedka waqooyi ee magaalada Gabiley, kaasoo la soo gebagabeeyey, laguna ...
Sunday, September 11, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Oo Kormeer Ku Sameeyey Dugsiga Sare Ee Qalax Iyo Bariishka Shariif Cali Ee Gudaha Gabiley.
Gabiley-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayo ee safarka shaqo u joogay qaar kamid ah gobollada Galbeedka, ayaa maanta kormeeray dugsiga sare ee Qalax, kaas oo ay wax ka...
Sunday, September 11, 2022
-
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwayne Biixi Sheegayna In Xataa Hooyadii La Yaaban Tahay.
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha guud ee xisbiga waddani khaddar xuseen ayaa eedo culus oo la xidhiidha in arimaha doorashoooyinka iyo muranka siyaasadeed ee dalka ujeediyay maadxwayne biixi isagoo sheegay in xataa sida uu wax uwado hooyad...
Sunday, September 11, 2022
-
Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Sharaxay Sharciyan Cida Sheegi Karta Xisbiga Hadhay Iyo Shuruudahooga!
HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan guuleed dafac oo kamid ah aqoonahanka reer Somaliland ee bartay sharciga kana faalooda arimaha sharci ee dalka ka taagan ayaa ka hadlay hadal kazoo yeedhay madaxwayne biixi oo uu ku sheegay in xisbiyada saa...
Sunday, September 11, 2022
-
Golaha Wasiirada DDS Oo Kulan Yeeshay Iyo Nuxurka Qodobada Ay Kasoo Saareen Xaalada Dalka Itoobiya.
JIG JIGA(W,N)-Golaha wasiirada dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa maanta kulan deg deg ah ku yeeshay caasimada Jig Jiga kaasi oo Uu Gudoominayay madaxwayne mustafe muxumed cumar.
Shirkan golaha wasiirada DDS Ayaa laga...
Saturday, September 10, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Oo Ka Qaybgalay Munaasibadda Qalinjebinta Dufcaddii 10-aad Ee Ka Baxda Jaamacadda Timacadde
Gabiley-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maalmahanba safar shaqo ku joogay gobollada galbeed ee dalka, ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo ay ku qalinjebiyeen 530-arday oo ka a...
Saturday, September 10, 2022
-
Siyaasi Siciid Cilmi Rooble Oo Shaaciyay In Uu Ka Baxay Urur Siyaasadeedka Barwaaqo Iyo Sobobta!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi siciid cilmi rooble oo kamid ahaa siyaasiyiinta aas aasay urur iyaasadeedka barwaaqo ee uu hogaamiyo dr gaboose ayaa shaaciyay in uu ka baxay ururkaa isagoo hoosta ka xariiqay waxyaabaha keenay in uu ka baxo ...
Saturday, September 10, 2022
-
DAAWO;-Madaxwayne Biixi Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley.
GABILEY(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland iyo waftigii uu hogaaminayay oo saaka kazoo kicitimay gobolka awdal ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay gobolka gabiley halkaasi oo uu kaga qaybgalay qalin jabinta ardayda jaamacada timacade.
...
Saturday, September 10, 2022
-
Xisbiyada Mucaaridka Oo Jawaab Kulul Siiyay Afhayeen Buuni Iyo Magacyo Cusub Oo Ay Ubixiyeen!
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga waddani ayaa jawaab kulul siiyay afhayeenka xisbiga kulmiye oo hadal kusoo yeedhay sidoo kale xisbiga wadani ayaa magacyo cusub ubixiyay afhayeen buuni.
https://youtu.be/BVUYCNZ...
Saturday, September 10, 2022
-
Qaarkamid Ah Hogaanka Urur Siyaasadeedyada Somaliland Oo Ka Horyimid Hadal Kasoo Yeedhay Xisbiyada Mucaaridka
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah hogaamiyayaasha urur siyaasadeedyada cusub ee somailand ayaa ka horyimid hadal kasoo yeedhay xisbiyada mucaaridka oo iyagu sheegay in doorashada madaxtooyadu kasoo horayso ha ururada
Sidoo kale urur s...
Friday, September 9, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Oo Caawa kulan la Qaatay Aqoonyahanka Gobolka Awdal Iyo Arimaha Ay Wada Hadleen!
Boorama-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay aqoonyahanka gobolka Awdal, waxaana kulanka diiradda lagu saaray horumarinta gobolka, iskaashiga xukuumadda iyo bulshada deegaanka...
Friday, September 9, 2022
-
“Daahir Waxa kale Oo Taariikhda Ugashay Somaliland Oo Uu Sifiican Usoo Maamulay Iyo Dardaarankii Uu Kursiga Kaga Tagay”Prof I. Samater
“Daahir Waxa kale Oo Taariikhda Ugashay Somaliland Oo Uu Sifiican Usoo Maamulay Iyo Dardaarankii Uu Kursiga Kaga Tagay”Prof I. Samater Oo k qabgalay munaasibad lagu maamuusay madaxwaynihii hore ee somaliland daahir rayaale aya...
Friday, September 9, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Oo Kormeeray Saldhigga Dhexe Iyo Qaybta Booliska ee Degmada Boorama.
Boorama-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo safar shaqo ku jooga magaalada Boorama, ayaa maanta kormeeray saldhigga dhexe iyo qaybta Booliska ee degmada Boorama, waxana uu halkaas kulan is xogwaraysi ah kula yeeshay hog...
Friday, September 9, 2022
-
“Maalintii Cigaal Geeriyooday Waxa Laygu Yidhi Sedex Sano Kordhiso Ana Waan Diiday”Ex Madaxwayne Rayaale.
“Xisbiga Kulmiye Wuxu Isdiwaangaliyay Maalintii Udanbaysay Iyagoo Doorashada Ka War Wareegayay”Daahir Rayaale.
BOORAMA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee Somaliland daahir rayaale kaahin yaa ka hadlay madal lagu casuumay magaalada ...
Friday, September 9, 2022
-
Gudida Nabadgalyada Ee Gobolka Sool Oo Go,aamo Kasoo Saaray Shaqaaqo Dhawaan ka Dhacday Garoonka Diyaaradaha Magaalada Laascaanood.
Gudida Nabadgalyada Ee Gobolka Sool Oo Go,aamo Kasoo Saaray Shaqaaqo Dhawaan ka Dhacday Garoonka Diyaaradaha Magaalada Laascaanood.
https://youtu.be/O_sh66q30xg...
Thursday, September 8, 2022
-
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Rayaale Iyo Hadalkii Uu Ka Jeediyay Qalin Jabinta Ardayda Jaamacada Camuud.
BOORAMA(W,N)-Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo kamid ahaa ardaydii kasoo baxday jaamacadda Cammuud, ayaa si qoto dheer u sharraxay kaalintii uu ku lahaa inay jaamacaddu maanta halkan s...
Thursday, September 8, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Ay Ku Qalinjebiyeen 1,088 Arday Oo Ka Baxday Jaamacadda Cammuud.
Boorama(W,N)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo ay ku qalinjebiyeen 1,088 (Kun iyo siddeed iyo siddeetan) arday oo wax ka baratay jaamacadda Cammuud.
M...
Thursday, September 8, 2022
-
Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Shaaciyay In Aanay Aqbali Doonin Mudo Kordhin Loo Sameeyo Madaxwayne Biixi Iyo Talaabada Ay Qaadayaan!
HARGAYSA(W,N)-Hogaanka xisbiyada mucaaridka Somaliland ee waddani iyo ucid oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi kyagoo sheegay in aanay marnaba aqbali doonin mudo kordhin loo sameeyo madaxwayn...
Thursday, September 8, 2022
-
Munaasibad Lagu Xusayay Jabhadii Afraad Ee Bilowga Uhayd Halgankii Lagu Xoreeyay Somaliland Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley.
GABILEY(W,N)-Munaasibad lagu xusayay aas aaska Jabhadii Afraad ee bud dhiga u ahayd halgankii hubaysnaa ee dib xoraynta Somaliland taasi oo ka bilaabantay deegaanada ku teedsan gobolka gabiley ayaa maanta lagu qabtay magaalada gab...
Wednesday, September 7, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|