WARAR
-
Ciidamada Maraykanka Oo Sheegay Inay Duqaymo Ay Ka Fuliyeen Gudaha Somaliya Ku Dileen 27 Kartirsan Kooxda Al shabaab!
MUQDISHO(W,N)-Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Duqeyn ka dhan ah Al-Shabaab ay ka fulisay Meel ku dhow Degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan, 18-kii Sebtembar ee Todobaadkaan.
War qoraal oo maanta kasoo baxay taliska c...
Wednesday, September 21, 2022
-
Daraasad Lagu Soo Bandhigay Cida Ku Guulaysanaysa Doorashada Madaxtooyada Ee Soo Socota Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Akaadamiyada nabada iyo horumarinta Somaliland ayaa soo bandhigtay daraasad laga sameeyay arimo door ah kuwaasi oo ay ugu horayso cida ku guulaysanaysa doorashada soo socota hadii ay wada tartamaan musharax cirro, ma...
Wednesday, September 21, 2022
-
“Hadalkii Waxaa Dhamaysay Sucaad Carmiye, Haboyartay”Wasiir Kaahin.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha oo ka qaybgalay munaasibada qali jabinta ardayda ka baxday jaamacada abaarso ayaa sheegay in aanay ardaydu ka istaahilin in ay la dul tagaan muran iyo siyaasad taasi oo aanu ka hadal...
Wednesday, September 21, 2022
-
“Xildhibaanada Ku Doodaya Sharci Maaha Daliil Sharci Oo Ay Uhayaan Majiro, Kol Hadaanay Meeshaba Joogin”Ex Xil Cabdiaahi Black.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan hore Cabdilaahi black ayaa ka hadlay xeerka mooshinka ee ansixiyeen xildhibaanada golaha wakiilada iyo kuwo ka maqnaa fadhiga ee warbaahinta ka cabanaya.
Sidoo kale Ex xildhibaan cabdilaahi black ayaa s...
Wednesday, September 21, 2022
-
Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Mooshinkii Golaha Wakiiladu Ansixiyay, Fariimo Culusna Udiray Madaxwayne Biixi Iyo Maxamuud Xaashi.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cali maxamed yuusuf cali guray oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka faalooda xaaladaha siyaasadeed ee taagan ayaa ka hadlay mooshinkii labada xeer ee ay ansixiyeen golaha wakiilada kaasi oo ah...
Wednesday, September 21, 2022
-
Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Dhalinyaro Camaradaha Qarsooni Qabteen Iyagoo Gubaya Meherad Ku Taala Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Ciidanka Booliska JSL ayaa gacanta ku soo dhigay dhallinyaro dhawaan dab qabadsiinaayay ( gubaayay Meherad la yidhaa Djibouti ) oo badhtamaha Hargaysa ku taala,Sida Kamerada Qarsoon duubtay dhallinyarada oo ka koobna...
Tuesday, September 20, 2022
-
Aqoonyahan Fashiliyay Ujeedooyinka Ku Qorsoonaa Shirkii Madasha Wadatashiga Dhaqaalaha Iyo Hantida Lagu Lunsaday!
HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan mustafe cabdiraxmaan habane oo kamid ah dhalinyarada reer Somaliland ee aqoonta uleh arimaha dhaqaalaha ayaa fashilay ujeedooyinka ku lamaanaa shirkii madasha wadatashiga dhaqaalaha ee ay dhawaan qabatay x...
Tuesday, September 20, 2022
-
Xildhibaanada Golaha Deegaanka D. Gabiley Oo Ansixiyay Miisaaniyada 2023!
GABILEY(W,N)-Golaha deegaanka degmada gabiley oo manata yeeshay fadhi caadi ahayn islamarkaana ay kasoo xaadiren 7xildhibaan ayaa lagu ansixiyay miisaaniyada golaha ee 2023.
Maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi ...
Tuesday, September 20, 2022
-
Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Deegaanka Goroyo Cawl Loogu Sameeyay Agaasimihii Hore Ee Wasaarada Arimaha Gudaha.
BOORAMA(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qaybgalay Aas Qaran oo loo sameeyey Agaasimihii hore ee Wasaarada Arrimaha gudaha, Marxuum Cabdirashii...
Tuesday, September 20, 2022
-
Qaarkamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Sharci Daro ku Tilmaamay mooshinkii labada Xeer Ee Goluhu Ansixiyeen Maalintii Shalay!
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee taabacsan xukuumada islamarkaana maalintii shalay ka maqnaa golaha halka qaarkoodna joogeen ayaa sharci daro ku tilmaamay mooshin laba xeer ah oo goluhu ansixiyay maalin...
Tuesday, September 20, 2022
-
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Kulamo Kala Duwan La Qaatay Musharaxa Xisbiga Waddani Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland saleebaan maxamuud aadan ayaa saaka kulamo kala duwan la qaatay musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani iyo wasiirka arimaha gudaha ahna gudoomiye kuxigeenka xisbi xaakimka kulm...
Tuesday, September 20, 2022
-
Shirkada Telesom Oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Uu Boqor Buurmadow Ku Sheegay In Madaxwayne Biixi Khasab Share Kaga Qaatay!
HARGAYSA(W,N)-War saxafeed kasoo baxay shirkada isgaadhsiinta ee telesom ayaa lagu beeniyay war uu sheegay boqor buurmadow kaasi oo ahaa in shirkada telesom u share qasab ah ka qaatay madaxwayne biixi iyagoo ku tilmaamay waxba kam...
Monday, September 19, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Oo Caawa Kulan La Yeeshay Cuqaasha, Waxgaradka, Haweenka Iyo Qaybaha kala Duwan Ee Bulshada Gobolka Sool.
Laascaanood-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga gobolka Sool, ayaa caawa kulammo kala duwan la yeeshay cuqaasha, salaadiinta, haweenka, haldoorka iyo qaybaha kala duwan ee ...
Monday, September 19, 2022
-
Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Ka Hadlay Mooshinka Golaha Wakiiladu Ansixiyeen Iyo Khatarta Ka Dhalan Karta, Hadii Guurtidu Ansixiso Balse Madaxwaynuhu Diido!
HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan Guuleed Dafac oo kamid ah dadka aqoonta dheeraada ah uleh sharciga Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay mooshinka ay xildhibaanada golaha wakiiladu ansixiyeen ee ah in laysa saaro labada doorasho ee madax...
Monday, September 19, 2022
-
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga & Barakacayaasha Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Indho Indhayn Ah Ugu Tagay Dadka Soo Guurtada Ah Ee Degan Mashruuca Banka Wajaale.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka Cabdikariim Axmed Maxamed “Xinif” oo ay weheliyaan badhasaabka Gobolka Gabiley iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer ujeedadiisu tahay ukuurgalka xaalada ...
Monday, September 19, 2022
-
Madaxaynaha Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Gaadhay Jiida Hore Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool.
Laascaanood-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo maalmahanba safar shaqo ku joogay gobollada Bariga ee dalka, ayaa maanta gaadhay jiidda hore ee ciidamada...
Monday, September 19, 2022
-
Xisbiga Waddani Oo Maanta Guddida Diiwaan Gelinta Ugudbiyay Shuruudaha iyo Waraaqaha Looga Baahan Yahay.
HARGAYSA(W,N)-Xisbiga ucaaridka ah ee waddani ayaa maanta gudida diwaangalinta ururada iyo ansixinta asxaabta qaranka ugudbiyay shuruudihii looga baahnaa
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://youtu.be/ur73Ac1H4hQ...
Monday, September 19, 2022
-
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay In Laysa Saaro Doorashada Madaxtooyada Iyo Ta Ururada Siyaasada!
HARGAYSA(W,N)-Xldhibaano katirsan golaha wakiilada ayaa saaka golaha horkeenay laba mooshin kuwaasi oo la mariyay la taliyaha sharci islamarkaana uu sheegay in ay sharci yihiin
Sdoo kale xildhibaanada golaha ayaa cod uqaaday la...
Monday, September 19, 2022
-
Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Agab Kuraasi Ah Gaadhsiisay Dugsiga Sare Ee Degmada Agabar.
AGABAR(W,N)-Xildhibaano katirsan golaha deegaanka degmada gabiley oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo katirsan dawlada hoose ee gabiley ayaa agab kuraasi ah Iyo miisas ah gaadhsiiyay dugsiga sare ee degmada Agabar ee Gobolka Gabi...
Sunday, September 18, 2022
-
Xisbiga Kulmiye Oo Gudida Diwaangalinta Ururada Iyo Ansixinta Asxaabta Ugudbiyay Shuruudihii Looga Baahnaa!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye oo ay weheliyaan masuuliyiinta sar sare ee xisbigu ayaa maanta gudida diwaangalinta ururada iyo ansixinta asxaabta qaranka ugudbiyay shuruudihii looga baahnaa xisbiyada...
Sunday, September 18, 2022
-
Shirwaynihii Urur Siyaasadeedka SPP Oo Maanta Lasoo Gabo Gabeeyay, Lagu Doortay Hogaanka Ururka!
HARGAYSA(W,N)-Shirwaynaha Urur Siyaasadeedka shacabka Somaliland ee SPP Oo labo maalmood ka socday magaalada hargaysa ayaa Maanta lasoo gabo gabeeyay kaasi oo lagu doortay hogaanka ururka, xubnaha golaha dhexe iyo gudida fulinta e...
Sunday, September 18, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Caynaba.
Caynaba (W,N)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo muddooyinkanba safarro shaqo ku marayey qaar kamid ah gobollada bariga dalka, ayaa maanta soo dhaweyn ballaa...
Sunday, September 18, 2022
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalo Kazoo Kala Yeedhay Madaxwayne Biixi Iyo Madaxwaynaha Maamulka Muqdisho!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa ka jawaabay hadal kazoo yeedhay madaxwayne biixi oo uu ku sheegay in xisbiga ucid aqbalay isdiwaangalinta ururada kaasi oo uu waxba kama jiraan ku tilmaamay.
S...
Sunday, September 18, 2022
-
Urur Siyaasadeedka Iftiin Oo Balanqaad Culus Usameeyay Ciidamada Qalabka Sida Iyo Macalimiinta Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka Iftiin ee maanta lagu doortay shirwaynihii ururka cabdiqaadir Obsiiye ayaa balan qaad culus usameeyay ciidamada ,macalimiinta iyo bahda dhaqan hadii la doorto ururkooda in ay siin doo...
Saturday, September 17, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Oo ka Qaybgalay Munaasibad ay Ku Qalinjebiyeen 580-Arday Oo ka Baxay Jaamacadda Burco.
Burco(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo ku qalinjebiyeen 580- Arday oo sannadkan ka aflaxday jaamacadda Burco.
Munaasibadda qalinjebinta oo ay ...
Saturday, September 17, 2022
-
Xubnaha Cusub Ee Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Doortay Hogaan!
HARGAYSA(W,N)-Gudida cusub ee doorashooyinka Somaliland ayaa maanta dortay hogaanka komishanka ee gudoomiyaha gudoomiye kuxigeen iyo afhayeen.
Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta Gudoomiye u doortay Muuse ...
Saturday, September 17, 2022
-
Shirwaynaha 1Aad Ee Urur Siyaasadeedka SPP Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Shirwaynaha Urur Siyaasadeedka shacabka Somaliland ee SPPayaa maanta shirwaynihiisii koowaad ka furmay magaalada hargaysa kaasi oo kazoo qaybgaleen ergo ka kala socotay gobolada dalka,marti sharaf madaxdhaqameed iyo ...
Saturday, September 17, 2022
-
Ardayda Iyo Waalidiinta Iskuulka Aadan Dhamac Oo Cabasho Ka Muujiyay Maamulka Dugsiga Iyo Fariinta Ay Udireen Wasaarada Waxbarashada.
HARGAYSA(W,N)-Ardayda iyo waalidiinta dugsiga aadan dhamac Ee Xaafada Geerash aw Aadan ayaa maanta cabasho la hortagay wasaarada waxbarashada iyagoo ka cabanaya maamulaha dugsiga oo ay sheegeen in uu eryay macalin islamarkaana uu ...
Saturday, September 17, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Oo Dhagax Dhigay Guryo Cusub Oo Loo Dhisayo Barakacayaasha Deegaanka Allah Aamin Aw Shugri Ee Duleedka Burco.
Burco:(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga gobolka Togdheer, ayaa maanta dhagax dhigay guryo cusub oo loo dhisayo dadka danyarta ee ku dhaqan deegaanka Alla Aamin Aw Shu...
Saturday, September 17, 2022
-
“Hadalka Xoghayaha Guud Ee WADDANI, Maaha Wax Cusub Oo Wax Ka Bedelaya Mawqifkii Xisbiga Ee Khilaafka Siyaasasiga Ah”Cali Guray.
WAX CUSUB OO SOO KORDHAY MA JIRAAN
Hadalka Xoghayaha Guud ee WADDANI maaha wax cusub oo wax ka bedelaya mawqifkii xisbiga ee Khilaafka siyaasasiga ah ee la xidhiidha doorashooyinka. Furista ururadu in ay sharci tahay marna may ...
Friday, September 16, 2022
-
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Yeeshay Xoghayaha Difaaca Ee Dalka Maraykanka.
WASHINGTON (W,N)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada Washington, xoghayaha difaaca dalka Maraykanka, Lloyd James Austin.
Madaxweynaha ayaa kala hadlay xoghayaha difaaca do...
Friday, September 16, 2022
-
Dawlada Eritrea Oo Dib Ugu Yeedhay Ciidamadeeda Keydka Ah Iyo Abaabul Dagaal Ka Dhan Ah Tigray!
ASMARA(W,N)-Abaabul ciidan ayaa ka socda dalka Eritrea, kaasoo looggu yeedhay ciidanka keydka, illaa da’da 55 jirka, si ay qeyb uga noqdaan ciidanka, sida ay wararku sheegayaan.
Maalintii Khamiista, qaar badan oo kamid ah...
Friday, September 16, 2022
-
Xog Waranka Taariikh Nololeedkii Alle Ha,Unaxariistee Marxuumad Safiya Cali Yuusuf.
Xog Waranka Taariikh Nololeedkii Alle Ha,Unaxariistee Marxuumad Safiya Cali Yuusuf.
https://youtu.be/r1ohpBW6etY...
Friday, September 16, 2022
-
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Eedo Culus Ujeediyay Xukuumada Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad batuun oo eedo culus ujeediyay xukuumada madaxwayne biixi oo uu sheegay in ay marayso xili muwaadiniinta ay ku xidho meelo aanay ehelkoogu gaadhi karayn.
https://youtu.be/ANFgTMrwYDE...
Friday, September 16, 2022
-
Madxwaynaha Jsl Oo Lagu Soo Dhaweeyay Oodwayne, Kana Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan Iyo Kala Qaybsanaanta Bulshada.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku jooga gobolka Daad-madheedh, ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Oodweyne iyo deegaanno kale oo hoos...
Friday, September 16, 2022
-
Waxgaradka Iyo Dhalinyaro Ka Horyimid In Waftiga Madaxwaynuhu Booqasho Yimaado Oodwayne Iyo Sobobta!
OODWAYNE(W,N)-Waxgaradka iyo dhalinyarada beel kamid ah beelaha dega gobolka daadh madheedh oo caawa shir jaraa,id ku qabtay magaalada Oodwayne ayaa ka horyimid in waftiga maaxwaynaha somaliand hogaaminayo ay booqasho ku yimaadaan...
Thursday, September 15, 2022
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Dhismaha Machadka Dawladaha Hoose.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa kormeer ku tagay dhismaha xarunta machadka dawladaha hoose ee somaliland oo dhismihiisu socdo.
https://youtu.be/u8RuK_nR4Ic...
Thursday, September 15, 2022
-
Madaxwayne Biixi Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Lagu Soo dhaweeyay Magaalada Burco,
Burco-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo caasimadda kaga maqan, ayaa maanta soo dhaweyn ballaadhan oo aan kala go’ lahayn loogu sameeyey d...
Thursday, September 15, 2022
-
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Boqor Cismaan Buurdow Iyo Eedihii Ugu Cuslaa Ee Uu Ujeediyay Madaxwayne Biixi.
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Boqor Cismaan Buurdow Iyo Eedihii Ugu Cuslaa Ee Uu Ujeediyay Madaxwayne Biixi.. isagoo sheegay in somaliland ku burburay gacanta muuse biixi
HALKAN KAGA MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTI...
Thursday, September 15, 2022
-
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Ee Dugsiyada Sare Iyo Fasalada 8Aad.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka qaranka oo ay weheliyaan masuuliyiinta wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa maanta shaaciyay natiijada ardaydii ufadhiisatay imtixaanka dugsiyada sare iyo fasalada 8aad ee dalka
...
Thursday, September 15, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|