WARAR
-
“Muggii Weel Ma Dhaafee, Allow Mooska Yaan Jebinin”Cali Guray
Gudoomiyaha Guurtidu qoraalkiisu daliil sharci ma laha balse jawaabta Gudoomiyuhu wuxu u cuskaday qodobo sharci oo dastuurka iyo xeer hoosaadka Golaha Guurtida uu ka soo qaatay. Dabcan waxa la raacayaa sharciga waana in loo wada h...
Tuesday, September 27, 2022
-
Wafti Ka Socda Dawlada Itoobiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale Iyo Ujeedada Safarkooga!
TOG WAJAALE(W,N)-Wafti ka socda dawlad Deegaanka somalida Itoobiya oo uu hogaaminayo wasiirka qorshaynta horena u ahaa hogaanka nabadgalyada Mubashir iyo xubno kale ayaa galabta lagu soo dhaweeyay magaalada wajaale ee xuduudka lab...
Tuesday, September 27, 2022
-
“Saaxiibkay Saleebaan Arintaasi Way Ka Hoostay..”Muuse Biixi.
Milicsiga; Madaxwayne Biixi Oo Wakhtigii Uu Mucaaridka ahaa Dhaliilo xoogan ujeedinaya mudo kordhinta ay sameeyaan Golaha Guurtida, isagoo sheegay in xildhibaanada golaha guurtidu Ay ku yimaadeen qaab dhaxal ah, halka qaarkoodna...
Tuesday, September 27, 2022
-
Siyaasiyiin Kasoo Jeeda Gobolada Bari Oo Wacad Ku Maray Hadii Kursiga Gudoomiyaha Golaha Wakiilada La Taabto In Somaliland Kala Tagayso.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cai canter iyo cismaan kalaash oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ee gobolada bari iyo beelaha harti ayaa sheegay hadii gudoomiye cabdirasaaq kursigiisa la taabto in Somaliland kalatagayso iyagoo sheegay i...
Tuesday, September 27, 2022
-
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee JSL Oo Dhaariyay Xubin Buuxinaysa Jago Ka Bannaanaatay Golaha Guurtida.
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Aadam X. Cali Axmed, ayaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 26/09/2022, dhaariyay Cumar Mukhtaar Ciise Faarax, oo laga bilaabo maanta ka mid noqonaya mudanayaasha...
Tuesday, September 27, 2022
-
Golaha Wakiilada Oo Jawaab Ka Bixiyay Xeerar Uu Gudoomiyaha Guurtida Kusoo Celiyay, Sheegayna In Ay Sharci Daro Tahay Soo Celintoodu!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada ayaa jawaab ka bixiyay xeerar si shariga baalmarsan uu gu soo celiyay gudoomiyaha guurtidu kuwaasi ooh ore usoo baas gareeyeen xildhibaanada golaha wakiiladu
Sidoo kale Gudoomiyaha Gol...
Tuesday, September 27, 2022
-
Suldaan Cado Gude Oo Ka Waramay Waxyaabihii Ugu Xusuusta Badnaa Mudadii 36cisho Ahayd Ee Uu Ku Xidhnaa Jeelka Madheera.
HARGAYSA(W,N)-Suldaan cado gude oo mudo 36cisho ah ku xidhnaa jeelka madheera ayaa maanta dib uhelay xoriyadiisii iyadoo aanay jirin danbi ay xukuumadu kusoo eedaysay
Sidoo kale suldaan cado gude ayaa mahad naqay dadkii intii u...
Monday, September 26, 2022
-
Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhaam Biyood Laga Hirgaliyay Deegaanka Diin Goobaale Ee Degmada Allaybaday.
ALLAYBADAY(W,N)-Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka oo ay weheliyaa agaasimaha guud ee wasaarada madaxda haayada fao iyo maamulka gobolka iyo degmada gabiley ayaa xadhiga ka jaray dhaam biyood laga hirgaliyay deegaanka diin goob...
Monday, September 26, 2022
-
Gudoomiyaha Haayayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Qalab Kala Wareegay Haayada IOM.
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Md C/kariin Axmed Maxamed ayaa maanta qalab xafiiseed kala wareegay Hay'adda #IOM.
Qalabka oo isugu jira Kombuutarro, Kuraas, Miisas iyo agab xafiis...
Monday, September 26, 2022
-
“Safarka Madaxwaynuhu Ku Tagay Galbeed Ilaa Bari Wuxu Ahaa Mid Guul Ah, Hadaa Ma Xasan Sheekha War Dhiiglay Tagi Karin…”Siyaasi Rashiid
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Rashiid jaamac dhari (sheekhul amar) ayaa ka hadlay muranka sharci ee dalka ka taagay iyo xeerka horyaala golaha guurtida iagoo saleebaan kula dardaarmay in uu dalkiisa utaliya.
Sidoo kale siyaasi rashiid ...
Monday, September 26, 2022
-
Aas Aasihii Dugsiga Abaarso Iyo Jaamacada Barwaaqo Oo Qaatay Diinta Islaamka!
Aas aasihii dugsiga abaarso iyo jaamacada Barwaaqo ayaa daatay diinta islaamka iyadoo loo qabtay ashahaadada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA QAABKII AY DHACDAY;
https://youtu.be/yseMj-jqObU
...
Monday, September 26, 2022
-
Gudoomiye Saleebaan Oo Golaha Wakiilada Dib Ugu Soo Celiyay Xeerkii Ay Usoo Gudbiyeen Iyo Xildhibaano Guurtida Katirsan Oo Eedo Culus Ujeediyay!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida ayaa xeerkii ay dhawaan usoo gudbiyeen golaha wakiiladu dib usoo celiyay iyada oo aan golaha la horgay islamarkaana lagu soo qaaday kartoon
Dhanka kale xildhibaano katirsan golaha guurt...
Monday, September 26, 2022
-
Ciidamada Booliska Degmada Wajaale Oo Gacanta Ku Dhigay Tahriibayaal Tiro Badan Oo Itoobiyaan Ah.
TOG WAJAALE(W,N)-Ciidamada booliska magaalo xuduudeedka tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa gacanta ku dhigay tariibayaal tiro badan oo itoobiyaan kuwaasi oo kooxo magafayaal ahi kasii dhex gudbinayeen Somaliland iyagoo tirade dad...
Sunday, September 25, 2022
-
Siyaasi Cabdilaahi Cukuse Oo Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Uk Uga Warbixiyay Xaalada Xasaasiga Ee Dalku Marayo Iyo fariin Culus Oo Uu Udiray Gudoomiye Saleebaan.
UK(W,N)-Siyaasi cabdilaahi Daahir Cukuse oo katirsan hogaanka xisbiga waddani kuna sugan dalka Ingiriiska ayaa kulan la qaatay jaaliada reer Somaliland ee u dhaqan dalka Uk isagoo uga wabixiyay xaalada guud ee dalka muranka udhexe...
Sunday, September 25, 2022
-
Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Ka Hadlay Xanuun Xumad ah Ee Dalka Kusoo Kordhay iyo Xogaha Ay Ka Bixiyeen!
HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada caafmaadka iyo agaasimaha guud ee wasaarada ayaa ka hadlay xanuunxumad ah oo mudooyinkii udanbeeyay usoo badanaya bulshada reer Somaliland halka warar qaarna ay sheegeen in ay jiraan dad u...
Sunday, September 25, 2022
-
Xildhibaanada Aqlabiyada Golaha Wakiilada Oo Kulan Yeeshay Iyo Xil. Maxamed Xasan Oo Ka Warbixiyay Ujeedada Shir!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha wakiilada ee kala taageersan xisbi xaakimka Kulmiye iyo ururada siyaasada oo kor udhaafaya 42xildhibaan ayaa kulan ku yeeshay magaalada hargaysa kaasi oo ay kaga arinsanayeen waxa ay ka yeelayaan...
Sunday, September 25, 2022
-
Xisbiga Waddani Oo Cadeeyay Mawqifkooda Dhawaaqii Kasoo Yeedhay Komishanka Doorashooyinka Ee Qabtoomida D. Madaxtooyada.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani oo ay weheliyaan musharaxa madaxwayne ee xisbiga iyo masuuliyiin kale kuwaasi oo cdeeyay in aanay ogolayn wax la yidhaa mudo kordhin maqifkoodu yahay kii 13november
HALKAN KA DAAWO MUUQ...
Sunday, September 25, 2022
-
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Digniin Xili Roobaadka Ku Saabsan Udiray Shacabka Iyo Wadayaasha Gaadiidka!
WARGELIN :
Sidaa la socotaan waxa lagu jiraa xilli roobaad , Haddaba Waxaanu ku wargelinaynaa dhammaan shacabweynaha Somaliland , ina ay ka fogaadaan goobaha Dooxyada , Laagaha , Biraha laydhka iyo guud ahaan meelaha Biy...
Saturday, September 24, 2022
-
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Burburka Iyo Dhaawaca Ku Yimid Wadadii Kalabaydh & Wajaale Iyo Cida Leh Masuuliyadeeda!
HARGAYSA(W,N)-Mareeyaha wakaalada horumarinta wadooyinka Somaliland oo ay weheliyaan gudida mashruuca berbera cooridor ayaa ka hadlay burburka iyo dhaawaca ku yimid wadada isku xidha kalabaydh iyo wajaale oo aan wali la dhamaystir...
Saturday, September 24, 2022
-
“Muddada Komishanku Qabtay Waxa Heshiis Ku Ah Dhamaan Saamilayda, Doorashada Madaxtooyada,In kasta Oo Madaxwayne Muuse Aan La Saadaalin Karin”Cali Guray.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray ayaa ka dareen celiyay dhawaaqa doorashada madaxtooyada ee kazoo yeedhay komishanka cusub ee doorashooyinka Somaliland isagoo sheegay in ay heshiish ku yihiin dhamaan daneeyayaa...
Saturday, September 24, 2022
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Umagacaabay Naasir Caydiid.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha ayaa maanta wareegto kazoo baxday xafiiskiisa wasiir kuxigeenka wasaarada gaadiidka iyo horumarinta jidadka ugu magacaabay naasir ay caydiid ooh ore isaga casilay wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha guda...
Saturday, September 24, 2022
-
Xldhibaan Sheegay In Laga Been Abuuray Isaga Iyo Xildhibaano Kale Oo Katirsan Golaha Wakiilada Magacyadooda
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan bile oo katirsan golaha wakiilada somaliland ayaa sheegay in laga been abuuray magaciisa iyo sexeexiisaba isaga iyo xildhibaano kale kaasi oo lagu daray kuwo golaha wakiilada ugudbiyay cabasho ay ka qaba...
Saturday, September 24, 2022
-
Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Shaaciyay Wakhtiga Ay Ku Qaban Karaan Doorashada Madaxtooyada!
HARGAYSA(W,N)-Komishanka Cusub ee Doorashooyinka Qaranka Jsl ayaa war saxafadeed ay soo saareen kaga hadlay xiliga ay ku qaban karaan doorashada madaxtooyada oo u mudaysnayd 13November iyagoo sheegay in aanay xiligeedii ku qabso...
Saturday, September 24, 2022
-
“Madaxwayne Ma Maantaad Taladii Dalka Kusoo Koobtay In Aan Isku Suldaan Tihiin,Taliyihii Ciidanka Qaranka, Wasiirka Maaliyada Iyo Maxkamadii Sare”Siyaasi Maxamed C. Bookh.
GABILEY(W,N)-Xoghayaha xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka ee xisbiga waddani maxamed cabdilaahi bookh ayaa waraysi lalayeeshay kaga hadlay xaalada dalka, xeerka golaha wakiilada ugudbiyeen golaha guurtida iyo xalka ay unoqon kart...
Friday, September 23, 2022
-
Sheekh Almis Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Soboba Burburka Dawladnimada!
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Almis Imaam Yaxye Xaaji Ibraahim oo kamid ah culimada waawayn ee reer Somaliland ayaa ka hadlay waxyaabaha keena in ay dawladuhu burburaan.
Sidoo kale sheikh almis ayaa ka hadlay sida ay muhiimka utahay sid...
Friday, September 23, 2022
-
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Mulkiilaha Shirkada Beeyada Ee Alsi Maydi Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay Gabadh Ku Eedaysay In Uu Kufsaday!
ADIS ABABA(W,N)-Gudoomiyaha televisionka horyaal 24tv ayaa waraysi xasaasiya la yeeshay mulkiilaha shirkada beeyada ee asli maydi barkhad cumar jibriil kaasi oo uu ku waydiiyay su,aalo xasaasiya oo la xidhiidha kufsi lagu eedeeyay...
Friday, September 23, 2022
-
DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Fashilka Ku Yimid Dhismaha Wadada Isku Xidha Kalabaydh Iyo Wajaale Oo Durba Burburtay.
GABILEY(W,N)-jidka isku xidha magaalooyinka kalabaydh iyo wajaale ee dhismaha waddada berbera corridor ayaa ka fog sida ay muujinayaa muuqaalada iyo sawirada laga baahiyo sidoo aad arkayso wadadan oo wali cidi marin in hadana ay b...
Friday, September 23, 2022
-
Maamulaha Dugsiyada Nuuradiin Oo ka Waramay Qiso Ku Saabsan Waayaha Adag Ee Qofku Soo Maro!
Maamulaha Dugsiyada Nuuradiin Oo ka Waramay Qiso Ku Saabsan Waayaha Adag Ee Qofku Soo Maro!
https://youtu.be/C0iv_GBXULc...
Friday, September 23, 2022
-
Qoys Reer Guuraa Ah Oo Danab Ku Dhacay Iyo Khasaare Uu Soo Gaadhsiiyay.
GAR ADAG(W,N)-Qoys reer guuraa ah oo ku sugan deegaanka gar adag ayaa habeenkii xalay ku dhacay danab ayaa uu soo gaadhay khasaare iskugu jira naf iyo maalba
Maamulka degmada gar adag ayaa qoyskan ufidiyay gurmad.
https://yo...
Friday, September 23, 2022
-
Wasiirka Cadaalada Jsl Iyo Masuuliyiin Kale Oo Booqday Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Ceerigaabo.
CEERIGAABO(W,N)-Wasiirka wasaarada cadaalada Somaliland oo safar ku jooga gobolka sanaag ayaa booqday xabsiga dhexe ee magaalada ceerigaabo halkaasi oo uu ukuurgalayay xaalada maxaabiista ku xidhan.
https://youtu.be/j0n8XyEnz...
Friday, September 23, 2022
-
Waa Kuma Ninka Ka Soo Jeeday Magaalada Berbera Ee Mar Noqday Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay?
Waa Kuma Ninka Ka Soo Jeeday Magaalada Berbera Ee Mar Noqday Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Cabdirixiin Caabi Faarax?
https://youtu.be/AI4Rd0oKzaE...
Friday, September 23, 2022
-
“Annaga Lacagtu Naga Dhamaan Maysee, Waxaad Ku Tidhaahdaan Xaabadu Yay Idinka Dhamaan” Allahu Yarxam Ganacsade Xoogsade.
Allaha Naxariistii Jano Haka Waraabiyo Ganacsade Maxamed Cabdilaahi Kaahin, oo Ku Magac-dheeraa Xoogsade islamarkaana, si aad ah Looga Yaqaanay Dalka Itoobiya, iyo Dalal Kamid ah Kuwa Afrika, oo Wakhtiyadii Colaadaha iyo Dagaaladu...
Thursday, September 22, 2022
-
“Hadii Uu Digtaytar Meesha Qabsado Oo Umadda La Garaaco Oo Wixii La Doono La Marsiiyo, Waxay Ku Noolaadaan Cabsi Iyo War War”Sh. Mustafe.
“Dadku Marna Digtaytarbay Ka Cawdaan Dabadeedna Aynu Ridno Ayay Yidhaahdaan, Maray Ridaana Fadowdo Iyo Dhib Ayay Galaan Oo Ay Ka Cawdaan”Sh. Mustafe.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo kamid ah culimada...
Thursday, September 22, 2022
-
Caruur Daad Qaaday Oo Lagu Soo Badbaadiyay Magaalada Hargaysa.
Hargeysa(W,N)- Ciidanka Dab-demiska caasimada Hargeysa ayaa galabta Shan caruur ah oo yar yar ka reebay Laagta hor marta taliska guud ee ciidanka.
Ciidanka ayaa caruurtaas dhamaantood ka soo samatabixiyay kana soo reebay da...
Thursday, September 22, 2022
-
Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Sheegay In Guryaha Loogu Daadan Doono Xildhibaanada Golaha Guurtida Hadii Ay Ansixin Waayaan Xeerka Horyaala.
Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Sheegay In Guryaha Loogu Daadan Doono Xildhibaanada Golaha Guurtida Hadii Ay Ansixin Waayaan Xeerka Horyaala.
https://youtu.be/7V0ML66T0oA...
Thursday, September 22, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Oo Hadhimo-Sharafeed Loogu Sameeyey Dugsiga Hoyga Ah Ee Dabayl-weyne.
Mandheera--(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo kasoo guryo noqday safar shaqo oo uu ku tegay gobollada bariga dalka, ayaa maanta hadhimo sharafeed loogu sameeyey dugsiga hoyga ah ee Dabyl-weyne...
Thursday, September 22, 2022
-
Wajigii labaad Ee Dhismaha Wadada Isku Xidha Kalabaydh Iyo Wajaale Oo Meel Fiican Maraysa,
Wajigii labaad Ee Dhismaha Wadada Isku Xidha Magaalooyinka Kalabaydh Iyo Wajaale Oo Meel Fiican Maraysa, iyadoo hada ay si wanaagsan loo dhameeyay inta badan.
https://youtu.be/iX4ZcvCdE18
...
Thursday, September 22, 2022
-
Dhismaha Cusub Ee Xarunta Degmada Ibraahim Koodbuur Oo Xadhiga Laga Jaray.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arimaha gudaha somailand oo u weheliyo maayarka caasimada hargaysa iyo xildhibaano katirsan golaha deegaanka ayaa maanta xadhiga ka jaray xarun cusub oo loo dhisay degmada ibraahim koodbuur taasi oo dhaqaala...
Thursday, September 22, 2022
-
“Umadaha Dib Usocda Calaamaadkooga Waxa Kamid Ah Siyaasi Dad Degan Maaha, Ee Waa Muran Iyo Dood Taagan” Sh. Mustafe.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun oo kamid ah culimada waawayn ee somalida ayaa ka waramay calaamadaha lagu garto umadaha dib usocodka ah ee duniada kaga jira kuwa ugu hooseeya marwaba ku jira dood ,muran iyo qa...
Wednesday, September 21, 2022
-
Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Bilaabay Olole Ay Ku Dhisayaan Wadada Halbolwaha Ah Ee Gudaha Magaalada.
TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmada tog wajaale ayaa bilaabay hagaajinta iyo dhismaha wadada halbowlaha ah ee gudaha magaalada wajaale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/sFYAWSJqkKc...
Wednesday, September 21, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|