WARAR
-
Dawlada Itoobiya Oo Bilaa Shuruud Ku Aqbashay Wada Hadal Ay La Gasho TPLF.
Addis Ababa(W,N)-Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay si shuruud la’aan ah ku aqbashay dhex-dhexaadinta Midowga Afrika ee Itoobiya iyo TPLF, sida uu shaaciyay la-taliyaha Amniga Qaranka Redwan Hussein.
“Dowladda Itoobiy...
Wednesday, October 5, 2022
-
Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Ka Hadlay Askari Lagu Dilay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska somaliland Ayaa ka hadlay askari cìidanka booliska katirsanaa oo nin budhcada moobilada dhacdaa ku diley magaalada hargaysa.
Taliyaha ciidanka Booliska jsl Sareeye Gaas Maxamed Aadan "D...
Tuesday, October 4, 2022
-
“Dimuqraadiyadii Somaliland Gacanta Muuse Biixi Ayay Ku Dhimatay, Haka Filin In Doorasho Madaxwayne Ay Qabsoonto, Inta Uu kursiga Sharci Darrada Ugu Sii Fadhiyo”Cali Guray.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Guray ayaa markale ka hadlay Damaca kursi jacayl ee madaxwayne biixi in aan lafilaynin in doorasho madaxwayne ka qabsoonta dalka inta uu kursiga kusii fadhiyo isagoo madaxwayne biixi ku eedeeyay in uu ga...
Tuesday, October 4, 2022
-
Xldhibaan Mukhtaar Maydhane Oo Ka Hadlay Mudo Kordhintii Ay Golaha Guurtidu Usameeyeen Xukuumada Bixi Iyo Talaabada Ufuran Golaha Wakiilada
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan mukhtaar xasan maydhane oo katirsan goaha wakiilada somaliand ayaa ka hadlay mudo kordhintii xaddhaafka ahayd ee ay golaha guurtidu usameeyeen xukuumada madaxwayne biixi iyagu ku korodhsadeen taasi oo uu k...
Tuesday, October 4, 2022
-
Wasiirka W. Qorshaynta Oo Sheegay In Is Afgarad Laga Gaadhay War-bixin Haweenka Jsl Ay Ka Baahiyeen Haa’yad Caalamiya Oo Dalka Ka Howlgasha.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Qorshaynta Dr Buuxane oo maanta Golaha wakiilada ansixiyey ayaa ka warbixiyey Hawlaha wasaarada qorshaynta u hayso Qaran ayaa sheegay in heshiis is afgarad ah, laga gaadhay Haa'yado Dalka ka shaqee...
Tuesday, October 4, 2022
-
Dawlada Somaliland Oo Shir lagaga Hadlayo Arimaha Shidaalka Kaga Qaybgashay Dalka Koonfur Africa.
CAPE TOWN(W,N)-Dawladda Somaliland ayaa ka qayb galaysa shirka Toddobaadka Shidaalka Afrika oo ka socda Magaalada Cape Town, ee South Africa. Wasiirka Tarmarta & Macdanta JSL, Mr. Abdillahi Farah ayaa ka qayb galaya shirka isa...
Tuesday, October 4, 2022
-
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Wasiiro Iyo Masuuliyiin Kale Oo Xukuumada Katirsan.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha wakiilada ayaa saaka la horkeeenay masuuliyiin madaxwaynuhu usoo gudbiyay oo iskugu jiray wasiiro, wasiirkuxigeeno iyo xubno kale oo xukuumada katirsan kuwaasi oo CVyadooda laga hor akhriyay gola...
Tuesday, October 4, 2022
-
Ururka Dawladaha Hoose Oo Gaadhi Ku Wareejiyay Maayarka Degmada Sheekh.
HARGAYSA(W,N)-Ururka ay ku bahoobeen dawladaha hoose ee Somaliland ALGASL ayaa gaadhi Booyada ku wareejiyay maayarka degmada sheikh ee gobolka saaxil.’
Waxaana munaasibadan ka hadlay gudoomiyaha ururka dawlada hoose ahna maay...
Tuesday, October 4, 2022
-
24Qof Oo Ku Dhaawacmay Qaraxii Magaalada Baladwayne Oo Lasoo Gaadhsiiyay Magaalada Muqdisho.
BELEDWAYNE(W,N)-Qaraxyo isdaba joog ah oo maanta ka dhacay magaalada beledwayne ayaa sobobay dhimasho iyo dhaawac tiro badan kuwaasi oo ay ku jireen dadka ku dhintay wasiiro masuuliyiin kale oo kamid ahaa maamul goboleedka shir sh...
Monday, October 3, 2022
-
“Madaxwaynaha Iyo M. Kuxigeenka Jsl Waxay Udamqadeen Oo Ay Arkeen, In Maamulka Jooga Ay Ku Bog Dilaaceen, Sidii Ay Dadwaynaha Ugaadhsiin Lahaayeen Horumarka” Eng Daa,uud Abiib.
TOG WAJAALE(W,N)-Eng Daa,uud Abiib oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa ka hadlay xaalada maamul xumo ee ka taagan degmada tog wajaale iyo cabashada dadwaynaha
Sidoo kae eng Daa,uud ayaa sheegay in madaxwaynaha iy kuxigeen...
Monday, October 3, 2022
-
Ciidanka Nabad Galyada Wadooyinka Oo Ka Hadlay Shil Ka Dhacay Hargaysa Iyo Amaro Ay Dul Dhigeen Gaadiidka Qaada Ardayda .
Ciidanka Nabad Galyada Wadooyinka Ayaa Ka Hadlay Shil Ka Dhacay Magaalada Hargaysa kaasi oo ay saarnaayeen arday Iyo Amaro Ay Dul Dhigeen Gaadiidka Qaada Ardayda .
https://youtu.be/8HKHolqUhQU...
Monday, October 3, 2022
-
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Deeq Dhar Iyo Agabka Dhaxanta Uqaybisay Dadka Ku Dhaqan Kaamamka Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha oo ay weheliyaan masuuliyiin ka socota haayada king salmaan ee boqortooyada dalka sucuudi arabiya ayaa deeq dhar ah uqabiyay dadka danyarta ah eek u dhaqan kaamamka m...
Monday, October 3, 2022
-
Kalfadhigii Golaha Wakiilada Jsl Oo Saaka Dib Ufurmay Iyo Hadal Jeedintii Gudoomiye Khaliif
HARGAYSA(W,N)-Fadhigii Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa saaka dib ufurmay khilaaf uu maalmo uxidhnaa goluhu
Sidoo kale gudoomiyaha golaha wakiilada cabdirasaaq khaliif ayaa ka hadlay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA W...
Monday, October 3, 2022
-
Maamulka Shirkada Gemstone Trading Company Iyo Ka Degmada Agabar Oo Beeniyay Eedo Loo Jeediyay!
AGABAR(W,N)-Gudoomiyaha Shirkada Waddaniga ah Ee “Gemstone Trading Company” Ganacsade Cali Ibraahim Geele ayaa iska Fogeeyay Eedo Ay jeedisay Kaltuun Xasan Macalin kuwaasi oo u ku Tilmaamay kuwo waxba kama jiraan, Isagoo f...
Sunday, October 2, 2022
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Sheegay Mudo Kordhintii Ay Golaha Guurtidu Usameeyeen Xukuumada Madaxwayne Biixi Ay Fidno Ka Dhex Abuurayso Somaliland.
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Sheegay Mudo Kordhintii Ay Golaha Guurtidu Usameeyeen Xukuumada Madaxwayne Biixi Ay Fidno Ka Dhex Abuurayso Somaliland.
https://youtu.be/ngHllt9S0RU...
Sunday, October 2, 2022
-
Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Jsl Oo Ka Xogwaramay Xaqiiqada Raadka Shidaal Ee Laga Helay Deegaanka Baho Dhamal.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada macdanta iyo tamarta eng xuseen ayaa laga xogwaraysay raadka shidaal ee laga helay deegaanka baho dhamal ee duleenka caasimada hargaysa iyo waxa uu xog ka hayo maadama uu ahaa masuulkii ug...
Sunday, October 2, 2022
-
Haayada Cilmi Baadhista Beeraha Oo Soo Bandhigtay Dalagyo Kala Duwan Oo Laga Beeray Gobolka Gabiley.
Gabiley(w,n)-Haayada cilmi baadhista beeraha ayaa soo bandhigtay dalagyo kala duwan oo hanaan cilmi baadhiseed lagaga beeray gobolka gabiley iyo muhiimada ay leeyihiin.
https://youtu.be/_eFFaShncw8...
Sunday, October 2, 2022
-
Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Shaaciyay Mawqifka Ay Ka Taagan Yihiin Mudo Kordhinta Loo Sameeyay Xukuumada Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Hogaamiyayaasha xisbiyada mucaaridka somailand ee waddani iyo Ucid ayaa meel adag iska taagay mudo kordhintii golaha guurtidu usameeyeen xukuumada madaxwayne biixi iyaguna isku kordhiyeen
Xisbiyada mucaaridka ayaa...
Sunday, October 2, 2022
-
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Deeq Dhar Ah Gaadhsiiyay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Ku Sugan Mashruuca Banka Wajaale.
WAJAALE(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed xinif oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley iyo wakiilka King Salmaan Siciid Cabdi Gaboobe ayaa deeq dhar ah gaadhsiiyay dadka soo guur...
Saturday, October 1, 2022
-
“Muuse Biixi Ta Uu Kusoo Wado Somaliland, Dhagaha Ayaydin Faraha Galin”Siyaasi Cali Guray.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Guray ayaa si adag uga horyimid mudo kordhinta golaha guurtidu usameeyeen mudo xileedka xukuumada madaxwayne biixi iyago golihii guurtida oo iyaguna korodhsaday mudo 5sano ah.
Sidoo kale cali guray ay...
Saturday, October 1, 2022
-
Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Ka Dareen Celiyay Mudo Kordhinta Loo Sameeyay Mudo Xileedka Xukuumada Madaxwayne Biixi.
Shacabka Caasimada Hargaysa Ayaa Ka Dareen Celiyay Mudo Kordhinta Loo Sameeyay Mudo Xileedka Xukuumada Madaxwayne Biixi oo goaha guurtidu ukordhiyeen mudo laba sano ah, halka ay iyagu isku kordhiyeen mudo shan sano ah
shacabk...
Saturday, October 1, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Oo ka Qaybgalay Xuska Sannad-guurada 27-Aad Ee Aas-aaska Ciidanka Ilaalada Xeebaha.
Hargeysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo lagu xusayey sannad-guurada 27-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska ciidanka Ilaalada xeebaha oo lagu qabtay xa...
Saturday, October 1, 2022
-
Golaha Guurtida Jsl Oo Mudo Kordhin Usameeyay Xukuumada Madaxwayne Biixi Iyagu Korodhsaday!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta muddo kordhin hor leh u sameeyey madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kadib kulan xasaasi ah oo ay maanta ku yeesheen xarunta Golaha Guurtida.
Golaha ...
Saturday, October 1, 2022
-
“Ilaahay Waxaan Ka Baryayaa, Maxamed Kaahin In Masab Danbe Oo Uu Umadda Uqabto Ay Ugu Danbayso, Kaa Arimaha Guduhu”Afhayeenka Wasaarada Waxbarashada Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Xasan ayaa ka hadlay wareegto kazoo baxay wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha jsl maxamed kaahin oo lagu durkinayo kaantaroolada degmooyinka caasimada ku...
Friday, September 30, 2022
-
Sh. Almis Oo Khudbadii Salaada Jimcaha Kaga Hadlay Geeridii Sh. Yuusuf Qardaawi, Oo Kamid Ahaa Culimadii Uu Wax Kasoo Baxtay!
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Almis Imam Yaxye Xaaji Ibraahim Ayaa khudbadii jimce ee maanta kaga hadlay geeridii sheikh Yuusuf Qardaawi oo ahaa caalam islaamka ka baxay, kana mid ahaa culimadii uu kasoo baxtay diinta Isagoo tacsi udiray...
Friday, September 30, 2022
-
Qodobada Kasoo Baxay kulan Ay Wada Yeesheen Madaxwaynaha Somaliya Iyo Raysalwasaaraha Itoobiya.
ADIS ABABA(W,N)-Madaxwaynaha somaliya xasan sheikh maxamuud ayaa safar ku tagay dalka itoobiya kaasi oo ay kulamo yeesheen raysalwasaraha itoobiya Abiye ahmed
Kulanka hogaamiyayaasha somaliya iyo itoobiya ayaa waxaa kazoo baxay...
Friday, September 30, 2022
-
Xildhibaan Sh, Siciid Sokeeye Oo Ka Waramay Xaqiiqada Wixii Loo Doortay Iyo Waxa Yaala Halkay Tageen.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid sokeeye oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa sheegay in wixii loosoo doortay ee ay bulshadu ka sugaysay iyo halka ay tageen qabyaalada taala ay kala fog tahay.
HALKAN KA DAAW...
Friday, September 30, 2022
-
Taliyihii Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Oo Lagu Diley Qarax Miino Iyo Madaxda Somaliya Oo Ka Hadashay!
MUQDISHO(W,N)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid taliyihii qaybta guud ee Booliiska gobolka Banaadir Sarreeye Guuto Farxaan Maxamuud Aadan iyo 4 askari oo ka tirsan ciidanka xoogga D...
Friday, September 30, 2022
-
Somaliland; Murannada Siyaasadda Iyo Saameynta Taban Ee Ay Ku Yeesheen Nolosha Iyo Horumarka Dadka Iyo Dalka!
“Daraasad Uu Qoray Eng. Xuseen Aadan Cige (Hussein Deyr)
QAYBTA 1-AAD
HORDHAC:
Sannadihii ugu dambeeyey, nolosha bulshada Somaliland waxa si weyn u hadheeyey Muranno Siyaasadeed oo cakiran oo soo noq-noqday oo u dhexee...
Thursday, September 29, 2022
-
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Magaalada Berbera Ku Qaabiley Qaxoonti Tiro Oo Kasoo Cararay Dagaalka Dalka Yemen.
BERBERA(W,N)-Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha Somaliland oo ay weheliyaan masuuliyiin ka socda haayadaha caalamiga ee ka shaqeeya arimaha qaxoontiga ayaa magaalada berbera ku qaabiley 15qof oo qaxoonti ah kuwaasi ...
Thursday, September 29, 2022
-
Warbixin Laga Soo Diyaariyay Deegaanka Baho Dhamal Ee Laga Helay Shidaalka Iyo Bulshada Ku Dhaqan Oo Warbaahinta Uga Waramay
Warbixin Laga Soo Diyaariyay Deegaanka Baho Dhamal Ee Laga Helay Shidaalka Iyo Bulshada Ku Dhaqan Oo Warbaahinta Uga Waramay.
https://youtu.be/naztGMkQ7-I...
Thursday, September 29, 2022
-
“Kabaa Iirta Ugu Waawayn Ee Dastuur Laga Galo, Ayuu Saleebaan Galay Maanta, In Loogu Dulqaatana Maaha” Cabdiqaadir Jirde.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdiqaadir jirde oo kamid ah rugcaadayada siyaasadeed ee Somaliland mudo dheer katirsan golaha wakiilada ayaa sheegay in talaabadii saleebaan gaal ku celiyay xeerkii wakiiladu usoo gudbiyeen ay tahay mid aan...
Thursday, September 29, 2022
-
Sheikh Mustafe Oo Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Kala Qayb Qaatay Ololaha Bilaha Ee Nadiifinta Hargaysa
Sheikh Mustafe Oo Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Kala Qayb Qaatay Ololaha Bilaha Ee Nadiifinta Hargaysa.
https://youtu.be/DOGJHZr-Huk...
Thursday, September 29, 2022
-
Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Raad Shidaal Laga Helay Deegaanka Baho Dhamal Ee Duleedka Magaalada Hargaysa!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta ayaa sheegay in deegaanka baho dhamal ee duleedka magaalada hargaysa oo markii hore xukuumada ka qodaysay ceel biyood laga helay raad shidaal kadib markii lagu gaadhay qoditaan...
Thursday, September 29, 2022
-
Prof Siciid Sheekeeye Oo Ka Hadlay Wakhtiga Ugu Horeeye Ee Ay Somaliland Suurto Gal Tahay In Ay Ka Qabsoomi Karto Doorasho
HARGAYSA(W,N)-Prof siciid sheekeeye oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland ee waxka dhiga jaamacada dalka ayaa si cilmiyaysan ua hadlay wakhtia uu horeeyo ee ay suurto gal tahay in ay dalka qabsoomi karto doorasho iyo dhawaaqii ...
Wednesday, September 28, 2022
-
Shacabka Magaalada Wajaale Oo Cabasho Ka Muujiyay Maamulka Degmada Iyo Qashin Buux Dhaafiyay + Baaqa Ay Udireen Xukuumada!
TOG WAJAALE(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajale ayaa markale baaq culus udiray wasiirada arimaha gudaha iyo maadxwayne biixi iyagoo ka dalbaday in maamulka degmada ay ka badaleen islamarkaana laga midho dhaliy...
Wednesday, September 28, 2022
-
Dadwaynaha Magaalada Boorama Oo Ka Dareen Celiyay Khilaafka Ka Dhex Taagan Golaha Guurtida Iyo Wakiilada
BOORAMA(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalada boorama ayaa ka dareen celiyay khilaafka cakiran ee ka dhextaagan golaha guurtida iyo wakiilada iyo xeerarka uu soo celiyay gudoomiye saleebaan.
https://youtu.be/_c0sgHxB0Pw...
Wednesday, September 28, 2022
-
Urur Siyaasadeedka Hilaac Oo Gudida Diwaangalinta Ugudbiyay liiska Taageerayasha Ururka Ee Gobolada Dalka.
HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiin uu hogaaminayo gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Prof Axmed Ismaaciil Samater ayaa gudida diwaangalinta Ururada iyo Ansixinta Asxaabta Ugudbiyay liiska taageerayaasha ururka ee Gobolada Dalka Iyo Waxy...
Wednesday, September 28, 2022
-
Xildhibaan Yaxye Araarse Oo Gudoomiyaha Golaha Guurtida Ku Bogaadiyay Soo Celinta Xeerar Golaha Wakiilada Khilaaf Ka Dhex Abuuray Ee loo Soo Gudbiyay!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Yaxye Amiin “Yaxye araarse” oo kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee ksoo baxay xisbi xaakimka kulmiye ayaa gudoomiyaha golaha guurtida ku bogaadiyay xeerar golahoogu usoo gudbiyeen oo muran ka dh...
Wednesday, September 28, 2022
-
Madaxwaynaha Somaliya Oo Safar Ku Tagay Dalka Itoobiya Iyo Raysal-wasaare Abiye Oo Qaabiley.
ADIS(W,N)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaadhay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo uu kusoo dhaweeyay Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FA...
Wednesday, September 28, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|