WARAR
-
Xildhibaan Sheegay Inay ka Noqonayaan Muddo Kordhintii Ay sameeyeen Xukuumada Biixi Haddii Beesha Caalamku Hal Shardi Fuliso
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan katirsan mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa sheegay in ay ka noqonayaan mudo kordhintii ay usameeyeen xukuumada madaxwayne biixi hadii beesha caalamku aqoonsato Somaliland.
https://youtu.be/yq...
Wednesday, October 19, 2022
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Haweenay Umagacaabay La taliyaha Arimaha Sharciga.
HARGAYSA(W,N)-Wareegto kazoo baxay xafiiska madaxwaynaha Somaliland ayaa lagu shaaciyay in madaxwayne biixi Amaal Cabdilaahi Cawil umagacaabay la taliyihiisa arimaha sharciga taasi oo noqonaysa gabadhii uhoraysay ee Somaliland loo...
Tuesday, October 18, 2022
-
Maayarka Magaalada Gabiley Oo Ka Warbixiyay Dugsi Farsamada Gacanta Oo Ay Ka Hirgalinayeen Gobolka Gabiley.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka magaalada gabiley Maxamed amiin Cumar cabdi oo maanta ka qaybgalay shirwaynaha farsamada gacanta oo lagu qabtay dugsiga kuwaydiga ee magaalada hargaysa ayaa ka warbixiyay dusgi farsamada gacanta oo ay ka wad...
Tuesday, October 18, 2022
-
Wasiirada Wasaaradaha Qorshaynta Iyo Beeraha Jsl Oo Booqasho Ku Tagay Magaalada Baki Ee Gobolka Awdal.
BAKI(W,N)-Wasiirada wasaarada qorshaynta qaranka iyo beeraha Somaliland ayaa maanta booqasho ku tagay degmada baki ee gobolka awdal halkaasi oo ay soo kormeereen dhulka laga beero dalagyada kala duwan
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA ...
Tuesday, October 18, 2022
-
Komishanka Tacliinta Sare Ee Jsl Oo Ka Warbixiyay Deeqo Waxbarasho Oo Somaliland Ka Heshay Dalka Itoobiya.
HARGAYSA(W,N)- Komishanka Tacliinta Sare ee Qaran JSL ayaa shaaciyay Deeqo Waxbarasho oo Cusub oo ay Ethiopia ka heleen,
https://youtu.be/D7lPQyNnmlg...
Tuesday, October 18, 2022
-
Wasiirka Wasaarada Horumarinta Reer Miyiga Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Dhahar.
DHAHAR(W,N)-Wasiirka wasaarada horumarinta reer miyiga somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada dhahar ee gobolka ee sanaag
Sidoo kale wasiir axmed guray ayaa kormeeray taliska ciidanka qaranka ee magaalada dh...
Tuesday, October 18, 2022
-
Maxamed Cali Waji Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada London.
LONDON(W,N)-Agaasimaha waaxda dhaqanka ee wwasaarada warfaafinta maxamed cali waji oo ay weheliyaan fanaaniin iyo xubno kale ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada london ee dalka ingiriiska waxaana halkaasi ku qaabilay safiirka somali...
Tuesday, October 18, 2022
-
Gudida Dib Udhiska Suuqa Waaheen Oo Lagu Wareejiyay Lacag.
HARGAYSA(W,N)-Gudida ganacsatada iyo culimada ee gurmad suuqa waaheen ayaa lacag 3.5milyan ah ku wareejiyay gudida heer qaran ee dib udhiska suuqa waaheen taasi oo laagu talo galay in lagu caawiyo dadkii guryuhu kaga gubteen suuqa...
Tuesday, October 18, 2022
-
Mareykanka Oo Shaaciyay Magacyada 10 Soomaali Ah Oo Lagu Daray Liiska Argagixisada + Shaqada Ay Uqaabilsanaayeen Al shabaab.
WASHINGTON(W,N)-Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday shabakad Al-Shabaab u qaabilsan fududeynta dhaqaalaha iyo hubka oo xayiraado lagu soo rogay.
Waaxda Maaliyadda Mareykanka ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in shaba...
Tuesday, October 18, 2022
-
Wasiirro Iyo Masuuliyiin Dhawaan Baarlamaanku Ansixiyey Oo Madaxweynaha Hortiisa Lagu Dhaariyey.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta hortiisa lagu dhaariyey xubno isugu jira wasiirro, wasiir-ku-xigeeno, gudoomiyeyaal iyo Gudoomiye ku xigeeno hay’adaha madax-bannaan ah o...
Monday, October 17, 2022
-
Xuska Maalinta Shuhadada SNM Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Xuska 38sano guurada Maalinta shahaadadii SNM Ayaa maanta lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen masuuliyiin xukuumada katirsan iyo xubno kamid ah mujaahidiintii usoo halgamay dib uxoraynta Som...
Monday, October 17, 2022
-
Wasiir Maxamed Kaahin Oo Sheegay In La Diwangalin Doono Mujaahidiintii SNM, Qirayna In Intooda Xilalka Haysaa Hagradeen
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha maxamed kaahin oo ka hadlay munaasibad lagu xusayay maalintii shuhadada Snm ayaa ka jawaabay cabasho kazoo yeedhay mujaahidiintii madasha ku sugnaa isagoo sheegay in danbi ah in aan ...
Monday, October 17, 2022
-
Drs Adna Aadan Oo Ka Hadashay Halista Xanuunka Xumada Ah Iyo Waxyaabaha Lagaga Hortagayo.
HARGAYSA(W,N)-Marwo adna aadan ismaaciil ayaa ka hadashay xanuunka xumada ah oo ku dhacay dad badan ,sobobayna in ay qaarkood ugeeriyoodaan.
Drs marwo adna aadan ismaaciil oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ayaa ka hadashay ...
Monday, October 17, 2022
-
Xogo Laga Helayo Halkii Uu Ku Danbeeyay Xidhiidhkii Somaliland Iyo Maraykanku!
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha somaliand ayaa mudo haatan laga joogo dhawr bilood wuxuu safar ku tagay dalka maraykanka halkaasi oo uu kulamo la qaatay xildhibaanada aqalka sare haayadaha dawlada maraykanka u qaabilsan Africa kuwaasi ...
Sunday, October 16, 2022
-
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Digtay In La Taageero Kooxda Somaaliya Iyo Fariinta Ay Udirtay Shacabka!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland Dr cabdiwali suufi jibriil ayaa ka digay in shacabka Somaliland gudaha dalka ka taageeraan kooxda kubada cagta ee Soomaliya.
Sidoo kale wasiirka a...
Sunday, October 16, 2022
-
Wadayaasha Gadiidleyda Ururka Tawfiiq Ee Berbera Oo cabasho Xoogan ka Muujiyey Shirkadaha Shidaalka Keena.
BERBERA(W,N)-Dirawalada gaadiidlayda ku bahoobay urura tawfiiq ayaa cabasho xoogan ka muujiyay shirkada Trafigura ee keenta shidaalka oo ay sheegeen in ay ku qaaliyaysan shidaalka islamarkaana iyada loo xidhay in ay berbera shidaa...
Sunday, October 16, 2022
-
Madax-dhaqameedka Mid kamid Ah Beelaha Jsl Oo Ku Dhawaaqay Shir Ay Ku Qabsanayaan Magaalada Burco.
HARGAYSA(W,N)-Gudida beelaha garxajis oo ay weheliyaan madaxdhaqameedka beeshu ayaa maanta shaaciyay shirwayne ay 25/10/2022 ku qabsanayaan magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
h...
Sunday, October 16, 2022
-
Ciidamada Jsl Oo Digniin Udiray Dadka Arimaha Ciidanka Baraha Bulshada Kaga Hadla Iyo Siyaasiyiinta.
HARGAYSA(W,N)-Ciidamada qalabka sida ee somaliand ayaa shir jaraa,id oo ay maanta ku qabteen magaalada hargaysa waxay digniin udireen dadka arimaha ciidamada siyaasadeeya, baraha bulshadana kaga faafiyay warar been abuur ah oo l...
Sunday, October 16, 2022
-
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Taliyaha Ciidanka Laanta Socdaalka Oo Magaalada Baligubadle Ka Dhagax Dhigay Dhisme Cusub
Baligubadle(W,N)-Gudoomiyaha Hay'adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka oo ay weheliyaan Taliyaha Ciidamadda Socdaalka, Badhasaabka Gobolka Hawd, Maayirka Degmada Baligubadle iyo Saraakiil ka kala socday Hay’addaha UNC...
Saturday, October 15, 2022
-
DAAWO;-Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Dhigiisa Beelaha Arab.
HARGAYSA(W,N)-Suldaanka guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay suldaan guud ee beelaha arab sheekh isaxaaq Suldaan Cabdiraxmaan suldaan cumar suldaan M...
Saturday, October 15, 2022
-
Dawlada Maraykanka Oo Ka Hadashay Mawqifkeeda Dagaalada Ka Socda Dalka Itoobiya.
Dawlada maraykanka ayaa ka hadashay mawqifkeeda ku aadan dagaalada ka socda dalka itoobiya ee udhexeeya dawlada iyo jabhada TPLF.
https://youtu.be/_mBC7XYycB8...
Saturday, October 15, 2022
-
Wasiirka Waxbarashada Oo Hortagay Gudida Arimaha Bulshada Ee Golaha Wakiilada Iyo Nuxurka Su,aalo Xasaasiya Oo Ay Waydiiyeen.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland aya saaka hortagay gudida arimaha bulshada ee golaha wakiilada kuwaasi oo ka dhagaystay warbixin
Sidoo kale xildhibaanadan ayaa wasiirka waydiiyay su,aalo xasaasiya iyo j...
Saturday, October 15, 2022
-
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Xeerka Qaxoontiga Iyo Magangalyo Doonka.
HARGAYSA(W,N)-Xildibaanada golaha wakiilada ayaa fadhi saaka ku ansixiyay xeerka Qaxoontiga Iyo Magangalyo Doonka oo ay mudooyinkii udanbeeyay ka doodayeen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/yHB_CKrbboU...
Saturday, October 15, 2022
-
DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Deegaanka Beeraha Ee Ceel Giniiseed Ee Gobolka Gabiley Iyo Sida Uu Ugu Baxay Magacu!
GABILEY(W,N)-Warbixin ku saabsan ilaalinta deegaanka oo laga diyaariyay deegaanka beero biyoodka ah ee ceel giniiseed ee gobolka gabiley.
Midkamid ah odayaasha mudada badan ku noolaa deegaanka ceel giniiseed ayaa ka warbixi...
Friday, October 14, 2022
-
Itoobiya Oo Digniin Culus Udirtay Dawlada Ireland Iyo Sobobta!
ADIS ABABA(W,N)-Dowladda Itoobiya ayaa diginin middii u dambaysay waxay u dirtay Ireland taas oo ku saabsan mowqifkeeda la xidhiidha dagaalka labada sano ka socda dalkaas ee u dhaxeeya dowladda Itoobiya iyo kooxda TPLF.
Lat...
Friday, October 14, 2022
-
Muuwadinka Leh Beer Biyood Uu Baabiiyay Dhaamka Gabiley Oo Fariin Udiray Xukuumada Madaxwayne Biixi.
GABILEY(W,N)-Dhaamka xukuumada Somaliland ka samayaysay waqooyiga magaalada gabiley ayaa biyihii kazoo rogmaday waxay khasaare ugaysteen beero bustaano ah oo ku dhaw kuwaasi oo ay dhex fadhiisteen biyihiin
Muwadinka leh beer ka...
Friday, October 14, 2022
-
Ciidamada Booliska Gobolka Togdheer Oo Sameeyay Hawlgalo Abni
BURCO(W,N)-Taliyaha qaybta ciidanka booliska ee gobolka togdheer ayaa ka warbixiyay hawlgalo abni oo ay sameeyeen iyo waxa uu daarnaa.
https://youtu.be/UtY6G_umF88...
Friday, October 14, 2022
-
DAAWO;-Aas Qaran Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Muj, Jaamac Qarash.
HARGAYSA(W,N)-Waxaa maanta magaalada hargaysa gaar ahaan xabaalaha halayo aas qaran loogu sameeyay muj jaamac ismaaciil “qarash” oo kamid ahaa halgamayaashii xoreeyay somaliland
Waxaana aaska marxuum ka qaybgalay hogaanka x...
Friday, October 14, 2022
-
Ciidanka Booliiska Somaliland Oo Gacanta Ku soo Dhigey Haweenay jidh-dil Xun Ugaysatay Gabadh Yar.
Hargeysa(W.N)_Ciidanka Booliska JSL ayaa hawl-gal ay saaka Saladii subax sameeyeen gaar ahaan Saldhiga New Hargeysa waxa ay gacanta kusoo dhigeen haweenay ku eedaysan in ay jidh-dil u gaysatay gabadh yar oo gurigeeda kula noolayd,...
Thursday, October 13, 2022
-
Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Soo Gabo Gabaysay Diwaangalinta Guryaha Iyo Dhulka Banaan.
GABILEY(W,N)-Dowladda Hoose Degmada Gabiley ayaa saaka soo gabagabaysay mashruuca Diiwaangelinta Dhulka Iyo Guryaha banaan.
Diwaangalinta dhulka Iyo Guryaha banaan oo ku dhamaan lahayd muddo sannad ah ayay Dowladda Hoose De...
Thursday, October 13, 2022
-
Madax-dhaqameedka Beelaha Garxajis Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Suldaan Ibraahim Sulub.
HARGAYSA(W,N)-Madax-dhaqameedka beelaha garxajis ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay suldaan ibraahim suldaan sulub oo dhawaan laga soo daayay xabsiga degmada baki ee gobolka awdal.
Madaxdhaqameedkan iyo waxgarad ka ...
Thursday, October 13, 2022
-
Dood Adag Oo Ka Dhalatay Sawir Uu Leeyahay Madaxweyne Cigaal Oo Ay Baahisay Safaaradda Dawladda Maraykanku Ku Leedahay Muqdisho!
Muqdisho-(W,N)-Safaaradda Dawladda Maraykanku ku leedahay Magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, ayaa baahisay Sawirrada Madaxweynihii labaad ee Somaliland Alle ha naxariistee Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo ay weheliso Marwo Ed...
Thursday, October 13, 2022
-
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo madaarka Cigaal kusoo dhawaysay dhalinyaro laga soo celiyay dalka liibiya
Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka oo kaashanaysa Hay'adda qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha socotada ee #IOM waxa ay dalka kusoo dhaweysay 7 Dhallinyaro ah, kuwaasi oo lagasoo celiyey Dalka Liibiya oo ay si tah...
Wednesday, October 12, 2022
-
Askari Suuqa Hargaysa Ku Bixiyay Dirayska Oo Laga Waraystay Sobobta Ku Kaliftay
Askari Suuqa Hargaysa Ku Bixiyay Dirayska Oo Laga Waraystay Sobobta Ku Kaliftay
https://youtu.be/qW8sSIV6Q8Q...
Wednesday, October 12, 2022
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Aanay 13november Wixii Ka Danbeeyay Aqoonsanayn Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani ayaa markale cadeyay mawqifka xisbiga ee mudo kordhintii loosameeyay xukuumada madaxwayne biixi taasi oo uu sheegay in ay ahayd mid xaaraan ah islamarkaana aanay aqoonsanayn xu...
Wednesday, October 12, 2022
-
Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Munaasibad Sabootin ah Usameeyay Ardaydii Sanadkan Ka Baxday Jaamacada Tima Cade..
TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmada tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa habeenkii xalay munaasibad sabootin ah usameeyay ardaydii sanadkan ka baxday jaamacada timacade ee qaybta magaalada wajaale.
Sidoo kale waxaa munaasibad...
Tuesday, October 11, 2022
-
Liiska Dadka Qaadhaanka Ugu Yaboohay Fanaan Cabdinaasir Macalin Caydiid Oo La Shaaciyay Iyo Madaxtooyada Jsl Oo Bixisay 3000$.
HARGAYSA(W,N)-Liiska dadka bixiyay qaadhaan loo ururiyay fanaan cabdinaasir macalin caydiid oo xaalad caafimaad ujiifa magaalada hargaysa ayaa la shaaciyay kuwaasi oo qof qof loo sheegay inta ay bixiyeen
Sidoo kale madaxtooyada...
Tuesday, October 11, 2022
-
Madax-dhaqameed Si Adag Uga Hadlay Dhul Dad Shacab Ahi leeyihiin Oo Xukuumadu Sheegtay In Warshado Laga Dhigayo.
HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka iyo bulshada bariga caasimada hargaysa ayaa si adag uga horyimid dhagax dhig xukuumadu ku samaysay dhul ay leeyihiin oo ay sheegtay in ay laga dhigayo aagaha warshadaha
Sidoo kale madaxdaqameedka ...
Tuesday, October 11, 2022
-
Gudida Suuqa Waaheen Oo Fariin Udiray Ganacsatada Dhismayaasha Ku Leh Suuqan Iyo Mudada Ay Uqabteen.
HARGAYSA(W,N)-Gudida dib udhiska suuqa waaheen oo uu weheliyo maayarka caasimada ayaa ka hadlay dadka diidan qaabka loo dhisayo suuqa waaheen ee iyagu guryaha ku lahaa suuqan
Sidoo kale gudida ayaa mudo kooban uqabtay ganacsata...
Tuesday, October 11, 2022
-
Xisbiga Ucid Oo Soo Bandhigay Daraasad Daboolka Ka Qaaday In Uu Fashilmay Qorshihii Biyo Balaadhinta Hargaysi.
HARGAYSA(W,N)-Xisbiga cadaalada iyo daryeelka somaliland ayaa ka hadlay furitaanka biyo balaadhinta hargaysa oo ay sheegeen in uu gabi ahaanba fashilmay islamarkaana ay ka sameeyeen daraasad xaqiiqda ku salaysan.
https://youtu....
Tuesday, October 11, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|