WARAR
-
Col. Jaamac Doolaal Oo Sheegay In Xukuumadu Waaran Qabasho Usoo Jartay
BURCO(W,N)-Col jaamac doolaal oo kamid ah mujaahidiintii usoo halgamay dib uxoraynta somaliland ayaa xaqiijiyay xadhig ay xukuumadu la damacsan tahay iyo waaran qabasho oo uu sheegay in ay usoo jareen
Sidoo kale col jaamac dool...
Tuesday, October 25, 2022
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka SPP Oo Umahad Celiyay Taageerayaasha Ururka Ee Magaalada Berbera Oo Siwayn Umuujiyay Cududooda!
BERBERA(W,N)-Taageerayaasha urur siyaasadeedka shacabka Somaliland ee magaalada berbera ayaa siwayn isugu soo baxay Madax taabashadii maanta ee gudida diwaan galinta ururka Iyagoo kor Udhaafay tiradii 1000qof ahayd ee laga doonaya...
Tuesday, October 25, 2022
-
DAAWO;-Beesha Gen Doolaal Oo Xukuumada Madaxwayne Biixi Uga Digay Xadhiga Ay La Damacsan Yihiin.
BURCO(W,N)-Beesha uu kazoo jeeda gen jaamac doolaal ayaa fariin culus udiray xukuumada madaxwayne biixi oo ay sheegeen in ay xadhig usoo maleegayaan Col jaamac doolaal oo maalmihii udanbeeyay dhaq dhaqaaqyo ka waday deegano katirs...
Tuesday, October 25, 2022
-
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Caydaruus Oo Maalintii Shalay Ku Geeriyooday Dhaamka Gabiley.
GABILEY(W,N)-Alle Ha,unaxariistee Waxaa galabta xabaalaga magaalada gabiley loogu sameeyay marxuum caydaruus oo maalintii shalay ku uu liqay dhaamka gabiley kaasi oo saaka laga soo saaray maydkiisa.
Waxaana aaska marxuum c...
Tuesday, October 25, 2022
-
Shaqaaqo Ka Dhacday Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jig jiga Oo Sobobay Dhimashada Xildhibaan Juweeriya Oo Katirsanayd Baarlamaanta DDS Iyo Dhaawaca Dad Shacab Ah.
JIGJIGA(W,N)-Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Jig jiga Ee caasimada DDSI ayaa Waxaa ka dhacday isku dhac taasi oo at rasaas ay furmeen ku dhacay xildhibaanad iyo dad kale oo shacab ah.
Xildhibaan Juweriya Subcis oo k...
Tuesday, October 25, 2022
-
Shirka Beelaha Garxajis Oo Maanta Furmay Iyo Magacyada Xubnaha Loo Doortay Shir Gudoonka
BURCO(W,N)-Shirka beelaha garxajis ayaa maanta sirasmi ah uga furmay magaalada burco ayaa lagu doortay xubnaha hagi doona shirka inta uu socdo.
Shirka DAL-WANAAJE ee Beel weynta Garxajis ee ka furmay Magaalada Burco maanta ...
Tuesday, October 25, 2022
-
Maydka Marxuumkii Ku Dhacay Dhaamka Gabiley Oo La Soo Saaray
GABILEY(W,N)-Saaka ayaa lagu guulaystay in la soo saaro maydka marxuum caydaruus sheekh cumar basiiri oo maanlintii shalay ku dhacay dhaamka gabiley
Badmaaxayaal ka yimid magaalada saylac ayaa ku guulaystay soo saarida maydka.
...
Tuesday, October 25, 2022
-
“In Halkan Xadka La Dhigaa Golaha Deegaanka Ee Hargaysa, Ugama Dhigna Hunguri Iyo Dhul Boob”Maayar Cabdikariim.
HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta rartay kaantaroolada caasimada hargaysa ee sallaxley kaasi oo la geeyay goob cusub islamarkaana ay caasimadu xukumi doonto deegaamo cusub ooh ore uga mid ahaa degmada sallaxley.
...
Monday, October 24, 2022
-
DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Faah Faafin Ka Bixiyay Dadaalada Lagu Baadi Goobayo Maydka Wiil Uu Liqay Dhaamka Gabiley.
GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley, maayarka gabiley iyo ciidamada dab damiska oo gaadhay dhaamka gabiley oo maanta liqay marxuum caydaruus sheikh cumar basiiri ayaa faah faahin ka bixiyay gurmadka loogu jiro sidii loo soo s...
Monday, October 24, 2022
-
Dhaamka Gabiley Oo Liqay Marxuum Caydaruus Sh. Cumar Basiiri Oo Katirsanaa Ciidamada Dab Damiska Gabiley.
GABILEY(W,N)-Dhaamka Xukuumada somaliland ka hirgalisay waqooyiga magaalada gabiley ayaa maanta galinkii danbe liqay marxuum caydaruus sheekh cumar basiiri oo katirsanaa ciidamada dab damiska gabiley,
Maydka marxuumka ayaa ...
Monday, October 24, 2022
-
Wasiirka Horumarinta Reermiyiga Jsl Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Qaramaynayay Ciidamo Tiro Badan Iyo Gaadiid.
SANAAG(W,N)-Wasiirka wasaarada horumarinta reermiyiga somaliland axmed guray oo socdaal ku jooga gobolka sanaag ayaa ka qaybgalay munaasibad lau soo dhawaynayay ciidamo tiro badan oo kamid noqon doona ciidamada qaranka somaliland....
Monday, October 24, 2022
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Jaamac Birqaab.
Hargaysa(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka ka qeyb-galay Aas qaran oo loo sameeyey Alle ha u naxariistee Marxuum Jaamac Rooble Xirsi (Jaamac Birqaab) oo kamid ahaa Ganacsatada iyo waxg...
Monday, October 24, 2022
-
DAAWO;-Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco.
BURCO(W,N)-Suldaanka guud ee beelaha somaliland suldaan daa,uud suldaan maxamed cabdiqaadir iyo wafti uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada buro.
Maayarka magaalada burco iyo madaxdhaqameed iyo boqolaal kamid ah ...
Monday, October 24, 2022
-
DAAWO;-Masuuliyiin Ka Hadlay Shakhsiyadii Marxuum Sayid Cismaan Mire Oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Wasiiro, siyaasiyiin, suxufiyiin iyo xubno kale ayaa ka waramay taariikhdii gudoomiyihii televisionka horyaal24 oo maanta lagu aasay magaalada hargaysa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/zYy_5l...
Sunday, October 23, 2022
-
Bas Ku Qalibmay Gudaha Magaalada Hargaysa Iyo Tirada Dadka Ku Dhaawacmay.
9 Qof Ayaa ku Dhaawacmay Bas Qallibmay degmada 31 May ee magaalada Hargeysa.
Ciidanka Dabdemiska ayaa goor dhawayd ka hawlgalay samatabixinta iyo badbaadada sagaal qof oo ku dhaawacmay Bas rakaab siday oo ku qallibmay xaafada F...
Sunday, October 23, 2022
-
Suxufi Cabdilaahi Wayab Oo Ka Hadlay Wiil Uu Dhalay Oo Sifo Sharci Daro Ah Uxidhan Iyo Jidh Dil Loo Gaystay.
HARGAYSA(W,N)-Suxufiga rug cadaaga ah ee cabdilaahi cumar wayab ayaa ka hadlay fal fool xun oo lagu kacay wiil udhalay kaasi oo ku xidhan mudo saldhiga daloodho ee magaalada hargaysa.
Sidoo kale suxufi wayab ayaa sheegay in wii...
Sunday, October 23, 2022
-
DAAWO;-Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka Hilaac Ee Magaalada Hargaysa Oo Muujiyay Cududooda.
HARGAYSA(W,N)-Taageerayaasha urur siyaasadeed hilaac ayaa isku soo bax balaadhan ka sameeyay magaalada hargaysa madaxtaabashadii 1000qof ee gudida diwaangalinta ururada siyaasada.
Gudoomiyaha urur siyaasadeedka hilaac prof ...
Sunday, October 23, 2022
-
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Gudoomiyihii Horyaal Tv Marxuum Sayid Cismaan Mire
HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa galabta aas qaran loogu sameeyay xabaalaha baqiic gudoomiyihii tvga horyaal oo habeenkii xalay ku geeriyooday magaalada adis ababa oo maanta laga keenay maydkiisa.
https://youtu.be/7YPRc...
Sunday, October 23, 2022
-
Wasaarada Caafimaadka Oo Shacabka La Wadaagtay Xogta Xanuunka Xumada Oo Dad Badani Ujiifaan Cisbitaalada.
HARGAYSA(W,N)-Wasaarada caafimaadka somaliland ayaa shacabka la wadaagtay xogta xanuunka xumada oo maalmihii udanbeeyay dad badani ujiifaan cisbitaalada dalka halka ay qaar ugeeriyoodeen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
ht...
Sunday, October 23, 2022
-
Dhacdo Naxdinle; Gabadh Gaajo Ugu Dhex Dhacday Magaalada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)- Hooyo laba caruur ah haysata ayaa maanta suuqa hargaysa dhexdiisa ugu dhacday gaajo xili ay ku jirtay socod halkaasi oo ay kusoo xoomeen shacabkii goobta marayay
Arinta ayaa ah mid naxdinle oo muujinaysa xaalad...
Sunday, October 23, 2022
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Gudoomiyihii Televisionka Horyaal Oo Ku Geeriyooday Dalka Itoobiya.
TACSI MADAXWEYNE: 22/10/2022.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa...
Saturday, October 22, 2022
-
Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Sayid Cismaan Mire Oo Ka Hadlay Goorta Maydkiisa La Keenayo Dalka.
HARGAYSA(W,N)-Gudida qaban qaabada aaska gudoomiyihii tvga horyaal24 marxuum sayid cismaan mire ayaa shaaciyay goorta maydkiisa la keenayo dalka iyo halka lagu aasi doono.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/a...
Saturday, October 22, 2022
-
Qaban Qaabada Shirka Beelaha Garxajis Oo Ka Socday Magaalada Burco Iyo Madax-dhaqameed Lagu Soo Dhaweeyay.
BURCO-(W,N)-Suldaanka guud ee beelaha garxajis iyo gudida beeshaasi ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada burco oo lagu qabanayo shir waynaha beesha
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/LhoXNi1cMtw...
Saturday, October 22, 2022
-
“Gabiley Iyo Berbera Waxa ku Nool Dad Somalilanders ah, Ee Kuma Noola Yuhuud Inoo Timid, Deegaanka Ay Degan Yihiin Iyo kheyraadka Dhex yaala inagu Umaynaan Doorin.. “Xil. Barkhad Batuun.
"Ma habboona in gollaheena laga dhigo mid cadow ku ah deegaano gaar ah, waxa aynu nahay Xildhibaano dalka iyo dadka oo dhan loo dhaariyey. Gabiley iyo Berbera waxa ku nool dad Somalilanders ah ee kuma noola yuhuud inoo timid, deeg...
Saturday, October 22, 2022
-
Qoyska Sarkaalkii Lagu Diley Deegaanka Goroyo Cawl Marxuum Cabdirasaaq Dalmar Oo Sheegay In Madaxynuhu Hortaagan Yahay In La Fuliyo Qisaasta Askarigii Dilay.
HARGAYSA(W,N)-Qoyska taliyihii ciidanka qarank ee fadhiisinka deegaanka goroyo cawl marxuum cabdisaaq dalmar ayaa ka hadlay askarigii dilay oo aan lagu fulin dilkii ay maxkamadu ku xukuntay iyagoo madaxwaynaha ku eedeeyay in uu ho...
Saturday, October 22, 2022
-
Gudoomiyihii Televisionka Horyaal24 Oo Goordhawayd Ku Geeriyooday Magaalada Adis ababa Ee Dalka Itoobiya.
ADIS ABABA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa goordhawayd magaalada adis ababa ku geeriyooday gdoomiyihii tvga Horyaal 24 marxuum Sayid Cismaan Mire oo xaalad caafimaad uyaalay maalmihii udanbeeyay.
Dhanka kale maamulka tvga horya...
Saturday, October 22, 2022
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Ay Dawlad Ku Meel Gaadh ah Ku Dhawaaqayaan.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa shaaciyay in xisbiyada mucaaridku 21cisho ka dib ay ku dhawaqqi doonaan dawlad ku meel gaadh maadama uu dhamaaday mudo xileedkii xukuumada madaxwayne biixi.
Si...
Saturday, October 22, 2022
-
Ciidamada Booliska Gabiley Oo Xabsiga Utaxaabay Wariyihii Horn Cable Iyo Sedex Dhalinyaro Ah’
GABILEY(W,N)-Maamulka goboka gabiley ayaa maanta xabsiga utaxaabay wariyihii tvga horn cable ee gobolka gabiley, masuul katirsan xisbiga waddani iyo laba dhalinayaro oo kale.
Xadhiga dhalinyarada iskugu jira masuuliyiinta x...
Saturday, October 22, 2022
-
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Ganacsiga Iyo Dalxiiska Jsl Oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Isku Xidhka Africa Iyo Taiwan Oo Lagu Qabtay Magaalada Taipei.
HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga & Dalxiiska JSL Mudane Abdirashid Ibrahim Sh. Abdirahman Ayaa hadal ka jeediyay Shirka Isku xidhka Suuqa Taiwan iyo Afrika oo lagu qabtay Caasimadda dalka Taiwan ee Taipei....
Friday, October 21, 2022
-
“Dadka Reer Gabiley Dalkoo Dhanbaa Ubaahan, Iyaguna Dalkoo Dhanbay Ubaahan Yihiin”Ibraahim Suldaan Cabdiraxmaan.
Aqoonyahan Ibraahim Suldaan Cabdiraxmaan oo kamid ah haldoorka Dhalinyarada reer Somaliland ayaa booqasho ku tagay magaalada gabiley isaga iyo dhalinyaro kale oo reer gabiley ah.
Hadaba Ibraahim suldaan cabdiraxmaan oo ka d...
Friday, October 21, 2022
-
Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Sheegay In La Soo Gabo Gabaynayo Dagaalka Gobolka Tigray
ADIS ABABA(W,N)-Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa sheegay in dagaalka ka socda gobolka Tigray-ga uu dhammaan doono, nabadna la gaari doonto.
Hadalkan ayuu jeediyay khamiistii mar uu furay xarunta horumar...
Friday, October 21, 2022
-
Milicsiga Khilaafka Doorashooyinka Somaliland iyo Marxaladihii Uu Soo Maray!
Milicsiga Khilaafka Doorashooyinka Somaliland iyo Marxaladihii Uu Soo Maray Iyo xiligan halka uu marayo.
https://youtu.be/FK_5pJw-Uso...
Friday, October 21, 2022
-
“Nabi Maxamed N.N.K.H Maka Oo Agagaarkeeda Yaalaan In Ka Badan 300 Oo Sanab Ayuu Dacwada Bilaabay”Sh. Almis Yaxye.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh almis imam yaxye xaaji ibaahim oo kamid ah culimada dalka ayaa dardaaran culus ujeediyay dhalinyarada iyo sidii ay uga shaqayn lahaayeen diinta.
https://youtu.be/2Ito7ZkNcuU
...
Friday, October 21, 2022
-
DAAWO;-Urur Siyaasadeedka Hilaac Iyo Wacdarihii Ay Ka Dhigeen Magaalada Boorama
BOORAMA(W,N)-Urur siyaasadeedka hilaac ayaa maanta wacdaro ka dhigay madaxtaabashadii gudida diwaan galintu ka waday magaalada boorama.
https://youtu.be/fLKx3JqQ3EI...
Thursday, October 20, 2022
-
Xoghaye Yuusuf Hayse Oo Ka Waramay Xanuunka Xumada Oo Laba Jeer Ku Dhacay Iyo Gurmad La,aanta Xukuumada
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga ucid yuusuf kayse oo kamid ahaa dadkii ay haleeshay xanuunka xumadu ayaa coddheer shacabka somaliland kula hadlay isagoo sheegay in xumad aanay ahayn xukuumaduna uqarisay shacabka
...
Thursday, October 20, 2022
-
Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka Shacabka Somaliland Ee Magaalada Boorama Oo Muujiyay Cududooda!
BOORAMA(W,N)-Taageerayaasha urur siyaassadeedka shacabka Somaliland ee SPP Ayaa maanta wacdaro ka dhigay magaalada boorama oo ay bilaabantay madaxtaabashadii gudida diwaangalinta
Dhanaka kale Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka SPP ...
Thursday, October 20, 2022
-
Xildhibaan Guruuje Oo Fariin Udiray Dadka Kasoo Horjeeda Shirka Burco.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Yuusuf Nuur Guruuje oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ayaa ka hadlay shirka ay beesha garxajis ku qabsanayso magaalada burco isagoo fariin udiray dadka kazoo horjeeda
Sidoo kale xildhiba...
Thursday, October 20, 2022
-
Dawlada Hoose Oo Bilowday In Ay Kaneecada Ka Buufiso Dhakhtarka Wayn Ee Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Waaxda arimaha bulshada ee dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa saaka hawlgalo ay kaneecada kaga buufinayso ka fulisay dhakhtarka wayn ee magaalada hargaysa kaasi oo ay buux dhaafiyeen bukaano ay soo ridatay xanu...
Wednesday, October 19, 2022
-
Wasiirka Beeraha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Beero Ay Dawlada Taiwan ka Samaysay Deegaanka Arabsiyo
ARABSIYO(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland ayaa kormeer ku tagay beer bustaano ay dawlada Taiwan ka samaysay deegaanka agabsaha ee degmada arabsiyo.
https://youtu.be/ri4IDB9liUY...
Wednesday, October 19, 2022
-
Gudida Deegaanka Iyo Khayraadka Dabiiciga Ee Golaha Wakiilada Oo Warbixin ka Dhagaystay Wasiirka Biyaha Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Gudida Deegaanka, Khayraadka dabiiciga ah,ee Golaha wakiilada ayaa Warbixin ka dhagaysatay Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan)
Gudi hoosaadka Golaha wakiilada ayaa Wasiirka b...
Wednesday, October 19, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|