WARAR
-
Hanti Dhawraha Guud Oo Warbixin Siiyay Golaha Wakiilada Soona Bandhigay Qaarkamid ah Haayadaha Dawlada Oo Soo Gudbin Kari Waayay Xisaab Xidhkii!
HARGAYSA(W,N)-Hanti dhawraha guud ee qaranka Somaliland ayaa maanta hortgay golaha wakiilada halkaasi oo uu warbixin kasiiyay hawlaha ay qaranka uhayaan
Sidoo kale Hanti dhawraha guud ayaa soo bandhigay qaarkamid ah haayadaha d...
Tuesday, November 1, 2022
-
Wasiirka Warfaafinta Oo Ka Hadlay Ciidamada Jsl Oo Ku Ruqaansaday Deegaanka Boocame Iyo Hadal Kasoo Yeedhay Maamulka Somaliya.
Wasiirka Warfaafinta Oo Ka Hadlay Ciidamada Jsl Oo Ku Ruqaansaday Deegaanka Boocame Iyo Hadal Kasoo Yeedhay Maamulka Somaliya.
Sidoo kale wasiir koore ayaa jawaab ka bixiyay qoraal lagu daabacay wargays kasoo baxa dalka marayka...
Tuesday, November 1, 2022
-
DAAWO;-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Iftin Oo Cudidiisa Taageero Kusoo Bandhigay Magaalada Laascanood
LAASCANOOD(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Iftiin Cabdiqaadir Cali Obsiiye ayaa Cudidiisa Taageero kusoo bandhigay magaalada laascanood oo gudida diwaangalintu Ururada Siyaasadu qabteen madaxtaabashada 1000qof.
Sidoo k...
Monday, October 31, 2022
-
Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Kulan La Qaatay Taageerayaasha Xisbiga Ee Gobolka Awdal Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen
BOORAMA(W,N)-Wafti uu hogaaminyo gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbiga kulmiye ayna weheliyaan siyaasi cabdicasiis samaale iyo xubno kale oo mudooyinkii udanbeeyay safar ku marayay gobolada dalka ayaa maanta kulan la qaatay taage...
Monday, October 31, 2022
-
Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka SPP Ee Magaalada Laascanood Oo Umuujiyy Cududooda Madaxtaabashadii Gudida Diwaangalinta.
LAASCANOOD(W,N)-Taageerayaasha urur siyaasadeedka shacabka Somaliland ee SPP Ayaa muujiyay cududooda isku soo bixii gudida diwaangalinta ee magaalada laascanood.
Sidoo kale Gudoomiyaha urur siyaasadeedka SPP Ayaa umahad cel...
Monday, October 31, 2022
-
Maayarka Magaalada Gabiley Oo Huda Xuseen Ku Wareejiyay Odayaasha Qoyskeeda.
GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka gabiley ayaa gabadhii Xuda Xuseen ee habeenkii xalay lagu qabtay gabiley kadib markii ay shaacisay in ay nafteeda haligayso duruufo k...
Monday, October 31, 2022
-
Wasiirka Maaliyada Oo Golaha Wakiilada Horgeeyay Odoroska Miisaaniyada 2023!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyada oo ay weheliyaan masuuliyiinta wasaaradu ayaa golaha wakiilada horgeeyay odoroska miisaaniyada 2023 iyo korodhka sanadkan
Sidoo kale wasiirka maaliyada ayaa golaha wakiilada ka hor she...
Monday, October 31, 2022
-
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Saldhiga 2aad Ee Magaalada Wajaale.
TOG WAJAALE(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley oo ay weheliyaan maamulka degmada tog wajaale iyo saraakiisha ciidanka booliska ayaa xadhiga ka jaray dhismaha saldhiga labaad ee magaalada wajaale.
https://youtu.be/XR5_F7...
Monday, October 31, 2022
-
Shacabka Somaliland Oo Waajahaya Khatarta Xanuunka XUMADDA Iyo Mooganaanta Wasaaradda Caafimaadka!
Hargeysa (W,N)-Shacabka Somaliland, ayaa waajahaya khatarta Xanuunka Xumadda.
Xanuunka Xumadda oo la sheegay inay sababto nooc ka mid ah Kaneecadu, ayaa si aad ah ugu faafay Gobollada iyo degmoyinka Somaliland, waxaanu ku dhaca...
Sunday, October 30, 2022
-
Aqoonyahan Axmed Aadan Madar Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan Axmed Aadan Madar oo kamid ah haldoorka reer somalland ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka Somaliland isagoo baaq Udiray shacabka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WA...
Sunday, October 30, 2022
-
DAAWO;-Ehelada Huda Xuseen Oo Ciidamada Booliska Iyo Shacabka Jsl Uga Mahad Celiyay Sida Ay Ugala Hawgaleen Soo Qabashadeeda!
HARGAYSA(W,N)-Ehelada huda xuseen oo galabta baahisay qoraal iyo muuqaalo naxdin leh oo ay ku sheegtay In ay isdilayso duruufo nololeed oo la soo darsay qoyskeega, ayaa shacabka Somaliland iyo ciidamada booliska uga mahad celiyay ...
Sunday, October 30, 2022
-
“Reer Gabiley Iyo Kulmiye, Way Is Yaqaanaan” Siyaasi Samaale.
GABILEY(W,N)-Siyaasi cabdicasiis Maxamed Samaale oo kamid hogaanka xisbiga kulmiye kana mid ahaa waftiga xisbiga ee safarka ku marayay gobolada dalka ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ujeediyay waxgradka, dhalinyarada iyo mas...
Sunday, October 30, 2022
-
Shirkada Dahabshiil Group Oo 500,000$ Ugu Deeqday Dadkii Ku Waxyeeloobay Qaraxyadii Shalay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.
War-Saxaafadeed Kasoo Baxay shShirkadaha Dahabshiil Group Ayaa lagu sheegay in Ay $500,000 Ugu Deeqay Gurmadka Dadkii Ku Waxyeeloobay Qaraxyadii ka Dhacay Isgoyska Zoobe Ee Magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha iyo Maamulka sare...
Sunday, October 30, 2022
-
Taliyaha Saldhiga Booliska Magaalada Gabiley Oo Hada Shaaciyay In Ay Gacanta Ku Hayaan Gabadhii La Raadinayay!
GABILEY(W,N)-Ciidamada Booliska Ee Saldhiga Magaalada Gabiley oo hada Gacanta ku haya Gabadhii laga Raadinayay Magaalada Hargaysa ee fariinta naxdinta ku baahisay barta ay ku leedahay facebookga.
Taliya...
Sunday, October 30, 2022
-
Madaxwayne kuxigeenka Jsl Oo Sheegay In Uu Ka Seexan Waayay Hadal Uu Yidhi Xildhibaan Barkhad Batuun Iyo Waxa Uu Ka Dalbaday
HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland oo maanta madal ka hadlayay ayaasheegay in uu ka seexan waayay hadal uu yidhi xildhibaan Barkhad batuun kaasi oo uu ka sheegay gudida heer qaran ee xiligii Corona Virus
Sidoo kal...
Sunday, October 30, 2022
-
DAAWO;-Ehelada Gabadh Fariin Naxdinle Ku Baahisay Facebookga Oo Ka Waramay Duruufaha Ay Ku Sugnayd!
HARGAYSA(W,N)-Ehelada gabadh fariin naxdinle ku baahisay facebooga kuna sheegtay in ay geerida ka jeceshay nolosha taasi oo laga raadinayay magaalada hargaysa gaar degmada macalin haaruun ayaa ka waramay xaalada ay ku sugnayd ma...
Sunday, October 30, 2022
-
Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Kulan La Yeeshay Waxgaradka Gobolka Gabiley
GABILEY(W,N)-hogaanka xisbiga kulmiye ayaa maanta kulan la qaatay waxgaradka gobolka gabiley kuwaasi oo ay wada hadleen sidii loo dardar galin lahaa xisbiga
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/h13Fb_7EzSc...
Sunday, October 30, 2022
-
Masuuliyiintii Xisbiga Waddani Iyo Wariyihii Horn cable Tv Ee ku Xidhnaa Magaalada Gabiley Oo Maanta Dib Uhelay Xoriyadoodii!
GABILEY(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka garabka dhalinyarada ee xisbiga wadani Buuni Cabdi Abiib Iyo Wariyihii Tvga Horn Cable iyo mid kamid ah Dhalinyarada magaalada Gabiley oo mudo sagaal cisho ah ku xidhnaa magaalada gabiley ayaa maa...
Sunday, October 30, 2022
-
Golaha Guurtida Oo Dood Ka Yeeshay Xeerka Qaxoontiga Iyo Magangalyo Doonka.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha guurtida somaliland ayaa maanta dood ka yeeshay xeerka dadka qaxoontiga iyo magangalyo doonka oo dhawaan ay usoo gudbiyeen golaha wakiiladu
Sidoo kale gudoomiyaha golaha guurtida ayaa gudi soo...
Saturday, October 29, 2022
-
Aqoonyahan Oo Sheegay In Ay Fashilmeen Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasadu!
HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan Siciid sheekeeye oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland ayaa dabaalka ka qaaday fashil ku yimid gudida diwaangalinta ururada siyaasada iyo halista ay galin karaan dalka
Sidoo kale Aqoonyahan Siciid sh...
Saturday, October 29, 2022
-
Faah Faahin Dheeraado Oo Kasoo Baxaysa Laba Qarax Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
MUQDISHO(W,N)-Laba qarax ayaa maanta ka dhacay Magaalada muqdisho kuwaasi oo kala dhacay isgayska Zoobe Iyo xarunta wasaarada waxbarashada kuwaasi oo sobobay khasaare dhimasho tiro badan iyo dhaawacba leh.
https://youtu.be/phh7...
Saturday, October 29, 2022
-
Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka Oo Ka Warbixiyay Shilal Maalmihii Udanbeeyay Dhacay
HARGAYSA(W,N)-Ciidamada nabadgalyada wadooyinka Somaliland ayaa ka warbixiyay shilal ka dhacay jidadka ku xeeran caasimada kuwaasi oo ay ku nafwaayeen dad halka ay sobobeen dhaawacyo kala duwan.
https://youtu.be/CH4ggwejKVs
...
Saturday, October 29, 2022
-
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Ka Hadlay Qaraxyadii Hargaysa Ka Dhacay 14sano Ka Hor Maanta Oo Kale.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee jamhuuriyada Somaliland daahir riyaale kaahin ayaa ka hadlay Qaraxyadii Hargaysa ka Dhacay 14sano ka hor Maanta Oo kale kuwaasi oo ay ku dhinteen dad badani.
Sidoo kale madaxwayne riyaale aya...
Saturday, October 29, 2022
-
Madaxwaynaha DDS Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Tog-wajaale.
TOG WAJAALE(W,N)-Madaxweynaha DDS mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo Wafti uu Hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiir Dawlaha Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta ee JDFI Ambassador Asfow Dingamo iyo Wasiirka Xafiiska Biyaha mudane Xasan Ma...
Saturday, October 29, 2022
-
Taageerayaasha Urur Siyaasadeed Hilaac Ee Magaalada Ceerigaabo Oo Muujiyay Cududooda Madaxtaabashada Gudida Diwaangalinta.
CEERIGAABO(W,N)-Taageerayaasha urur siyaasadeed Hilaac ee gobolka sanaag ayaa maanta muujiyay cududooda iyagoo siwayn iskugu soo baxay fagaarihii magaalada ceerigaabo ee gudida diwaangalintu ku madaxtaabanaysay 1000qof taasi oo ay...
Saturday, October 29, 2022
-
“Waxkasta Oo Uu Xeer Sicad Uqeexayo, In Caqli Lagu Maamulo Oo Aan Loo Habraacin Sharcigu Waxa Uu Dhigayo, Waxa Ka Dhasha Sharci Daro”Garyaqaan Yuusuf Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan Yuusuf Biixi oo kamid ah sharciyaqanada Somaliland ayaa sharci jabin ku tilmaamay talaabada ay gudida diwaangalintu ku sheegeen in 1000qof ee madaxtaabashada ururada gobolka sool ay ururada keenaan 400qof h...
Friday, October 28, 2022
-
Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabtay Afhayeenkii Wasaarada Arimaha Dibada Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Ciidamada booliska Somaliland Ayaa xidhay Afhayeenkii Wasaarada arimaha dibada Somaliland Axmed Yuusuf Cilmi (Suudi) kaasi oo maalintii sedexaad ku xidhan Xarunta Danbi Baadhista Somaliland ee C.I.D
Xadhiga af...
Friday, October 28, 2022
-
Warbixin Laga Diyaariyay Shanta Dal Ee Ugu Nolosha Fiican Caalamka!
Warbixin Laga Diyaariyay Shanta Dal Ee Ugu Nolosha Fiican Caalamka!
https://youtu.be/Ka6ZDzhciIk
...
Friday, October 28, 2022
-
Milatariga Itoobiya Oo Lagu Eedeeyay Inay 60 Qof Ku Dileen Duqeymo Ka Dhacay Gobolka Oromada
ADIS ABABA(W,N)-Jabhadda mucaaradka Oromada ee OLF iyo kooxda hubaysan ee ka goosatay ee Oromo Liberation Army (OLA) oo saldhiggoodu yahay gobolka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa ku eedeeyay ciidanka inay ku dileen boqollaal qof oo...
Friday, October 28, 2022
-
DAAWO;- Aas Qaran Oo Magaalada Burco Loogu Sameeyay Marxuum Suldaan Axmed Xuseen Afyare.
BURCO(W,N)-Waxaa maanta xabaalaha magaalada burco aas qaran loogu sameeyay marxuum suldaan axmed xuseen afyare oo laba cisho ka hor ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay duleedka burco.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
ht...
Friday, October 28, 2022
-
Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka Iftin Oo Cududooda Kusoo Bandhigay Magaalada Burco.
BURCO(W,N)-Urur siyaasadeedka iftin ayaa maanta wacdaro ka dhigay isku soo bixii 1000qof ee madaxtaabashada gudida diwaangalinta.
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Iftin ayaa umahad celiyay shacabka.
https://youtu.be/ybab_...
Thursday, October 27, 2022
-
Siyaasi Cali Guray Oo Fagaare Ka Cadeeyay Inay Ka Beel Ahaan Ogyihiin In Muuse Biixi Wadada Uu Ku Socdaa Khaldan Tahay.
Siyaasi Cali Guray Oo Fagaare Ka Cadeeyay Inay Ka Beel Ahaan Ogyihiin In Muuse Biixi Wadada Uu Ku Socdaa Khaldan Tahay.
https://youtu.be/pneqFwxGSdA...
Thursday, October 27, 2022
-
Shirkii Golaha Wasiirada Jsl Oo Lagu Ansixiyay Odoraska Miisaaniyada 2023 Iyo Cadadka Ay Dhan Tahay!
War-Saxaafadeed(W.N)-Fadhigii 101aad ee golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaa...
Thursday, October 27, 2022
-
Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Taageeray Qodobadii Kasoo Baxay Shirka Garxajis.
BURCO(W,N)-Suldaanka guud ee beelaha subeer awal suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa ka qaybgalay gabo gabada shirkii beelaha garxajis uga socday magaalada burco oo maanta lasoo gabo gabeeyay
Sidoo kale s...
Thursday, October 27, 2022
-
Qodobada Kasoo Baxay Shirkii Beelaha Garxajis Uga Socday Magaalada Burco
BURCO(W,N)-Shir mudo sedex cisho magaalada burco uga socday beelaha garxajis ayaa lasoo gabo gabeeyay kaasi oo ay kazoo baxeen qodobo xasaasiya
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://youtu.be/w0F8m8zKtnY...
Thursday, October 27, 2022
-
Wafti Ka Socda Somaliland Oo Dalka Jabuuti Kaga Qaybgalay Xaflada Caleemo Saarka Suldaanka Canfarta Oo Lagu Qabtay Magaalada Tojoro.
JABUUTI(W,N)-Wafti ka socda Somaliland oo uu hogaaminayo Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Ayna Weheliyaan Xildhibaano Katirsan Golaha Guurtida, Madaxdhaqameed kale Iyo Siyaasiyiin ayaa dalka jabuuti kaga qaybgalay xaflada ca...
Wednesday, October 26, 2022
-
“Kulmiye Wuxuu Caan Ku Yahay Inuu Dadka Si Wanaagsan Wax Uweydiisto” Siyaasi Samaale.
LAASCANOOD(W,N)-Siyaasi cabdicasiis samaale oo ka hadlay munaasibada xisbiga kulmiye ku qabsaday gobolka sool ayaa sheegay In xisbigoodu yahay mid bulshada Somaliland wada gaadhay islamarkaana haysta kalsoonida shacabka
https:/...
Wednesday, October 26, 2022
-
Suxufiyiinta Gobolka Gabiley Oo Canbaareeyay Xadhiga Lagula Kacay Wariyihii Tvga Horn Cable Ee Gabiley.
GABILEY(W,N)-Suxufiyiinta ka hawlgala gobolka gabiley ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga sharidarada ah ee maamulka gobolka gabiley kula kaceen wariyihii tvga horn cable uga soo warimi jiray gabiley farxaan cabdi aw ciise ee maal...
Wednesday, October 26, 2022
-
Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco.
BURCO(W,N)-Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer awal iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay magaalo madaxda gobolka Togdheer ee Burco iyadoo sidiiran loogu soo dhaweeyay Halkaasi oo ay kaga qaybgalayaan shirka beelaha garxajis o...
Wednesday, October 26, 2022
-
Sharaxaad:-Qorshaha Maamulka Biixi Uu Ku Kala Qaybinayo Bulshada Iyo Gobolka Gabiley!
Maxaa Kala Socotaa Qorshaha Xukuumada Madaxwayne Biixi Ee Hagardaamaynta Gobolnimada Gabiley Iyo Kala Qaybinta Bulshadeeda!
HARGAYSA(W,N)-Baarlamaanka Somaliland waxa la soo hordhigay xeerka caasimada. Warar baa sheegaya in M...
Tuesday, October 25, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|