WARAR
-
Wasiir Kuxigeenka Hawlaha Guud Oo Ka Hadlay Qoysas Deganaa Xaafada Shacabka Oo Xukuumadu Rartay.
HARGAYSA(W,N)-Xukuumada somaliland ayaa inka badan 7qoys oo deganaa xaafada shacab gaar ahaan wasaarada qorshaynta iyo xarunta gobolka ee wasaarada waxbarashada ee loo yaqaano somaliwayn kuwaasi oo ay ururtay galbeedka magaalada h...
Monday, November 7, 2022
-
Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Wax Laga Waydiiyay Sobobta Warbaahinta Dawlada Loogu Caayo Xisbiyada Mucaaridka!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinnta somaliland saleebaan cali koore ayaa wax laga waydiiyay sobobta warbaahinta dawlada loogu caayo xisbiyada mucaaridka ee qaranka oo marwalba laga siidaayo faalada warka oo wax lagaga sh...
Monday, November 7, 2022
-
Sh. Maxamed Cabdi Carab Oo Ka Hadlay Amar Wasaarada Diinta Iyo AwqaaftuKu Joojisay Barnaamijyo Diiniyo Oo Culimo Uu Kamid Yahay Kasii Dayn Jireen Radio Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Maxamed cabdi Carab oo kamid ah culimada waawayn ee reer Somaliland ayaa ka hadlay amar kazoo baxay wasaarada diinta iyo awqaafta oo culimo uu kamid yahay ka joojisay barnaamijyo diiniya oo ay ka siidayn jiree...
Monday, November 7, 2022
-
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco.
BURCO(W,N)-Wafti uu hogaaminayo musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani iyo gudoomiyaha xisbiga oo maalmihii udanbeeyay safar ku marayay gobolda bariga ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka Togdheer ee b...
Monday, November 7, 2022
-
Somaliland Iyo Jabuuti Oo Ka Arinsanaya Dhismaha Wadada Lowyo cado Iyo Boorama.
JABUUTI(W,N)-Shir lagaga arinsanayo dhismaha jid isku xidhi doona Somaliland iyo jabuuti ayaa ka furmay magaalada jabuuti kaasi oo ay ka qaybgaleen wasiir ka socday xukuumada Somaliland iyo jabuuti
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WAR...
Sunday, November 6, 2022
-
Ciidanka Dab Damiska Oo Damiyay Dab ka Kacay Dhismaha Durdur Business Center Ee Badhtamaha Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Ciidanka Dabdemiska ayaa goor dhawayd damiyay dab ka kacay barxada hore ee Mall ka Durdur Business ee magaalada Hargeysa, halkaasi oo jiingad yar oo goobtaa ku taalay dabku ka kacay. Ciidamada ayaa markii goobtaa ay ...
Sunday, November 6, 2022
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Markale ku Celiyay In Aanay Aqoonsanayn Xukuumada Madaxwayne Bixi 7Cisho Kadib Wixii Ka Danbeeya.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa markale cadeeyay In aanay wixii 13november ka danbeeyay aqoonsanayn xukuumada madaxwane biixi oo mudo xileedkeedu ku dhan yahay 7cisho kadib islamarkaana aanay wa...
Sunday, November 6, 2022
-
Wafti Uu Hogaaminayo Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Wadani Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Laascanood.
LAASCANOOD(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani oo ay weheliyaan gudoomiyaha xisbiga iyo masuuliyiin kale ayaa maanta si balaadhan loogu dhaweeyay magaalada laascanood ee gobolka sool.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
...
Sunday, November 6, 2022
-
Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Oo Shaaciyay Liiska Ururada Kazoo Gudbay Madaxtaabashadii Iyo Kuwa Hadhay!
HARGAYSA(W,N)-Gudida diwaangalinta ururada siyaasada iyo kala reebista asxaabta ayaa maanta shaaciyay liiska ururada kazoo gudbay madaxtaabashadii iyo kuwo ku hadhay
Gudida ayaa sheegtay in 9urursiyaasadeed kazoo gudbeen shuruu...
Sunday, November 6, 2022
-
DAAWO;-Shirkii Deegaanka Ceel Bardaale Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay!
GABILEY(W,N)-Shir sedex maalmood deegaanka ceel bardaale uga socday beesha reer xareed ayaa maanta lasoo gabo gabeeyay kaasi oo laga soo saaray 7qodob
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/ZPjLJlPwhS4...
Saturday, November 5, 2022
-
Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Soo Afjaray Khilaaf Ka Taagnaa Deegaanka Lughaya.
LUGHAYA(W,N)-Babadhasaabka gobolka Awdal oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan maamulka gobolka iyo ka ciidanka booliska ayaa soo afjaray khilaaf muran oo udhexeeyay bulshada deegaano katirsan degmada lughaya kaasi oo ahaa isticma...
Saturday, November 5, 2022
-
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Kulan La Yeeshay Garsoorayaasha Maxkamadaha Hoose Ee Gobolka Maroodi-jeex.
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Aadam Xaaji Cali Axmed, oo ay wehelinayeen Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Maroodi-jeex Cali Suudi Diiriye, ...
Saturday, November 5, 2022
-
DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Dhismaha Wadada Hargaysa Pay Pass Oo Gabo Gabo Ku Dhow.
HARGAYSA(W,N)-Dhismaha wado casri ah oo laga dhisanayo duleedka magaalada hargaysa ayaa hada ku dhow gabo gabo taasi oo caasimada hargaysa ka maraysa galbeedka waqooyi
Wadada hargaysa pay pass ayaa kamid ah jidka berbera corrid...
Saturday, November 5, 2022
-
DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Maamul Goboleedka Punthland
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka jamhuuriyada Somaliland sareeye gaas Nuux Ismaaciil taani ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal kazoo yeedhay taliyaha ciidanka maamul goboleedka Punthland
Sidoo kale taliyaha ciidanka qaran...
Saturday, November 5, 2022
-
Miisaaniyada Qaranka Ee 2023 Ma Noqon Doontaa, Mid Xaaladaha Dalka Ku Jaan-go’an Dhinacwalba?
Miisaaniyadu waa qorshaha maaliyadeed ee qaranku sameysto sanadwalba waxaana la mala-awaalaa ( odoros ) dakhliga dalka soo gali doona isaga oo laga qiyaas qaadanayo sanadkii tagey .
Isla sidoo kale waxa lagu sii talogalaa y...
Friday, November 4, 2022
-
DAAWO;-Beesha Hagar Xareed Oo Qaadacday Shirka Lagu Qabtay Ceel-bardaale, Sheegtayna In Beesha Lagu Kala Qaybinayo!
GABILEY(W,N)-Beesha hagar xareed bare oo kamid ah beelwaynta reer xareed ayaa kasoo horjeedsatay shir beeshooda uga furmay deegaanka ceelbardaale kaasi oo ay sheegeen in aan loo dhamayn islamarkaana wax talo ah laga siinin shirka ...
Friday, November 4, 2022
-
DAAWO;-Bandhiga Buuga Hortay Jire Oo Laga Abwaan Cali Jaamac Haabiil Oo Caawa Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Waxaa magaalada hargaysa lagu soo bandhigay buug laga qoray abwaan cali jaamac haabiil kaasi oo ay kasoo qaybgaleen munaasibada bandhigiisa wasiiro,abwaan iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.
HALKAN KA DAAWO M...
Friday, November 4, 2022
-
Qoraaga Buuga ‘Hortay Jire’ Ee Laga Qoray Abwaan Cali Jaamac Haabiil Oo Ka Xog Waramay!
HARGAYSA(W,N)-Abwaan ahmed awgeedi oo kamid ah qoraaya buuga Hortay Jire ee laga abwaan cali jaamac Haabiil ayaa faah faahinn ka bixiyay taariikhda ku duugan buugan iyo xogta uu xanbaarsan yahay.
https://youtu.be/TpsJji9cCug...
Friday, November 4, 2022
-
Kumuu Ahaa Maal qabeenkii Ka Soo Jeeday Degmada Maydh Ee Maamuli Jiray Magaalooyinka Berbera Iyo Saylac?
Kumuu Ahaa Maal qabeenkii Ka Soo Jeeday Degmada Maydh Ee Maamuli Jiray Magaalooyinka Berbera Iyo Saylac? kaasi oo markii danbe maamulkiisu ku faafay dalka itoobiya .
https://youtu.be/agHUozdSD1w
...
Friday, November 4, 2022
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Ciidanka Booliska Ugu Baaqay In Ay Garowshiiyo Ka Bixiyaan Dhibtii Ka Dhalatay Mudo Haraadkii Xisbiyada Mucaaridka!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland cabdirasaaq khaliif oo kahadlay xuskii aas aaska ciidanka booliska somaliland ee maalintii shalay lagu qabtay magaalada hargaysa ayaa ciidamada booliska iyo hogaankooga ugu baa...
Friday, November 4, 2022
-
Madaxdhaqameed Katirsan Beesha Reer Xareed Oo Kasoo Horjeestay Shir Lagu Qabtay Deegaanka Ceelbardaale, Raaligalina Siiyay Suldaanka Guud Ee Subeer Awal.
GABILEY(W,N)-Madaxdhaqameed katirsan beesha Reer Xareed Bare oo uu horkacaya Jiif caaqilka Guud ee beesha Reer Xareed Cabdi Muxumed Baadil ayaa adag uga soo horjeestay shir maalintii khamiistii qayb kamid ah beesha reer xareed uga...
Friday, November 4, 2022
-
Dhalinyaro Ka Socda Somaliland Oo Ka Qaybgalay Shir Caalamiya Oo Lagaga Hadlayo Isbadalka Cimilada!
HARGAYSA(W,N)-Dhalinyaro ka socota jamhuuriyada somaliland ayaa ka qaybgalay shir caalamiya oo lagaga hadlayo isbadalka cimilada aduunka kaasi oo ka dhacaya dalka masar.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://youtu...
Friday, November 4, 2022
-
“Madaxda Umaddu Hadii Ay Hagaagto Bulshaduna Way Hagaagaysaa”Sh. Maxamed C. Dirir.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh maxamed cumar dirir ayaa ka hadlay masuuliyada saran dadka madaxda ah madaxdhaqameedka iyo cidkasta oo umada masuuliyad uqaado
Sidoo kale sheikh dirir ayaa ka hadlay sida ay madaxda umada ee aan xaqa ku dha...
Thursday, November 3, 2022
-
Madaxwayne Biixi Oo Si Adag uga soo Horjeestay Go,aamadii Kasoo Baxay Shirkii Garxajis, Kuna Tilmaamay Sharci Jabin.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi ayaa si adag uga soo horjeestay go,aamadii kazoo baxay shirkii garxajis sheegayna in aanay beeline xaq ulahayn in ay yidhaahdaan deegaanadayada doorasho kama dhacayso.
https://youtu.be...
Thursday, November 3, 2022
-
Dawlada Itoobiya Iyo Jabhada TPLF Oo Wada Gaadhay Heshiis Nabadeed
ADIS ABABA(W,N)-Dawlada itoobiya iyo jabhada tplf oo wada hadal ufurmay ayaa heshiish ka gaadhay colaada mudada badan socotay ee udhaxaysay jabhada gobolka tigrey iyo xukuumada raysalwasaare abiye
HALKAN KAGA BOGO QODOBADA LAGU...
Thursday, November 3, 2022
-
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo.
CEERIGAABO(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddanimusharaxa madaxwayne ee xisbiga iyo masuuliyiin kale ayaa maanta saar ku tagay magaalada Ceerigaabo ee gobolka sanaag
Sidoo kale waftigan ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaalad...
Thursday, November 3, 2022
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Ka Qaybgalay Munaasibada Xuska Sanad Guurada 29aad Ee Ciidanka Booliska Somaliland.
Hargeysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ka qayb-galay munaasibadda xuska sannad-guurada 29-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaskii ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland.
Munaasibadda...
Thursday, November 3, 2022
-
Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Jsl Oo Wafti Ka Socda Itoobiya Kusoo Dhaweeyay Magaalada Wajaale.
TOG WAJAALE(W,N)-Taliye kuxigeenka ciidanka booliska somailand iyo saraakiil kale oo ciidanka katirsan ayaa magaalo xuduudeedka wajaale kusoo dhaweeyay wafti ka socda dawlada itoobiya oo ay horkacayeen saraakiil ciidan.
https:/...
Wednesday, November 2, 2022
-
Ingiriiska Iyo Ururka Solja Oo Walaac Ka Muujiyay Tacadiyada Iyo Xadhiga Ay Xukuumada Somaliland Ku Hayso Suxufiyiinta!
HARGAYSA(W,N)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ayaa walaac ka muujiyay xadhiga iyo tacadiyada ay xukuumadu ku hayso suxufiyiinta iyo xadhiga warbaahinta madaxbanaan
Sidoo kale dawlada Ingiriiska ayaa iyana walaac ka muujisay xadh...
Wednesday, November 2, 2022
-
DAAWO;-Gen. Jidhif Oo Ka Xog Waramay Aas Aaskii Ciidamada Booliska Jsl Iyo Marxaladihii Ay Soo Mareen.
Hargeysa (W,N)- General Maxamed Xassan C,laahi (Jidhif) Taliyhii hore Ciidamada Qaranka Somaliland Ahaana Taliyihii ciidankii nabadgalayada ee bilowgii somaliland ayaa hanbalyo u diray guud ahaa Ciidamada Booliska JSL Xuska Munaas...
Wednesday, November 2, 2022
-
Shir Ay Qabsadeen Beesha Reer Xareed Oo Maanta Ka Furmay Deegaanka Ceel-bardaale Ee Gobolka Gabiley.
GABILEY(W,N)-Shir ay qabsadeen beesha reer xareed bare oo kamid ah beelaha dega gobolka gabiley ayaa maanta ka furmay deegaanka ceelbardaale kaasi oo ay ka qaybgaleen maamulka gobolka gabiley, madaxdhaqameed iyo waxgarad kale
U...
Wednesday, November 2, 2022
-
Xildhibaan Koodbuur Oo Warbixiyay Kulan Ay La Yeesheen Wasiirka Arimaha Dibada, Waxna ka Waydiiyay Xadhiga Afhayeenkii Wasaarada!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Gudi hoosaadka golaha wakiilada ee Arimaha dibada Iyo Xidhiidhka caalmiga Ah Xildhibaan maxamed jaamac koodbuur ayaa ka warbixiyay kulan ay la yeesheen wasiirka wasaarada arimaha dibada oo ay ka xogwarays...
Wednesday, November 2, 2022
-
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Deeq Dhar ah Uqaybisay Bulshada Ku Dhaqan Deegaanada Caada Iyo Agabar Ee Gobolka Gabiley.
AGABAR(W,N)-Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa maanta agab dhar ah uqaybisay bulshada ku dahqan deegaanada agabar iyo Caada ee Gobolka gabiley.
Isduwaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha ee gobolka gabil...
Wednesday, November 2, 2022
-
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Hadal Uu Shalay Yidhi Oo Siyaabo Kale Loo Fasirtay.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta somailand saleebaan cali koore ayaa sharaxaad ka bixiyay eedo uu shalay ujeediyay maamulka somaliya oo siyaabo kale loo fasirtay, isagoo sheegay in aanu ku diganayn shacabka somaliya ee...
Wednesday, November 2, 2022
-
Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Madaarka Caasimada Hargaysa Kusoo Dhaweeyay Dhigiisa Dalka Jabuuti.
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland ayaa madaarka caasimada hargaysa ku soo dhaweeyay taliyaha ciidanka booliska dalka jabuuti oo maalinta bari ah ka qaybgali doona munaasibada xuska 29aad ee ciidamada booliska jam...
Wednesday, November 2, 2022
-
Siyaasi Bookh Oo Farta Ku Fiiqay Cida Dabada Ka Wada Shirka Ceel-bardaale Iyo Nuxurka Xujo Uu Hordhigay Xildhibaan Yaxye Araarse!
“Yaxye Araarse Muu Noqon Mid Kaalintii Uu lahaa Kasoo baxa Oo Reerkii Mideeya”Siyaasi Bookh
GABILEY(W,N)-Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Bookh oo kamid ah siyaasiyiinta jsl Gaar ahaan gobolka gabiley ayaa ka hadlay shir qaybo be...
Tuesday, November 1, 2022
-
Golaha Amaanka Oo Kordhiyay Mudada Ciidamada Nabad Ilaalinta Sii joogayaan Somaliya!
MUQDISHO(W,N)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar muddo kordhin ah Oo loo sameeyay hawlgalka kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).
Muddo hal sano ah, oo ku eg ilaa Oktoobar 31, 2023, aya...
Tuesday, November 1, 2022
-
Saamaynta Ay Colaadii Ceel Afwayn Ku Yeelatay Bulshada Ku Nool Iyo Xog Waranka Dadkii Eheladooda Ku Waayay!
CEEL AFWAYN.(W,N)-Colaad ku dhaxaysa dadka walaalaha ah ee kuwada nool deegaanada ceel afwayn ee gobolka sanaag mudooyinkii udanbeeyay soo noq noqotay ayaa saamayn ku yeelatay bulshada ku nool kuwaasi oo qaarkood ku waayeen, walaa...
Tuesday, November 1, 2022
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan la Qaatay Wakiilada Dalalka Ingiriiska Iyo Maraykanka.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinayo wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland ayaa maanta oo Salaasa ah, taariikhduna tahay 01/11/2022 waxa uu ha...
Tuesday, November 1, 2022
-
“Bal 12cisho Kadib Muuse Biixi Halka Uu Xukumo Hasoo Sheego Iyo Xuduudaheega”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid ayaa sheegay in xukuumada madaxwayne biixi ay uhadhay oo kaliya 12cisho oo kaliya wixii ka danbeeyayna aanay aqoonsanayn
Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa jawaab ka bixiyay hadal kazoo yeed...
Tuesday, November 1, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|